Sign in to follow this  
Saalax

Somaliland Mufti Adan Siro to Mogadishu based government “No More Mogadishu-baanu Leenahay

Recommended Posts

Saalax   

“No More Xamar-baanu Leenahay Addeer, Halkan Somaliland-baa La Yidhaahdaa”Sheekh Siiro Oo Fariin U Diray Culimada Jabuuti

Hargeysa (Ramaas) Mar 1,2013 – Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aaden Siiro) oo ka mid ah culimada reer Somaliland, ayaa ka hadlay muranka ka dhexeeya Xukuumadda Jabuuti iyo Culimada dalkaasi, waxaanu culimada u soo jeediyay inay maamulka la shaqeeyaan.

 

UiU4INP.jpg

 

Sheekh Aaden Siiro, waxa uu sheegay in qadiyada Madax-banaanida Somaliland tahay lama taabtaan isla-markaana aanay Xamar waxa ka socdaa khusayn shacabka reer Somaliland.

 

Sheekhu waxa kale oo uu ka hadlay dulqaadka looga baahan yahay Madaxada “Waar Madaxda kaligii taliye haka dhigina, Madaxwaynuhu waa qof caadi ah, shalay caadi ayuu ahaa, maantana waa qof caadi ah, shaqadiisa ha qabsado, qofna in intiisa la dhaafiyo maaha, Masuuliyiinta dulqaad badan-baa looga baahan yahay, inay dadka isku hayaan-baa looga baahan yahay oo ay qanciyaan, ninka aan taa diyaarka u ahayn inuu iska jooga ama is casilo ayaa looga baahan yahay” ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Jabuuti aadbaynu u danaynaynaa, waana dal Somaliyeed, waana dal Somaliland awood badan ku leedahay oo dadkeedu maslaxad badan ku leeyihiin oo reer Somaliland aad u deggan yihiin, nabada jabuuti aadbaynu u danaynaynaa, culimada joogta in badan baanu la hadalnay barigii hor, waxaanuna ku nidhi waar maamulkaa jooga wixii aad la qaban karaysaan la qabta, islaamiyiintuna inay maamulka isku xardhaan ma qurux badna, dunidu ragbay u siraadan tahay, raggaasina raali kama aha in wadaadadu ay tallada ka qabtaan, waddamada Geeskana duruuftooda waynu ognahay, markaa waxaanu ka mid ahayn dadkii aad u danaynayey haddii damac ku jiro wadaada (Jabuuti) inay maamulkaa jooga uun la kool-kooliyaan, culimada Jabuuti oo ah dad sharaf leh waxaanu leenahay cagta u dhiga, maamulkuna ha ilaaliyo”

 

 

Sheekh Aaden Siiro, waxa kale oo uu ka hgadlay “Mabaa’diida Somaliland waxaa ka mid ah inaynu kuwa Xamar jooga ugu ducayno inuu ILAAHAY halkooda ku barakeeyo oo uu dawlad ku siiyo, laakiin No More Xamar-baanu leenahay Addeer, halkan Somaliland-baa la yidhaahdaa, Jabuuti nabadeedana Alle ha adkeeyo”ayuu yidhi.

 

 

 

Ramaasnews Desk

 

Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mario B;923104 wrote:
Does the Mufti know that Islam prohibits sectarianism and division?

Do you know that your statement is biased and that our Prophet (SAW) said that: whom so ever struggles for Nationalism ('Asabiya) is not one of our Nation 'ie: the Ummah of Muhammad (SAW)'

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

brainblaster456;923249 wrote:
Do you know that your statement is biased and that our Prophet (SAW) said that: whom so ever struggles for Nationalism ('Asabiya) is not one of our Nation 'ie: the Ummah of Muhammad (SAW)'

Nice try, it's not me who is calling for internatonal borders where none exists. The Prophet [sAW] also said that the Ummah is one body if one part gets sick then the whole body is sick.:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mario B;923255 wrote:
Nice try, it's not me who is calling for internatonal borders where none exists. The Prophet [sAW] also said that the Ummah is one body if one part gets sick then the whole body is sick.
:)

What is Somaliland supposed to be sick for; when the people of Somalia are in drought, bieng humiliated or attacked. Or they are feeling sick when they are forced to join a Qawmiya. Even if i might not be nationalistcally supporting Somaliland then why don't Bangladesh or Zanzibar feel sickness and become Somalian national residents; because your using the Hadith to serve a foolish agenda, Saaxiib ;). I love the hadith with open arm's but i hate you for using it for your own desire. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mario B;923255 wrote:
Nice try, it's not me who is calling for internatonal borders where none exists. The Prophet [sAW] also said that the Ummah is one body if one part gets sick then the whole body is sick.
:)

why don't you unite with the 40 Million oromos than they are Muslim

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

brainblaster456;923249 wrote:
Do you know that your statement is biased and that our Prophet (SAW) said that: whom so ever struggles for Nationalism ('Asabiya) is not one of our Nation 'ie: the Ummah of Muhammad (SAW)'

Maybe you didn't get me first time, let me try again, the whole ictiraaf seeking from your clan is based on clan nationalism, if you can't admit that when making your arguments, then at worst you're displaying deception or at best you lack self awareness.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this