Sign in to follow this  
Labka

XAAJI GUUX

Recommended Posts

Labka   

XAAJI GUUX

 

Sheekadan oo ah mid aad u qosol badan, waxayna ku saabsan tahay oday

Soomaaliyeed oo magaciisana la oran jirey Xaaji Guuxe.

 

Markii Saudi Arabia shaqooyinku ka furmeen ee loo dhoofay ayaa waxaa dhacday in Soomaalidu meel kastoo ay joogeen ka yimaadeen si ay Saudiga

uga shaqaystaan. Maaddaama guryuhu qaali ahaayeen, dad badan oo ka da' ra'yi ah ayaa wada degi jiray. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa si

kaftan ah waraysi u dhex maray dhalinyaro reer magaal ah iyo oday reer miyi ah (XAAJI GUUX).

 

Wiilashii; " Adeerow waxaanu ku waydiinnay, waligaa xaaskaaga ma baashaysay?"

 

Xaaji Guux intuu il xun ku eegay buu yiri "Waa maxay baashadu?"

 

Wiilashii? "weligaa xaaskaaga ma dhunkatay?".

 

Xaagi Guux; intuu isu qoslay buu yiri "Hooyadayba ma dhunkadee maxaa iyada ii geeyey?".

 

Wiilashii intay qosleen bay haddanna waydiiyeen, "Addeerow, weligaa xaaskaaga ma istiimisay?".

 

Xaaji Guux; " Waa maxay istiimkuna?"

 

Wiilashii, "istiimku waa markaad xaaskaaga salaaxdid ee aad taataabatid, ee aad is kululaysaan"

 

Xaaji Guux, "Wuxu miyey waalan yihiin? Ma hal igar ah baa xaasku maxaan ka salaaxayaa? War nin aan wax isku hayn baa waxas oo kale sameeya e, anigu geela hortiisaan ka soo kululaadaa, markaasaan idhaahdaa, naa cambaroy waa ikan, naa cambaroy istuur"

 

M.M.A.

 

PEACE:

------

Happiness isn't having what you want but wanting what you have.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this