Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland:Kulmiye party convention to be held on April 11 ,2013

Recommended Posts

You cannot sign ciiro off that easy he might not be as charismatic as the others but still he is a very good candidate for the job and he is a very silent killer and intelligent. i am not so sure about this samaale guy he is used be an imam in Yemen and later an MP of Kulmiye. I dont think he can bring change to Somaliland.All in all i think the CEO banker Harvard graduate Jamaal ali hussein is the man for the job. Fresh idea's educated he is not there for the money. And has great support with in Somaliland but because samaale and biixi are from his clan people want to divide the supporters with in his clan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaal;926784 wrote:
Wadani party doesnt have a great deal to offer. its leadership is stale and unproductive. Mr Cirro has no charisma or initiative whatsoever

I agree, Cirro is too soft and not aggressive enough, and for that reason Wadani should take a back seat. I also don't want to see anyone from Kulmiye coming back to power, imagine if someone like Bixi becomes the president? A true setback for SL.

 

Jamal to me is the best person available right now to vote for - from Harvard one of the most respected and influential institutions of higher education, Boston will ride for him, and the rest of the US will pay attention to SL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Hargeysa: Xisbiga Kulmiye Oo Shirway-Nahoodii Dib Ugu Riixay 25-Ka December Ee Sanadkan

 

Hareysa, March 18, 2013 (Haatuf) – Xisbiga tallada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqay inay dib u dhigeen shirweynahoodii oo sida qorshuhu ahaa lagu waday inuu qabsoomo 31-ka bishan aynu ku jirno ee March, isla markaana u riixay inuu qabsoomo 25-ka Bisha December ee dabo-yaaqada sanadkan. Waxaana sidaas lagu sheegay Warsaxaafadeed kooban oo uu xalay soo saaray Xoghayaha Guud ee Xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf, kaas oo nuqul ka mid ah uu soo gaadhay Wargayska Haatuf ayaa isaga oo dhamaystiran u dhignaa sidan:- “Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE kulan uu maanta oo taariikhdu 17/03/2013 isugu yimi xarunta dhexe ee xisbiga ee magaalada Hargeysa, lagagana wadahadlay muddaynta qabashada shirweynaha caadiga ah ee xisbiga KULMIYE waxa uu ku go’aamiyey waqtiga rasmiga ah ee qabashada shirweynaha xisbiga. Hoggaanka xisbigu KULMIYE, kadib:- Ø Markii uu la tashaday Guddida Fulinta xisbiga KULMIYE. Ø Markii uu arkay soo jeedinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee ku saabsanayd dib-u-dhigista qabashada shirweynaha xsibiga KULMIYE, iyadoo la waafajinaayo sharciga iyo nidaamka xisbiga, soo jeedintaas oo Madaxweynuhu uu warqad rasmi ah oo sumadeedu tahay JSL/M/1654/032013, kuna taariikhaysnayd 07/03/2013 uu ugu gudbiyey Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE.

Ø Markii uu garwaaqsaday, si buuxdana ugu qancay sababaha iyo duruufaha waaqiciga ah ee Madaxweynuhu ku saleeyey soo jeedinta dib-u-dhigista qabashada shirweynaha xisbiga.

Ø Markii uu arkay go’aanka sumadiisu tahay GDUSAASQ/17/2013 ee ku taariikhaysan 16/03/2013 ee ka soo baxay Guddiga Diiwaangelinta Ururrada siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka Somaliland, go’aankaas oo guddigu ku aqbalay dib-u-dhigista muddada shirweynaha xisbiga KULMIYE (Guddida Diiwaangelinta Ururrada siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka waa hay’adda awoodda sharciga ah u leh ku kaantaroolida axsaabta, hannaanka iyo waqtiga qabsoomida shirweynaha caadiga ah ee xisbiyada qaranka Somaliland). Waxa uu hoggaanka xisbiga KULMIYE si rasmi ah u go’aamiyey in qabashada shirweynaha caadiga ah ee xisbiga oo hore ugu beegnayd March 31, 2013 dib loogu dhigo December 25, 2013, waqtigaas oo uu si rasmi ah u qabsoomi doono shirweynaha xisbigu”.

Kulmiye Conference has been postponed to end of the year.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somaal   

Its disappointing to see the party election postponed but expected. I hope they can resolve the issues by then.

Looking forward to next presidential elections in 2015. My question to you all is: Where will you be as an individual and as a Somalilander in live Insha'Allah and who will yo be supporting on what basis? Quick short answers

Myself: I hope to be back in the Motherland maybe running a small business and contributing to the building of our country. I will root for

Either Kulmiye depending on who runs and Ucid. We need change and from a figure of the future not the past.

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

Somaal;928953 wrote:
Its disappointing to see the party election postponed but expected. I hope they can resolve the issues by then.

Looking forward to next presidential elections in 2015. My question to you all is: Where will you be as an individual and as a Somalilander in live Insha'Allah and who will yo be supporting on what basis? Quick short answers

Myself: I hope to be back in the Motherland maybe running a small business and contributing to the building of our country. I will root for

Either Kulmiye depending on who runs and Ucid. We need change and from a figure of the future not the past.

I can't stand anymore kulmiye in power I think 2015 is too long to go, and I need to see overthrown unless something else happens. I don't care who will take over from kulmiye (ucid or wadani) but I need to see changes soon rather than later.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xisbiga KULMIYE Oo Cayimay Shirkiisa Golaha Dhexe

 

March 26th, 2013

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga tallada haya ee KULMIYE, ayaa shaaca ka qaaday inay 31-ka Bishan ay qaban doonaan shirkoodii Golaha dhexe.

