Sign in to follow this  
oba hiloowlow

the secessionists hate on Xamar

Recommended Posts

Saalax;927767 wrote:
Ikraan Caraale is from Mogadishu.

Oba doesn't know that , he thinks just because she sang a few songs for Somaliland she is a Somalilander:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Oba, this Ikraan girl is a self-hating Unuka chick. Her Arab abtis brainwashed her but in the end they will always view her as an Unuka. I thought she used to be a Qanyare child but I was wrong. I think it's the Fish one that is a Dayniile offspring.

Share this post


Link to post
Share on other sites

what is there to hate? name just 5 things to hate? :P

 

Oba, for the sake of our strong cordial ties.....please STOP posting these crude and highly divisive threads.

Share this post


Link to post
Share on other sites

More like Unuka singer hating on Xamar maybe those are the words Oba was looking for him . Waryaa oba is Ikraan caraale one of the Unuka sub clans oo meesha xamar wax ka wayey:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

Man Oba's got a lot time on his hands...if he'd devote his Somaliland hating to something productive just imagine what he could accomplish :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oba is just trolling he knows his cousin sang that song and he wants to portray that a Somalilander is singing to hate on Xamar.

 

Somalilanders do not hate on Xamar , this is the song they sang about xamar but its actually lovely, they say they would never wish harm on xamar.

 

Anagu xamar dooni meyno xumaana u geysan mayno , thats what they say

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaaji,saalax, ikraan's father is an honourable man Maxamed caraale aun however Ikran is what she is a lander in my book brainwashed by her mother. Anaga nagama tirsano

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well she is not a Somalilander, she is still unuka blood is thicker than water. oba she is still your cousin, according to Somaliland law she was given birth by a Somaliland lady , but she is not one eventhough she might feel she is a Somalilander. Mala yarta identity crisis ba ku dhacday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

Sheekadii way xumaatay haday xagaas iyo xaafadaa qabato oo ay makhaayadii dhaafto. It is bit like a dik dik drinks water or no it doesn't!

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;927603 wrote:
This song came out this week

 

Xamar wey dakaantoo

Rarka way ku daashoo

Dayaciyo dhibaataa

Dadkeedii idlaysay

 

Aanu kuu duceynee

Madaxweyne daacada

Daadihiyo shacabkoo

Daryeelo dadkiisa

Ka ilaasha darayada(Darxumada)

Ma daalloow ismaaciil

Dowladdaa Jabuutiyo

Deriskaaga kaga dayo

OBA Sxb afsomaligaa kugu yar meeshan wax "hate" ah kama arko waxa qudha oo ay madaxwaynaha farta ugu fiiqeen dhibta xamar daashatay, waxayna ugu duceeyeen inuu noqdo Ismaciilka Jabuuti oo kale oo uu dhibta ka saaro.

Haday necebyahiin waxay odhanlahayeen sii wad wadadii lagu madhay ama noqo siyaad barre sidiisii ee may yidhahdeen Jabuti ku dayo. Taas waxay kuu mujinaysaa inay Somaliland jeceshahay inay ku dhex jirto laba dawladood oo nabada oo Somalinimada ay kula walaal tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

wiilcusub this song is creating an image which doesn't exist today check watch the video they are using images of destroyed buildings in 90s people fleeing and other shid as i said that DOESN'T exsist today.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fannaaniinta Cabdi Qaboojiye iyo Ikraan Caraale oo Soo saaray Hees ay ku Aflagaadeynayaa Magaalada Madaxda Muqdisho iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Heestan ayaa ah mid suugaan haddii loo eego waqtigeedii la soo dhaafay, waayo Suugaantu waxay ka hadashaa saddex arrimood oo kala ah, Tagto wax la soo dhaafay, Timaado arrin la filayo, iyo Taagan oo ah mid markaas la joogo.

