Sign in to follow this  
Salahudin

Xaalad kacsan aya ka taagan kismayo.

Recommended Posts

Gabbal   

Xiin-

There is no reason for clan fighting and insecurity. However, a false peace has existed with one group physically empowered by a foreign force. Security and political conundrums have arisen that mitigate a more even handed approach.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Gabbal, it sounds like kamboni had no prior knowledge of garbaharey agreement and were left out of the loop. And why didn't IGAD consulted with kismayo administration? Dont they know this will cause conflict between kamboni and these men from gedo...

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^Actually I need more schooling :D

Gabbal,

Explain to me how on earth a TFG army is able to cruise through alshabaab held areas that is in the hundreds of miles? Is the government's army in Gedo in cahoots with Alshabaab as part of grand strategy to abort the process ala whatever it takes?

Because at the surface that is what it looks like. Don't get me wrong for I think this Kismayo is well thought out that such low grade politicking would have no chance to halt it. But the development is very interesting to say the least.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Another internet report:

Wararkii u dambeeyey ee ka imanaya Duleedka garoonka Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamadii gobolka Gedo ka soo goostay ay ogolaadeen inay dhiibaan Hubka Culus ee ay wataan isla markaasina waxay ogolaadeen Ciidankan in AMISOM ay ilaaliso ilaa arinkooda go’aan laga gaarayo.

Tilaabadan aya atimid ka dib wadahadal dheer oo Taliyaha AMISOM ee Kismaayo uu la galay maanta,

Saraakiil AMISOM iyo Maamulka Kismaayoa ka tirsan ayaa shabakadan Afmadowtimes u Xaqiijiyay in ciidankan ay caawa wareejiyeen sadax Gaari oo Tikniko ah oo ay saaran yihiin qoryaha Dhashiikaha, iyo 12 Qoryaha BKM, 8 Baasuuke iyo 7 Hoobiye,

Qoryahan waxaa haya Ciidanka AMISOM, sidoo kale tirada Ciidanka oo lagu sheegay 132 askari ayaa loo ogolaaday inay haystaan Qoryaha fudud ee AK-47.

AMISOM waxay sheegtay in ciidanka mudo isbuuc gudahooda ah lagu celin doonaa degmada Ceel-waaq oo ay ka soo goosteen,

Dhinaca kale Ciidamadii mamaulka Kismaayo ayaa lagu celiyay fariisamadoodii, ka dib markii xalkan laga gaaray ciidankii Gedo ka soo goostay.

Wararkan wixii ka soo kordhan waan soo daabici doonaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites
nuune   

wallee meel aan aniga shakhsiyyan idiin raaco garan waayey, wey is yaqaanaan raga aan hadalkaa ku wado!!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Gedo group are disunited , confused and directionless. They are just looking for trouble and bloodshed in the regions for no reason, as always they are being propped up, used and abused by HAG from Mogadishu. It's just pointless to even think in nabad iyo administration lawada sameesto. Laakiin cid iyaga uga futa xun majirto, they were the most to benefit from the peace in laba Jubbo and Gedo adminstation. Nimana NFD Garissa iyo Jigjigaa ushidan nimanna Puntland ayay haystaan, waxa aan meelna kasoo jeedin dhulkooda HAG, Alshabaab, yamyam iyo qadaad weeyn isku heesto waa reer Gedo. Markaa dagaalada iyo dhiiga daadanaaya halagu sii jiro xamarna halaga soo hogaamiyo bal waxay ka faa'iidaan ayaan aragnaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^Yes, kaaga sii daran, waa dad aan israacsaneen remote control-kana looga hayo Xamar. Axmed Diiriye iyo Xaad maalinti ay ogolaadaan in Gedo iyo Kismayo loo sameeyo Maamul ayay iyaguna ogalaan doonaan. Gedo kala barkeen waa lahaystaa Alshabaab ayaa kataliyo, Galgaduud HAG ayaa tirsaday, Kismayo oo ay soo galooti kuyihiin wixi kadanbeeyay sanadki 2000 xabad, dhiig daata iyo isceersi ayay kujiraan dadka xataa ma ogola inay isfahmaan. Maamulka hada ladhisaayo cid iyaga ugaga faa'iido badan majirin balse garasho aaway.

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   

Waranle_Warrior;925402 wrote:

Waranlow sidee kula tahay in intiative-ka Jubbaland Gedo laga saaro? Two or more gobols, right? Jubbada Hoose and Jubbada Dhexe? Then Gedo will be free to join Galgaduud or whoemevr it want to. I don't think the Constitution requires them to have borders.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Soomaaliya qabiil iskuma raaci karto qabiilna isma raaci karo tusaale waxaa kuugu filan kuwana xabishaday dhaanto kaga qosliyaan kuwa,kalana waa mujaahidiin dhab ah cid fahmi kartaa ma jiro ayagaana is dilaya

Waa isku wada raad runtii,tan kismaayo wax dhiba ka dhici maayaan insha allah,dawladoodaa u talin jabhadahana ciidan qaran u badeli doonta,si mid walbaa uusan u oran kismaayo kaaadiyadaan usoo cabey.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Waranle_Warrior;925387 wrote:
Gedo group are disunited , confused and directionless. They are just looking for trouble and bloodshed in the regions for no reason, as always they are being propped up, used and abused by HAG from Mogadishu. It's just pointless to even think in nabad iyo administration lawada sameesto. Laakiin cid iyaga uga futa xun majirto, they were the most to benefit from the peace in laba Jubbo and Gedo adminstation. Nimana NFD Garissa iyo Jigjigaa ushidan nimanna Puntland ayay haystaan, waxa aan meelna kasoo jeedin dhulkooda HAG, Alshabaab, yamyam iyo qadaad weeyn isku heesto waa reer Gedo. Markaa dagaalada iyo dhiiga daadanaaya halagu sii jiro xamarna halaga soo hogaamiyo bal waxay ka faa'iidaan ayaan aragnaa.

I am Tillamook, and I endorse this message.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

Waranle_Warrior;925387 wrote:
Laakiin cid iyaga uga futa xun majirto, they were the most to benefit from the peace in laba Jubbo and Gedo adminstation.
Nimana NFD Garissa iyo Jigjigaa ushidan nimanna Puntland ayay haystaan, waxa aan meelna kasoo jeedin dhulkooda HAG, Alshabaab, yamyam iyo qadaad weeyn isku heesto waa reer Gedo.
Markaa dagaalada iyo dhiiga daadanaaya halagu sii jiro xamarna halaga soo hogaamiyo bal waxay ka faa'iidaan ayaan aragnaa.

Been maadan sheegin, co-sign.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this