Sign in to follow this  
xiinfaniin

Kismayo Update

Recommended Posts

NGONGE   

xiinfaniin;961320 wrote:
NGONGE misses the point in Puntland's involvement in this Jubbaland initiative.

 

The Jubbaland case has already been won. The Mogadishu meeting is nothing more than a face saving exit for Hassan Sheekh. Despite internet reports, there is an understanding between Madoobe, Faroole and Hassan when they met in Nairobi.

 

Jubbaland will only go forward, and Faroole's involvement has been crucial with respect to pressuring federal government to step back.

Not at all. PL's involvement is for PL interests. Madoobe happens to fit in with that, this week.

 

The rest of what you wrote remains to be seen but that's neither here nor there in what I was talking about anyway. Wax fahan. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

Axmed Madoobe oo ku warceliyey ergada shirka Jubbaland

Published: June 13, 2013

 

Kn: Kadib safar uu ku tagay Kenya oo uu lasoo kulmey madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nick Kays ayuu Sheekh Axmed Madoobe maanta ku warceliyey ergada shirka wlai u fadhida dhamaystirka maamulka Jubbaland.

 

Fariinta ugu weyn ee Sheekh Axmed Madoobe u sheegey ayaa ah in shirka la hakiyo muddo bil ah, si buu yiri loo dhamaystiro arrimo wali dhiman.

 

Waxyaabaha Jubbaland ka dhiman waxaa ka mid ah xulista xildhibaanadda iyo magacaabista golaha wasiiradda, iyo dabcan maamuladdii illaa heer degmo.

 

Lama oga in dib u dhigistani ay la xiriirto shirka Xamar ka furmaya ee laga sugayo Axmed Madoobe iyo ologyaddiisa siyaasadeed, kaasi oo dowladda Soomaaliya ku dooneyso in ay ku dhisto maamul dowladda hoos taga oo KMG ah ka hor inta aanan loo fariisanin shir Jubbaland lagu soo dhisayo.

 

Waxaa jira warar kale oo KismaayoNews soo gaaraya oo sheegaya in ay jiraan qorshayaal hawlgalo ciidan oo lagu durjinayo Alshabaab, taasina ay tahay sababta shirka dib loogu dhigey.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

Ergada kusugan hoolka shirweynaha ee Jaamacada Kismaayo ayaa maanta aqbalay codsi uga yimid madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Madoobe kaas oo ahaa in wakhti uu kusoo dhameystirayo xukumada loo kordhiyo.Madaxweynaha ayaa la siiyay mudo 27 maalmood ah inuu kusoo dhameystiro hay’adaha ka dhiman maamulka Jubbaland.

 

http://dhanaan.com/dhameystirka-jubbaland-oo-muda-bil-ku-dhowaad-ah-dib-loo-dhigay/

 

 

 

june13kismayo1f.jpg

june13kismayo9f.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Any inside updates? Is there a timetable as to when the conference will be convened in Mogadishu? We need the feeds folks :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Ahmed Madobe and his delegates(Gaandi and Aw Libaax included) are heading to Addis Ababa soon. Couple of ministers and other personnel will head to Addis about the same time, I have been told.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

N.O.R.F;964140 wrote:
Meetings are meetings. Any signs of a consensus between the two parties?

Nope! No sign of consensus, no sign of compromise.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Axmed cabdisalaan oo kamid noqday wafdiga dowlada ee la xaajoonaya wafdiga Jubbaland

June 25, 2013

 

War goor dhow nasoo gaadhay ayaa noo xaqiijiyay in safiirkii dhowaan loo magacaabay Ethiopia Axmed cabdisalaan uu kamid yahay wafdiga Xamar ka imaanaya ee wada xaajoodka la galaya wafdiga Jubbaland ee uu horkacay madaxweynaha Juubaland Axmed madoobe.

 

Dhanka dowlada waxaa ka socda wasiiro dowlada madaxtooyada Faarax Cabdiqaadir iyo Axmed cabdisalaan halka Jubbaland ay yihiin 3 xubnood oo mid kamida uu yahay madaxweynaha Juabbaland Axmed madoobe.

 

Dhaqdhaqaaqa siyaasadeed ee ka socda Addis Ababa kala soco Dhanaan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mafia   

We are witnessing the epicenter of somali politics physically shifting away from Mogadishu and real sovereignty of the Somali Republic at stake! Why did the President had to do this?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this