Sign in to follow this  
The Zack

PM Saacid appeases his boss President Hassan Sh.

Recommended Posts

Abwaan   

The Zack;923828 wrote:
Abwaan, hadii cunoqabateynta la qaado maxaad sameen ma Jubbaland baaad xoog ku qabsan. Lool booto badanaa. Adeer kuwa cadaado joogo lasoo heshii horta. Nin hal gobol 3 u kala qeybiyay, galmudug, ximan, ahlu sunnah baa rabo inuu waaniyo dad 3 gobol mideenayo. Adeer we are not in the same level. Soo toos waad jiiftaa.

lol The Zack, tartiib ha xanaaqine, 3 da gobol Kenya iyo Itoobiya haddii ay haystaan rag lama kaftameen ee iska aamus dibna iskugu noqo.:D. Ayaandarrada jirta kii xorta ahaa baad rabtaa inaad Kenya hoos geyso. Yaa kaa yeeli inaad Kismaayo dhiibtid?:D Not this generation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Abwaan;923837 wrote:
lol The Zack, tartiib ha xanaaqine, 3 da gobol Kenya iyo Itoobiya haddii ay haystaan rag lama kaftameen ee iska aamus dibna iskugu noqo.
:D
. Ayaandarrada jirta kii xorta ahaa baad rabtaa inaad Kenya hoos geyso. Yaa kaa yeeli inaad Kismaayo dhiibtid?
:D
Not this generation.

oo Kenya maanta hadey baxdo maxaad sameen kartaa ka USC ahaan? Ceydiid inuu dhintay sooma ogid? Abdiqasim inuu masar u cararay soo ma ogid. 3 Gobol-se adigoo HAG maxaa kaaga jira. Hadii ay Galgaduud gaajo kugu noqtay arji si walaalnimo ah ku imow meesha, lakiin qajajac looma baahno meesha.

Midda kale HAG-tan Xamar fadhido ee Xasan Culusow u weyn yahay meesha ma raganimo bey ku joogaan mise Taangi UGANDA?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waranle_Warrior;923598 wrote:
^Nabi allow ninkastaa afkiisa kugu amaan ma maqli jirtay, qofkasta meel ayay utaagantahay. Ninkaa kaa koreeya Baydhabo Ethiopianka haysta wuu taageersanyahay Kenyana waxbuu kasheegaaya.

LOL@nabi allow ninkastaa afkiisa kugu ammaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;923820 wrote:
Abwaan hubka cunaqabateynta laga qaadayo ma hanjabaad baa? War bahalkaa hadii la furo cid welibaa waa la soo degaysaa ee yaan loo sacabo tumin in la furo..

 

I am still puzzled with why Xasan Culusow is against the Jubaland? It will be another admin just like p/land, galmudug etc and will be under him at the end of the day. War ileen nin 20 kii sanee u danbeyey Xamar joogay baan meel dheer wax ka arkin..

 

Madaxweynuhu wuxu raba inu mamuul ka dhiso from galkacyo ila xuduuda kenya, hadafku wa intaas, eeh maha inu necebyahay mamuul u sameynta jubaland iyo wax la mid ah. Hubkana wala qaaday sanad ba la tijaabinaya, siday u shaqeyso, Hubka hala fasaxo anigu waan tageersanahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this