Sign in to follow this  
Che -Guevara

Jubba Conference Starts

Recommended Posts

Gheelle,

 

ole-maasai, waa account hadda lasoo toosiyey :D , Abwaan iyo raggiisii sheekadu meel xun bay ka maraysaa .

 

I have a concern: armay isku kaaya qarxiyaan :D

 

 

ps. Kimsayo is a uniter. Pay attention the renewed interest of our northern brothers in the affairs of the South. I think the Water People in Marka are upto something; ma iyagaa ka danbeeya reer waqooyiga koonfurta laga celin la'yahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu;922703 wrote:
Malaha Oodweyne ayaa nagu baashaalaayaa
:D

 

Waryaa Ole, stop ruining us sujui's good name with all this DH DH. We know how to speak properly
:D

Got you brother Haatu, But they say in swahaililands. Ukimchunguza kuku sana utaacha kula nyama ( If you over analyse the chicken it may end up not on your menu) I hope we are looking for the message here and not the mistakes.:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jamaacah

 

Politics, it was said, is the affairs of organized society. It is unfortunate that a 6 months old government is attempting to abort a model process instead of learning from it and replicating it in the rest of South Central.

 

But in Kismayo there are men who understand sida bahasha loo ciyaaro, iyadoon cidna la dulminayn. Alas, only if my brothers Abwaan and Liqaye could the understand ...inay waxaan mas alo qaran tahay oo aakhirka tijaabada Kismayo loo baxsan doono

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Waryaa xaaji Oodweyne , see wax yihiin ninyahow? :D

 

From Kismayo perspective they do have different score (as you might know they know a thing or two about score keeping :D)

 

Here how it is:

 

I [Carafaat + Abwaan + Haatu] = -10

Kismayo = 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jamaacah

Xiin waa la sitaaye meeye Maadey Quraan haynoo saare;

War Xiin , horta waa iga suaale rooxaantan lagaa saari la'ayahay ma waxay ku tiri

doontani way kuladegeysaa haddii aanu odeygii KABLA-LAX kismaayo kusoo dhaweyn? :) war ilayn anagaa wax aragnay ?

miyaanay ahayn doontani doontii aad cid kasta kusoo dhawaynaysay?

 

xiinfaniin;922720 wrote:
Jamaacah

 

Politics, it was said, is the affairs of organized society. It is unfortunate that a 6 months old government is attempting to abort a model process instead of learning from it and replicating it in the rest of South Central.

 

But in Kismayo there are men who understand sida bahasha loo ciyaaro, iyadoon cidna la dulminayn. Alas, only if my brothers Abwaan and Liqaye could the understand ...inay waxaan mas alo qaran tahay oo aakhirka tijaabada Kismayo loo baxsan doono

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiinfaniin;922720 wrote:
Jamaacah

 

 

But in Kismayo there are men who understand sida bahasha loo ciyaaro, iyadoon cidna la dulminayn. Alas, only if my brothers Abwaan and Liqaye could the understand ...inay waxaan mas alo qaran tahay oo aakhirka tijaabada Kismayo loo baxsan doono

lol...bahal siyaasad sida loo ciyaaro ayaad ka hadlaysaa and you are not even talking about Villa Somalia?:D Anigu mid kugula tartami maayo oo waad ogtahay. Waa halkii faan ahaa.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

ole-maasai;922707 wrote:
War hadalka tuujiska ka daaya, shaqsi weeraka meesha ka daaya. Ilaa 2008 waaxan la'aa kombuutar, haduun baan helay aaladdii fadhi ku diriirka bedeshay
:)
Xaajigiina beryahan lamahayo oo waa intaasoon bedelaa
:)

the hinti is I am XX and computer iyo password baa ii gooyey haddaan magacaygii kale boorka ka jafay.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

:D

 

Xiin, xisaabtiina iga bixiya. Ani Soomaaliya waan ka goostay oo waan gadoodsan yahey. Gaarisadeydaas baan iska joogi oo Libooy bari uma soo dhaafaayi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;922736 wrote:
the hinti is I am XX and computer iyo password baa ii gooyey haddaan magacaygii kale boorka ka jafay.
:D

Abwaan iyo ninkii xiin la odhan jiray caawa laga joogi waa;

 

Markay noqoto Arintan hadda taagan wa labada ugu qaylada badan, hadana ugu miisanka yar marka dhabta loo eego.

