Sign in to follow this  
Gheelle.T

SL handed over an Al-Shabab culprit to PL

Recommended Posts

Somaliland government handed over one of the suspected AS culprits who were behind the assassination of Sheikh Abdulkadir Nur Farah. This one along with another guy were arrested in LA a day after the assassination took place. He's believed to have been the master mind of the whole plot. Justice should be done swiftly.

 

Kudos to Somaliland government for thinking through this and doing the right thing.

 

Read it below:

Ciidanka amaanka Somaliland ayaa maanta 13 March,2013 ku soo wareejiyey Puntland eedeysane ka mida dadkii wax ka maleegey dilkii Alaha u naxariistee Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax.

 

Shiikha ayaa Masjidka Al-Badr ee bartmaha magaalada Garowe lagu diley 15-kii February,2013 xili uu tukanayey Salaada Casar.

 

Ninkan oo lagu magacaabo Cabdulaahi Cismaan Axmed ''Caynte'' ayaa u baxsadey dhinaca Somaliland maalmo ka dib dilka Shiikh halkaasi oo lagu qabtey,waxana suurogashay ka dib wadahadal dheer inay Somaliland ku soo wareejiso Puntland si loo maxkamadeeyo.

 

ffff.jpg

 

Saraakiisha Amaanka ayaa haatan baaritaano ku wada ,waxana GO loo sheegey in maxkamad la horkeeni doono dhamaan eedeysanayaasha loo haysto AHN dilkii Shiikh Cabdiqaadir Nuur.

 

Wasiirka Amniga Puntland Gen.Khaliif Ciise Mudan oo ay wehelinayaan saraakiil ciidanka ah iyo xildhibaano ayaa kala soo wareegey Deegaanka Tukaraq ciidanka Somaliland oo ka keeney tan iyo magaalada Hargeysa.

 

GAROWE ONLINE -

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

somaliland's shell was exposed by the killing of sheikh abdulqadir and the silanyo goverment had no choice but to cooperate because they knew the consequences of harboring terrorists.

 

there are more guys somaliland government should capture and handover. the main leadership of alshabab is today based in Burco. these leaders ordered killing of hundreds of civiliand in Laascaandood, garoowe, galkacyo and boosaaso. everyone knows this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa waajib Soomaali walba ka saaran ineey kii denbi galaa iska qabtaan oo maxkamadna la saaro, maxaa yeeley waa jidka kaliya ee cadaalad iyo iska danbeyn lagu gaari karo.
Yarkan al-Shababka ah ee la soo qabteyna waa in la marsiiyaa wuxuu muteystey.
Maamulada Soomaaliya ka jira hadeey iska kaashadaan dhinac nabd gelyado oo ayan amaan siin kuwa denbiyada maamulada ka soo gala waxaanu gaari doonaa inaan hal meel uga soo jeesano kooxaxan.
Ilaahayoow Soomaliya ka qabo al-Shabaab iyo kuwa la midka ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Mooge;926533 wrote:
somaliland's shell was exposed by the killing of sheikh abdulqadir and the silanyo goverment had no choice but to cooperate because they knew the consequences of harboring terrorists.

 

there are more guys somaliland government should capture and handover. the main leadership of alshabab is today based in Burco. these leaders ordered killing of hundreds of civiliand in Laascaandood, garoowe, galkacyo and boosaaso. everyone knows this.

Well Puntland too should stop harbouring dangerous fadhikudirir like you and hand you over to the HAG nation for the unforgivable keyboard crimes you keep committing against them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this