Sign in to follow this  
ajakis

ayoow ayoow....naag miyaa mise nin aa ka dhacday!!!

Recommended Posts

Haaruun   

LOOOOOOL Ajakis, Sheekadas waan maqley laakiin sikale aan u maqley.

Xariifkoo aa gabar loo aroosey. Markii oo guriaga loo firaaqeeyey uu kasi waayey meel shaqada laga bilaabo. 4 saacadood kadib wax ay is fiir fiiriyaanba, markii danbe uu dhahey

" war waxaan fiiri oo indhaha cad cad leh, cawada dhan i fiir sanee geed camal, wir i fiiri mar kaleeto...i fiirihee hadii aad wadno qabto, waa ku fulaa walaahi" ay fiirisey ma hee, xariif kii libaaxa camal ugu boodey gabartii..iyadaa ka darneydbo...wir i fuul hee ku lahaa..

xariifkii sidii uu shaqadiisii uga soo baxey. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
ajakis   

looooool haruun....waraa taasna sheeka kale oo yaab leh waaye walaahi!......ar yaa ii qoslaayo waaba dilaaci rabaaye hahahahahhahahha! :D:D:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lefty   

Ajakis...ha kaa saarto...ruwaayadii abooto kutubeey meeshaan ma ku jileynaa..diyaar ma tahay..

 

fiq fiq fiq fiq fiq.. Haaruun...That was a good

one

 

Waraa Haaruun..aniga laakiin sidoo kale aan u maqlay..sheekadaaan

 

Aniga waxaan maqlay xariifkoo intuu aroosay markii qoftii guri loogu firaaqeeyay..wuxuu garan waayay meel uu wax ka bilaabo..

Markasuu alaabtii qaaliga aheyd oo dhalada ahaa inuu jajabiyo bilaabay...Qoftii aa ku tiri waraa alaabta khaaliga hanaga jajabin hadalee soo gadnee.."kulahaa walaahi hadaad iga aamusin waan kaa dhex baxaa".. Qoftii aa tiri war ka dhex baxaaga waxba igama taraayee alaabta hanaga jajabin..

 

markay hadalka ka deyn weysay...uu dhahay " waan kuu sheegay inaad iga aamusto waana diiday marka waan kaa dhex baxaa....

Sidaas uu Qoftii kaga dhex mirqay habeenkaas...

Share this post


Link to post
Share on other sites
ajakis   

hehehhehehhe leftyyyyy bas naga dheh.....waraa saa uqoslaayay gambar-ka aaba ka dhacaye...nin gambar ka dhacay meey nolol u taalaa....

 

Mr...ajaaja!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fuaad   

looooooooooool@lefty, haaruun and ajakis.....

 

That was hillirious..Guyz tell us more..I really enjoyed all of them..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Loooooool ajakis,haaruun iyo lefty....kix kix kix

bes hee, hadda safiican aa isu kashifteen. mugoo xajiigooo haddiin arooso, maisku fiirinaayi mane ku afciliinaayi nooh... ;);)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haaruun   

LOOOOOL@HTML_Girl, waqtigaan la joogo, yaa waxaas ka xishoodaba.

U R lucky haddi aad guriga isla gaartaanba...ar walaaley habeenkaas anaa lumosiinka idiin wadaayo, awkiyaalaheyga modwwna hore lee usoo qaadanaa.

llllllllllll :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haaruun   

Ar meesha ceebaa ka dhacdey, gabartii STHLM_LADY magac aan jirinbaaba iskala baxey.

Aad iyi Aad ayaan uga xumahey macaantey...Iga raali ahoow:(

 

Ajakis....qofba si lee u maqlee ujeedada ka danbeysaa isku wada mid waaye...they r all good.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

ar qosol aan la dillaaco mar hore aa igu dambeessay,i really dillaacay with laughter,ohhhhhh

 

damn entertaining!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
ajakis   

see camal hee..saan maaba idinka sal eh?...ma seexateen waaba idinka shakiyaye...markiid soo kacdaan ha isoo marina lee...duuduub igu dhaafa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this