Waa midee Xiin isagu caravan uu marba ranji nooc ah soo mariyo ayuu ka bixi l'ayahay. Ninkaan Abwaana,boob iyo bililiqo laga feejignaaday ayuu weli deydeyayaa?

 

Abwaan mid baan odhan lahaa; Waaxaa jirtay Islaan tuug usoo dhacay. Iyadoon waxba iska dhici karin ayay qayli istiri. Tuugii oo alaabtii garabka saartay faashna lulaaya, ayaa intuu soo eegay islaantii ku yiri. " eeyahee alaabtani ku daysaye nabadaada ilaasho"

 

Markaa Abwaan adiga waxaan ku oran lahaa Kismaayo ku deysaye Xamar iyo xukuumadan gaala rimista ah, ilaasho:)

 

Xiin horaan ulataliyay hadii u tala qaadanaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Secessionist having a field day with dhibta Southka ka jirta. Kuwaan ayagu khilaafka walaalahoow uunbey ku farxaan. Murugada Southka ka jidha miyaa recognition keeneysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacpher;922771 wrote:
Secessionist having a field day with dhibta Southka ka jirta. Kuwaan ayagu khilaafka walaalahoow uunbey ku farxaan. Murugada Southka ka jidha miyaa recognition keeneysa.

War jacpher. Horta marka Geela loo hesaayo maxaad malayga ugu geeraartaan? Marka arrin si dhab ah looga faaloodo maxaad wax aan loo joogin meesha ugasoo saartaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

ole-maasai;922752 wrote:
Abwaan iyo ninkii xiin la odhan jiray caawa laga joogi waa;

 

Markay noqoto Arintan hadda taagan wa labada ugu qaylada badan, hadana ugu miisanka yar marka dhabta loo eego.

Waa midee Xiin isagu caravan uu marba ranji nooc ah soo mariyo ayuu ka bixi l'ayahay. Ninkaan Abwaana,boob iyo bililiqo laga feejignaaday ayuu weli deydeyayaa?

 

Abwaan mid baan odhan lahaa; Waaxaa jirtay Islaan tuug usoo dhacay. Iyadoon waxba iska dhici karin ayay qayli istiri. Tuugii oo alaabtii garabka saartay faashna lulaaya, ayaa intuu soo eegay islaantii ku yiri. " eeyahee alaabtani ku daysaye nabadaada ilaasho"

 

Markaa Abwaan adiga waxaan ku oran lahaa Kismaayo ku deysaye Xamar iyo xukuumadan gaala rimista ah, ilaasho:)

 

Xiin horaan ulataliyay hadii u tala qaadanaayo.

Bal adiguna maxaad ilaashan waa yaabe oo kaa maqan? Intaas dhanse ma waxaa kaa keentay markaan iri waa XX oo buste huwan?:D War raggaani meel ma kala jiro. Aniga iyo xiin waxaan nahay dad walaalo ah oo kala duwan waxna isku haya ama ku soo biir amase korjoogto iska noqo. Marna igamaadana maqal xiin baan dhib gaarsiin, asna sidaan filayo ima dhihin. Balse waan kula talin karaa inuu ka fiirsado siduu wax u arko. War ninkaan xiin waxaan isku haynaa Korjoogtada Kenyanku yeysan colaad na dhex dhigin ee adigu ama Kenyaan la saf noqo ama nin Soomaali ah noqo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this