 

Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal kooban oo war-gelin ah oo uu soo saaray Xoghayaha Golaha Dhexe Mustafe Maxamed Yoonis, waxaanu u dhignaa sidan:-

 

“Xoghayaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE wuxuu ku wargelinayaa dhammaan xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE inay ka soo qaybgalaan shirkii Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE oo dhici doona 31/03/2013, ahna maalin Axad ah, kana dhici doona Huteelka Maansoor markay saacaddu tahay 9:30 subaxnimo, shirkaas oo socon doona hal maalin.

 

Mar labaad dhammaan xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE waxaan ku adkaynaynaa inay ka soo qaybgalaan shirkaas oo aanay ka maqnaan.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Presidential candidates

 

Cabdi casiis Maxammad samaale current Minister of finance

sa.jpg

 

 

Muse Biixi cabdi current Kulmiye chairman

4429159384_b8c53e9205.jpg

 

 

Axmed Maxamamd Maxamuud Siilaanyo current President of Somaliland

Siilaanyo2.jpg

 

Jamac shabeel current Chairman of the Kulmiye central committee

Shabeel2.jpg

 

Maxammad kaahin current deputy of the Kulmiye party

maxamed-kaahin.gif

 

 

Vice Presidential candidates

 

Abdiraxamaan seylici Current vice president of Somaliland

 

Mudane-Cabdiraxmaan-Seylici.jpg

 

Former Minister of justice of Somaliland Professor ismaciil muumin aare

prof_ismaaciil_mumin-300x225.jpg

 

selebaan ciise xaglatoosiye current Somaliland Minister of Resettlement

Xagaltoosiye.jpg

 

Baashe Maxammad Farax current Deputy speaker of Somaliland

 

baashe-maxamed-faarax.jpg

 

Current Somaliland defense Minister Axmed xaaji cali cadami

Cadami2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somaal   

Right lets have a pulse of the current candidates from Kulmiye only, so vote for who you would like to see as the president and vice-pres

in 2015.

 

My vote goes to: Mudane Samaale as President with a running mate from the Dulbahante tribe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirka London Kama Qayb-galayno, Mana Jirto Wada Tashi Aanu Kala Yeelanayno Ragga Suuqa jooga” Madaxwayne Siilaanyo (Sawirro)

 

Hargeysa (Ramaas) Mar 31,2013 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ku celiyay inaan Somaliland aanay ka qayb-galaynin shirka Somaliya loogu qabanayo London, balse ay diyaar u tahay wada-hadalo loo siman yahay oo dhex mara dawladda Somaliya.

 

shirki%20kumiye%202.jpg

 

 

 

Madaxwayne Siilaanyo oo maanta ka qayb-galay shirkii golaha dhexe ee Kulmiye, ayaa isaga oo arimahaa ka hadlaya yidhi “Shirka London ee Ingiriisku Somaliya u qabanayo, waxaan jecelahay inaan ka bixiyo tilmaan cad iyo mowqifka xukuumadda ee ku waajahan wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya oo ah arin ka duwan shirka London, waa laba arimood oo aan is khusayn, mid walbana waxaanu ka taaganahay mowqif cad oo aan madmadow ku jirin, shirka London kama qayb-galayno oo waxaanu u araganaa in aanu na khusaynin oo aanay dani ugu jirin qaranka Somaliland”

 

 

 

 

shirka%20kulmiye%201.jpg

 

shirka%20kulmiye%203.jpg

 

shirka%20kulmiye%205.jpg

 

 

 

 

Madaxwayne Siilaanyo waxa kale oo uu soo qaaday “Wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya, waa barnaamij socda oo ka soo bilaabmay shirkii London 12 bishii February 2012-kii, kaasi oo dunidu fagaare ka go’aamisay in Somaliland iyo Somaliya ay ka wada-hadlaan mustqabalkooda, intaa ka dibna waxa dhacay labadii Kulan ee (Chatum House iyo Dubai Agreemant), waxaanuna ku kala saxeexanay heshiisyo dhaxalgal ah, mana jiraan wax iska kayo badalay, diyaarna waanu u nahay in loo wada hadlo si siman, mana jirto cid nagu khasbaysa wax aan dani ugu jirin umaddayada xilku naga saaran yahay, waxaanuna wada tashi ka samaysay xisbiyada oo umadda matalaya, mana jirto cid makhaayadaha wax nooga yeedhinaysa iyo wada tashi aanu kala yeelanayno ragga suuqa jooga” ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Qarankani waxa uu leeyahay cid matasha oo waa golayaasha Qaranka, waxaanu wada tashi kala samaynaa xisbiyada qaranka, markaa meel kasta iyo wakhti kasta, wada-hadal loo siman yahay oo dhex mara Somaliland iyo Somaliya diyaarbaa loo yahay”

 

 

shirka%20kulmiye%205.jpg

 

shirka%20kulmiye%207.jpg

 

shirka%20kulmiye%208.jpg

 

 

 

 

Madaxwaynuhu waxa uu shacabka u diray dardaaran “Somaliland oo isku duuban oo meel u wada jeeda ayaynu wax ku noqonaynaa, waxaynu duruuf kasta kaga gudbi karnaa isku duubni iyo midnimo, waxaynu wada-hadalada kaga guulaysan karnaa inaga oo meel uga soo wada jeedsana, xisbiyadu waxay ku jiri karaan isku duubni iyo midnimo, qaranimada yeynaan ku qaybsamin”ayuu yidhi.

 

shirka%20kulmiye%209.jpg

 

shirka%20kulmiye%2011.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this