Sign in to follow this  
Salahudin

Gedo against Jubaland conference

Recommended Posts

Afhayeenka Shirka Wada tashiga Garbahaarey oo faahfaahin ka bixiyey Go’aanadii ka soo baxay Shirkaasi (Dhageyso)

 

Print here| By: allgedo.com: Thursday, February 28, 2013 // 7 Jawaabood

Shir wadatashi ah oo Maalmahan Magaalada Garbahaarey uga soconayey Ergooyin ka badan ilaa 45 ruux oo ka kala Socdey Mas’uuliyiinta Dowlada Gobolka Gedo iyo Xubno ka socdey Ururada Bulshada Rayidka oo gaarayey ilaa 17 xubnood ayaa gebagebadii shirka waxaa ka soo baxay Go’aano ay wada gaareen Xubnahii ka qeyb galey Shirkaasi.

 

Nuur Siyaax Ilix oo ah Afhayeenka Shirka Wadtashiga ah ee Garbahaarey oo shir Jaraa’id ku Qabtey Garbahaarey ayaa sheegay in ay go’aan ku gaareen in aanan laga Qeybgelin Xilagan shika Maanta ka furmay Kismaayo, isagoo sheegayna shirkaasi in uusan Quseyn Gobolka Gedo.

 

Nuur ayaa waxaa uu intaasi ku darey in marka hore la xoreeyo Gobolka Gedo degmooyinka ka maqan iyo weliba deegaanada kale ee Gobolada Jubada hoose iyo Dhexe oo ka maqan gacanta Dowlada, si arimahaasi loo fuliyo waxuu Gudiga ku heshiiyey in Xiligan ayan haboonayn ku mashquulida Maamul u sameynta Jubbooyinka.

 

Halkaan ka dhageyso shir jaraa’id ee uu qabtay afhayeenka shirka wadatashiga Garbahaarey

 

Maxamed Sheekh, Garbahaarey/Gedo.

 

Allgedo News Media Network

allgedo@allgedo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiin dad baad caqli xumo ku caysaa laakiin nin aan is arag adigaan kaa arkay. Inaad dad isku dirtid oo u kala mashxaraddid baad maanta naf ka dhigtay. Waryaa dadku waa dagaalaa ee haddii 90skii Kismaayo la isku dardaray dadku waa walaalo. Niman aad wax wadaagtaan inaad ka soo qaadid irrelevant bal meesha ay ku geyso aan aragno. Nimankaan Gedo sidaan u arko cidna marti u noqon maayaan. Haddii ay Jubba ka qayb gelayaan iyo haddii aysan rabinba waa mid iyaga ay go'aankeeda leeyihiin. Neither you nor Axmed Diiriye does.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Oodweyne,

 

Caruurtu yeysan ku wareerin, Gedo madashay joogaan by great numbers. Perhaps magacyada saxaafadda ku qoran ii shirka ka khudbaynayaa baadan garanayn

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan,

 

Anigu ma mashxarado, mana buraanburo ninyahow :D

 

Ma laha waxaad igu qaldaysa eedadaa Dahabo Canburo of 1950s LOL

 

Waxay tiri:

 

Walaalow Diiriyow ,

Armaa Da--arood jabaa

Armaan dunida u harnaa

Armaan daaraha dhaxlaa

Armaa nala daawadaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I Just listened Ahmed Madoobe's interview, he said some Gedo delegates are en route to the town.

 

He reiterated the need for the federal government to come to the conference and lead it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Why are only few usual suspects who don't even have much say about this Jubba meeting only the ones talking about it? Abwaan wants to understand that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiinfaniin;922716 wrote:
Abwaan,

 

Anigu ma mashxarado, mana buraanburo ninyahow
:D

 

Ma laha waxaad igu qaldaysa eedadaa Dahabo Canburo of 1950s LOL

 

Waxay tiri:

 

Walaalow Diiriyow ,

Armaa Da--arood jabaa

Armaan dunida u harnaa

Armaan daaraha dhaxlaa

Armaa nala daawadaa
:D

xiin maantana Abwaan baa eeddo uusan weligiis maqlin bartay. I know understand more meesha ay bahashu kaa marayso iyo inaad ka hartay kuwii dagaalladii 50-maadkii warmaha qaadi jirey, 1990-skiina shirarka ka duceyn jirey, waaba yaab oo goormaad haraysaa amase gaareysa halgankaaga yoolkiisa haddaad maantana cyber ka caytamayso. War ninyahow haweenka ka leexo oo at least magacyadooda ha sheegin kolleey ceebi kuma kartee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

gooni;922696 wrote:
Reer gedo way hadleen marka shirku ma wuxuu u furmay reer qooqaani iyo reer garoowe?

bal weydii:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

abwaan weydiin maayo tolku waa xamaadaysanyahay,dedeg badan baana ku jira waxayna u egtahay in faroole doonayo inuu jaranjarada dhaafiyo

bal meeshay tagtiyo gobo'da aan dhawrno khaliif baa yiri allaha u naxariistee

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this