Haddaba Fannaaniintan ayaa heesta ay qaadaayaan waxaa lagu xardhay sawiro madow oo aad u fool xun oo ay ka bixinayaan caasimada iyo magaalada madaxda, iyagoo aad moodo inay joogaan 90meeyadii sawirada ay bixinayaan

Waxaa kaaga sii daran waxay si toos ah meel ka dhac ku tahay heestan ay labada fannaan daadihinayaan Madaxweynaha oo ay ku sheegeen, qof aan isku filnayn loona baahan yahay inuu daydo cid kale, Tusaale haddaan maanta Cabdi qaboojiye ku idhaahdo waxaad iska dhigtaa ama ku dayataa, Xasan Aadan, Jubba, Lafoole, Cigaal, iyo Ragga la midka ah, waxay taasi sheegaysaa inuusan lahayn higsi iyo han fanneed midna ee uu yahay qof aan ujeedo iyo feker u gaar ah iyo nolol ka duwan keensan karin.

Heestan erayadeeda ayaa waxaa ka mid ah:

Xamar wey dakaantoo

Rarka way ku daashoo

Dayaciyo dhibaataa

Dadkeedii idlaysay???

 

Haddaba maanta ma xamar noocaas ah ayaa jirta? Maxaay uga danleeyihiin erayadan iyo kuwa kale ee heesta ku dahaadhan, ma dan sheeg iyo walaalnimaa mise waa duqayn iyo doc wareen.

 

Aanu kuu duceynee

Madaxweyne daacada

Daadihiyo shacabkoo

Daryeelo dadkiisa

Ka ilaasha darayada(Darxumada)

Ma daalloow ismaaciil

Dowladdaa Jabuutiyo

Deriskaaga kaga dayo???

 

 

Maxaa lagaga dayanayaa Jabuuti, Miyaanu siyaasad iyo ahmiyad gooniya aannu yeelan Karin Madaxweynaha Soomaaliya, maxay tahay tabashada iyo cabashada heestu xambaarsan tahay? Jabuti iyo Xamar maxaa isku sidkay, Ma ammaan iyo wax sheeg bay ka tahay, mise bahdilaad iyo xaqiraad?

 

dhammaan jawaabahan oo dhan waxaan u dhaafayaa Aqristaha.

 

Hadaladan oo ah dhammaantood kuwo dedan oo sarbeeb ah, haddana heesta lama dhammeystiran.

 

Heestan ayaa ah mid meel ka dhac weyn ku ah, Haykalka iyo muuqaalka Qaranimada Soomaaliya waayo, Soomaaliya waa dal jira umana baahna dadkiisa iyo dalkiisa inay dantooda raacdaan mahee inay cid ku daydaan, qofka ku dayashada sameeya dhaqan ahaan Soomaalida waa ku ceeb, Xikaayad ayaa tidhaahda,( Isku dayasho damac ma leh, waa doqonta ficilkeed)

 

Haddaba Cabdiqaboojiye iyo Ikraan carraale ayaa si toos ah waxay u weerareen Magaala Madaxda iyo Madaxweynaha Soomaaliya, iyada oo aan la Oggeyn ujeedka ka danbeeya balse la dareemi karo inay tahay arrin siyaasad salka ku haysa.

 

Waxaa jirta hees ay soo saareen labaddan Fannaan oo loogu magacdaray Hargaysa la yidhaahdo Hargaysa.

 

heestan ayaa mid ay ku ammaanayaan , sawiradda iyo muuqaaladu waa kuwo aad u qurux badan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;927701 wrote:
Xamar hees dacaayad iyo digniin ahba waxba kama dhibeysee laakiin ka waran dadkii xumeeye haddana lasoo taagan anagaa leh oo magaalo madaxdii ka dhigay goof mooro dadoow camal. Kuwaasaa Xamar wax u dhimay, una dhimooyo.

According to Oba, adoo Xamar ku dhalatey waxbo kuma lihid but asagoo Sh/Hoose ka yimi baa leh. And he has the cheek to tell us 'Haters gonna hate'.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this