Sign in to follow this  
Maqane

Malala oo Markii ugu horeeysay Ka aadeeysa UK School!

Recommended Posts

Maqane   

Malala-Yousafzai-008.jpg

Gabadhan 15-jirka ah oo eey Qollada Talibaan-ka madaxa xabad uga dhufteen iyadoo markaase baska iskuulka kujirtay.

 

Malala Pakistaan aad beey caan uga aheeyd, sababta oo ah waxeey u doodi jirtay Gabdhaha xaquuqdooda. Gabadhan oo Markaa "Activist-iga ah baa kabadbaadey Shirqool eey u geeysteen Taalibaanka oo markaasi sabatay in Malala loola cararo Isbitaal kuyaalay Bringham, UK si halkaas loogu qalo, laguna daaweeyo. Malala oo markaas kadib xaladeeda caafimaad dib usoo hagaagtay.

 

Waxeey Malala Maalintii ugu horeeysay Iskuulkaa sare ee Edgbaston,UK ka tiri

 

"Tani waa Maalintii Nolosheeyda iigu horeeysay, Waxeeyna aheeyd riyadeeyda in Caruurta oo dhan eey helaan jaanis eey Iskuul ku aadaan sabata oo ah waa asaaskooda

Malala Waxeey jeceshahay ineey Xaga Xaquuqda iyo siyaasada sifiican uga barato.

 

 

 

Source-NL: http://www.nu.nl/buitenland/3374504/malala-eerst-school-in-engeland-.html

 

 

http://www.guardian.co.uk/world/video/2013/mar/19/malala-yousafzai-back-school-video

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this