Sign in to follow this  
Abwaan

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Baay oo Xilkii ku Wareejiyey Gudoomiyaha Cusub ee Gobolkaas

Recommended Posts

Abwaan   

Baydhabo(RBC Radio) Gudoomiyihii hore ee gobolka Baay C/fataax Ibraahim Geesey ayaa si rasmi ah xilkii ugu wareejiyey gudoomiyaha cusub ee loo magacaabay gobolka Baay munaasabad si weyn loosoo agaasimay oo ay goobjoog ka ahaayeen wasiiraka arimaha gudaha iyo amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed iyo wasiirka gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Fiqi kuwaas oo gaaray magaalada Baydhabo.

C/fataax Geeseey oo hadal dheer ka jeediyey munaasabada xil wareejinta ayaa sheegay inuu xilka uga tanaasulay kadib markii uu sheegay inuu arkay arimo dhowr ah Geeseey ayaa sheegay kadib markii aan wada tashi badan sameeyey,kadib markii aan wadahadalo la yeeshay madaxda ugu sareysa dowlada Soomaaliya waxaan go’aansaday inaan xilka wareejiyo.

Geeseey oo sii wata hadalkiisa ku aaddan waxyaabaha keenay inuu xilka wareejiyo kaasoo uu horaanba uga biyo diiday”kadib markii aan eegay maslaxada gobolka,kadib markii aan dib u fiiriyey waxyaabahii wanaagsanaa ee aan gobolka usoo qabtay,kadib markii aan arkay in shacabka Soomaaliyeed uu u baahan yahay isbedel dhab ah oo guud ahaan dalka laga hirgaliyo waxaana goostay inaan xilka gudoomiyaha gobolka Baay aan wareejiyo” ayuu yiri gudoomiyihii hore ee gobolka Baay C/fataax Geeseey.

Geeseeya ayaa shaaca ka qaaday in shacabka Soomaaliyeed ay soo mareen marxalado adag balse xiligan ay muuqato ififaalo ay kaga baxayaandhibaatada daada dheeraatay iyadoona arintaasi ay hormuud ka tahay dowlada Soomaaliya ayuu sheegay inuu go’aan ku gaaray inuu u hogaansamo xilka qaadista ay dowladu ku samaysay ,wuxuuna ugu baaqay shacabka gobolka Baay iney si wanaagsan ula shaqeeyaan gudoomiyaha Cusub ee gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow.

 

RBC Radio

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

 

http://www.raxanreeb.com/2013/03/gudoomiyihii-hore-ee-gobolka-baay-oo-xilkii-ku-wareejiyey-gudoomiyaha-cusub-ee-gobolkaas/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;923727 wrote:
Geeseey oo sii wata hadalkiisa ku aaddan waxyaabaha keenay inuu xilka wareejiyo kaasoo uu horaanba uga biyo diiday
”kadib markii aan eegay maslaxada gobolka,kadib markii aan dib u fiiriyey waxyaabahii wanaagsanaa ee aan gobolka usoo qabtay,kadib markii aan arkay in shacabka Soomaaliyeed uu u baahan yahay isbedel dhab ah oo guud ahaan dalka laga hirgaliyo waxaana goostay inaan xilka gudoomiyaha gobolka Baay aan wareejiyo”

 

Translation: I've been promised another position!

 

Well played by the Mogadishu FG. This sets a precedent re: the Jubba issue!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

The speaker went all the way to Addis Ababa to make it happen. :D So therefore it will be unlikely the same thing can be done in Jubboyinka. Hey Kikuyu, Mr Habashi was alright with it, please be too..

 

Man, the Jubbaland Express is already running. CHOO CHOO

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don't think Hassan Culusow has even the tooth to appoint someone for Kismayo, he wasn't even speaking about it lately only used his tool Saacid to do the bit who I doubt will dare name any individual.

 

Mr. Culusow knows the clanish sensitivity and the reality that's present in Kismayo which is unlike Hiiraan or Baidoa. He took two steps back. wadnahaa weeyn ma isaga kudhici kara, no more.

Share this post


Link to post
Share on other sites

When Barbaarta left Baydhabo in Febraay of 2012, Geeseey and other leaders did agree he should remain as a guddoomiyaha gobolka Baay for a year because isqabqabsi ayaa la diidanaa. That interim agreement expired in Febraayo of this year. Marka meesha in uu isku sii nabo maba ahayn markiisaba hore. Kan lagu badalayna waa ina adeerkiisa, qabiilwise.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Thanks for the update MMA. This change makes sense now. Some of us want to politicize things over here when they have other agendas. They are talking like they care about freedom and fairness in Bay.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this