Sign in to follow this  
ajakis

ayoow ayoow....naag miyaa mise nin aa ka dhacday!!!

Recommended Posts

ajakis   

ayoow ayoow...sheekadaan aba yac kayac hiika hiika waaye!!! hadaba ninkii isku kaadi lahaayoo ka fogoow hadii kale walaxaa qoyaayo..waxba war yaa inku daalinine..naagtoo baa bari lasoo aroosay...markii guriga la keenay aas ninkii waxaas isku dayi inaas taataabto...markaasey..inteey hoos fiirisi eey tiri...duqa see camal taataabasho maa laisku ogaa..guri aan ku geesto leedba laheedee..intuu yaabay aas waxaas yiri..kaalay adi waa ka shakiyaye kurtun maad qabtaa????(nin maad eheed)..hehehehhehehehh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
qoslaaye   

waraa ajakis....see camal...intana yaa kusoo baray abaa????? kii hindiga fasiraayay aaba u ektahay saa u hadleeside? welcome aboard brother..in here...we are all nomads!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Ajaaja, abaa sidii adoo wato Fatuuro abuu Fariinlaawey wadato camal aa ugu soo kala firinee yaah mahaan. Ga naga sii hee. Bustaa aaba na dishay nooh. See camaleeto, fiiri horta Xaaji Khamsiintaa. Sheeraro maqabto xataa. Bilaajo Carab aa kasoo dhiitisay, yaah. Kud iyo Wid like erey. smile.gif

 

Waraa, welkam. Shaah iyo Caano Geel aa la isku daraa mahaan. Maxaa kasoo baxo horta? Meshaan walax nomad la dhaha aa kasoo baxo aas la dhahey nooh. wink.gif Ani markii dhahey caano booro aas rabaa, fiiris aaba i dilay, nafteey aaba u cabsadey nooh.

__________________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ajaxs welcome to, geedka hoostiisa and sheeh iyo cadays laga soo lisay hashayda caas ahayd ee sawirkeeda aad ku aragtid wejiga gurigaan. dacaska iiga kac nooh, ha iga goynin ee.. yac waryaaaaa.

 

Mr.m.m.aqiyaar, igaarkay talo yar aan rawaa intiin ku dhaho, ad hadiiba kasaynin afkaan ma iska daay sidoo, kiina aaba dhumooye ee ma jirisatidooo!!! heheh ( man,just kidding, stay alive.)

It is been long time that this expression lasts in memory,

"Ma kastoy yaa kasiisihaa??" hadda isiin kateenwa???

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

walaal horta marka hore kusoo dhawoow nomad community!!! runtii jokes qatar aat taqaan...taas waa kuu qiray..ee fadlan nooo biis nooooooooh plz plz!

 

kunkaroon!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

looool you guys are crazy .... cwm2.gifcwm2.gifcwm2.gif

 

------------------

"In the end we will conserve only what we love, we will love only what we understand, we will understand only what we are taught"

 

--Unknown

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

ahahah @ ayeeyoow ayeeyow, maya waxa tirahdaa Habarteeey, Habarteeey loool

cwm2.gif

 

 

God Bless.

 

------------------

"Indecision is like the stepchild: if he doesn't wash his hands, he is called dirty; if he does, he is wasting the water."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Waraa guuroow, ga iga sii yaah. Dogaan hooba kastey, si feyla in kasaasa filee. Ar wala istaawihayti inii adi widaay kaliya kasaasa dogaan, iyaah? Waraa adi kaligaa ma ihid hee, af walba waa laguula jacbursanaa yaqeey.

_______________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
ajakis   

lol baydan

 

 

maya maya maya ani reer mudug wax maba ii galaan ...waxaa laga yaabaa qof kale inaad igu qaldeesid...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this