Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland:Kulmiye party convention to be held on April 11 ,2013

Recommended Posts

Jaamac Shabeel Oo Cayimay Xiliga la Qabanayo Shirka Golaha Dhexe ee KULMIYE

March 11th, 2013

jaamac-shabeel-223x300.jpg

Hargeysa(Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga talladda haya ee KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel) ayaa maanta iclaamiyay xiliga la qabanayo shirka golaha dhexe ee xisbigaasi.

 

Guddoomiyaha Golaha Dhexe waxa uu u cayimay shirka Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE inuu qabsoomo 11-da April ee sanadkan, kaasi oo ka furmi doona Huteelka Ambassador ee Magaaladda Hargeysa.

 

Jaamac Shabeel waxa uu qoraalkiisa ku socod siiyay Xoghayaha Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo uu u soo jeediyay inuu faafiyo xiliga la qabanayo shirka Golaha dhexe waxa kale oo uu ogaysiin siiyay Hoggaanka xisbiga KULMIYE.

 

Qoraalka Guddoomiyaha Golaha dhexena waxay u dhignayd sian:-

 

“Markaan arkay: Xeerka Nidaamka Ururrrada iyo Axsaabta Siyaasada Xeer N0: 14/2011 qodonkiisa 25aad faqradiaisa 1aad oo u dhigan sidan:

 

“ Xisbiyada qaran ee doorasahada ku guulaystaa waa in ay ku dhaqmaan maamul-wanaag iyo Dimuquraadiyadda dhexdooda ah, waana in awoodda loo simanyahay talada xisbigana waa in markasta lagu go’aan qaataa qaabka uu dhigaayo xeer hoosaada”

 

Iyo isla qodobkiisa 25 aad faqradiisa 3aad oo u dhigan sidan:

 

“ shirka Xisbi ee golaha dhexe waxaa la qabanayaa halkii sanaba hal mar waxaana la baahinayaa 30 casho ka hor”

 

Markaan arkay: Qodobka 30aad faqradiisa 1aad ee xeerka xisbiga kulmiye oo u qoran sidan:

“shirka golaha dhexe ee xisbiga waxa la qabtaa sanadkiiba hal mar”

 

Markaan arkay: Qodobka 9aad faqradiisa 1aad xeer hoosaadka golaha dhexe ee xisbiga kulmiye oo u qornaa sidan:

 

“ugu yaraan bil ka hor taariikhda uu qorshaysan yahay shirka caadiga ah ee golaha dhexe, ayuu gudoomiyaha golaha dhexe amrayaa xoghayaha golaha dhexe inuu war-baahinta ku faafiyo maalinta iyo goobta lagu qabanayo shirka caadiga ah ee golaha dhexe”

 

Markaan yaqiinsaday: Qodobka 28aad ee Dastuurka Xisbiga Xarafkiisa (K) oo sheegaya in haddii shirweynaha xisbiga dib u dhac ku yimaado ay hay’adaha kala duwan ee Xisbigu xilka haynayaan inta shirweyne ka qabsoomayo, isagoo u qoran sidan:

 

“mudada shirweynaha xisbiga dib loo dhigay waxa xilka xisbiga sii haynaya Guddoomiyaha xisbiga, golaha dhexe iyo guddida fulinta ee xilka haya”

 

Markaan yaqiinsaday: in shirkii golaha dhexe ee caadiga ahaa uu ka soo wareegay sanad kaas oo qasoomay 14-14 April 2012.

 

Hadaba Mudane Xoghaye aniga oo ka duulaya qodoabadaa aan kor ku soo sheegay khasabna inagu tahay inaynu fulino Xeerarka qaranka iyo xisbigaba u yaala taasoo la inagula xisaabtmayo haddii aynu sidooda u gudan weyno, waxaan ku farayaa inaad golaha dhexe ee Xisbiga gaadhsiiso in shirkii caadiga ahaa ee golaha dhexe la qaban doono 11/April/2013 laguana qaban doono magaaladda Hargeysa gaar ahaan Ambasaddor Hotel.

 

Sidoo kale waxan la socodsiinayaa dhamaan xubnaha golaha dhexe inay u diyaar garoobaan shirkaa oo dhici doona taariikhda kor ku susan, Allaa Mahad Leh.”

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somaal   

I am of the opinion that as a kulmiye supporter our chances of winning the next election are much better served with Mudane Samaale

than it will be with Mudane Bix; who's history and rhetoric will be exploited by the other parties.

 

But who will be victorious in this party internal strive for leadership?

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Kulmiye is done like a dinner, this shabeel guy did not read the writing on the wall. Siilaanyo already said

the convention will be in december/2013. If election is held today or two years from now Wadani leader

Mr. Cirro will win handy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galbeedi Wadani has a good chance to win, but Jamaal ali hussein has a good chance to , it just depends on if samaale and bixi are sidelined by Siilaanyo when applying the clan Dynamics it will go for ucid by the way Jamaal is also very much liked in Awdal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

jamaal is well liked in AWdal , he is a former city bank executive and Harvard gratuate, he is young and charismatic

but clan politics may side line him. samaale andSiilaanyo alliance will take the hargeisa vote from Jamaal. Wadani has

both the clan dynamics and the the support of all five regions.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somaal   

Xaaji Mr Silaanyo is unlikely to run based on his age and health. Although allot of his supporters would like him to.

The Xirsi camp wishes to maintain the status quo, however the party will choose a new leader for the pres elections.

The question is who will it be? Samaale or Bixi? Kulmiye will win if choses Samaale

Share this post


Link to post
Share on other sites

By the way samaale and bixi are equally liked i dont think samaale or bixi can defeat wadani.

 

They are both from the past of somaliland. If Silanyo runs again i bet you jamaal wil be the next leader.

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

I hope mr samaale succeeds party leader (kulmiye) as he is the only decent person in the kulmiye flock, however he is competing with two generals (siilaanyo and biixi) whom don't seem to comprehend the meaning of the word "defeat". I can't see kulmiye ruling somaliland for a while to come people need change i guess.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Give Siilaanyo the post of Kulmiye,,

 

Landslide it will be a victory for ucid

 

The entire Borama 90% of the will vote for Ucid jamaal

Hargeisa community maroodijeex salaxlay will 85% wil vote for Ucid and jamaal

Gabiley and the surrounding villages will 90% vote for ucid and Jamaal

Berbera and Saaxil will entirely vote for Jamaal and ucid

Burco 30% will vote for ucid and jamaal

And in Sanaag around 60% will vote for Jamaal to

in Sool around 40% will vote for Jamaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somaal   

who knows the setup of the kulmiye central committee? and where the votes will go in the party elections?

I think that Sland is looking for a change and this change can come from Samaale. Although Jamaal will also be a very good candidate

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somaal   

Wadani party doesnt have a great deal to offer. its leadership is stale and unproductive. Mr Cirro has no charisma or initiative whatsoever

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this