Sign in to follow this  
Che -Guevara

Jubba Conference Starts

Recommended Posts

Easy, easy, Xiin. Take the blood pressure pills. I take it you will not touch the answer to my question with a 'ten-foot pole' for it would unmask certain holes in the strategy.

 

I'm simply trying to restrain you from the usual 'trail of tears'. Waxaan ku leeyahay, bal ku yaro noqo xisaabta.... But none the less, it falls on deaf ears.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne, I know you are not a supporter of that scum...but you were bit carried away with it. Mine was just to restore the balance in your thinking.

 

Macno Yare has always been a case of envy and cuqdad ururtay

Share this post


Link to post
Share on other sites

The hurry by the Kenyan stakeholders tells it . ka gaadhsii before March 4,

 

Xiin ; let m use some Somali fable here to point out your I was for it before I was against kind of status here;

 

Meel miyiga soomalidu degto ka mid ah, ayaa waxaa deganaa odey iyo wiil uu dhalay. Odeygu wuxuu meesha ku haystay xoogaa geel ah. Markaa waxaa dhacday in uu odeygu si xad dhaaf ah geela u jeclaa wiilkuna wuxuu ahaa wiil alle ka cabsidu ku dheertahay oo salaada aad u jecel.

Maadama uu wiilku inta badan geela la joogay, ayaa waxaa dhacda mar allale markay salaada waqtigeeda la gaadho ,yarku intu geela iska ilaawo,salaad dheer iska geli jiray.Arintaasi odeygan geela jecel way u cuntami weyday. Markii dambe ayuu odeygu dardaaran kama dambays ah yarkii usoo jeediyay.intuu yarkii la hadlay ayaa wuxuu ku yiri

 

Aaabo waa iga dar daarane geela salaada ka daa;

Hadii aad salaada ka dayn weydo taa maqrib, ka daa;

Hadii aad taa maqrib ka dayn weydo Nu'Nu'da dambe ka daa;( waa ducada dambe salaada ka bacdi)

 

Markaa Xiinow adeer dardaaran waxaa iga ah;

 

Boowe' doontu waa doontii aad weligaa camiraysaye qash-qashaada ka daa

Hadii aad taa ka dayn weydo, ayadaa iskeed kismaayo kusoo xidhane, qarda jeexa ka daa

Hadii aad taana ka deyn weydo maadhow doc ka yeedhkan dambe ka daa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;922643 wrote:
Oodweyne, I know you are not a supporter of that scum...but you were bit carried away with it. Mine was just to restore the balance in your thinking.

 

Macno Yare has always been a case of envy and cuqdad ururtay

Dear gallery,

 

We're back to the same situation. Our dear old Xiin when pinned to the mat by the 'argument' runs to the usual fall-back option of the 'name-calling game' ;)

 

Illaahey ha asturo...

Share this post


Link to post
Share on other sites

ole-maasai;922652 wrote:
The hurry by the Kenyan stakeholders tells it . ka gaadhsii before March 4,

 

Xiin ; let m use some Somali fable here to point out your I was for it before I was against kind of status here;

 

Meel miyiga soomalidu degto ka mid ah, ayaa waxaa deganaa odey iyo wiil uu dhalay. Odeygu wuxuu meesha ku haystay xoogaa geel ah. Markaa waxaa dhacday in uu odeygu si xad dhaaf ah geela u jeclaa wiilkuna wuxuu ahaa wiil alle ka cabsidu ku dheeratahay oo salaada aad u jecel.

Maadama uu wiilku inta badan geela la joogay, ayaa waxaa dhacda mar allale markay salaada waqtigeeda la gaadho ,yarku intu geela iska ilaawo,salaad dheer iska geli jiray.Arintaasi odeygan geela jecel way u cuntami weyday. Markii dambe ayuu odeygu dardaaran kama dambays ah yarkii usoo jeediyay.intuu yarkii la hadaly ayaa wuxuu ku yiri

 

Aaabo waa iga dar daarane geela salaada ka daa;

Hadii aad salaada ka dayn weydo taa maghrib, ka daa;

Hadii aad taa maghrib ka dayn weydo Nu"Nu"da dambe ka daa;( waa ducada dambe salaada ka bacdi)

 

Markaa Xiinow adeer dardaaran waxaa iga ah;

 

Boowe' doontu waa doontii aad weligaa camiraysaye qash-qashaada ka daa

Hadii aad taa ka dayn weydo, ayadaa iskeed kismaayo kusoo xidhane, qarda jeexa ka daa

Hadii aad taana ka deyn weydo maadhow doc ka yeedhkan dambe ka daa.

 

;););)

 

How fitting a story ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Laakin hadii aysan dawladii wadanka maamulaysay aysan ka qeyb galin sida muuqatana aysan raali ka aheen..muxuu soo kordhinaa mamulka meeshaas kasoo baxa haduusan haysan aqoonsigii dowlada dhexe. Waa waqti lumis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Walee doonta u xiin saaranyahay ayaan nabad ku degin

 

Waxay la mid tahay tii la waaninaye ee tidhi iigu dhaqsada .................... Waar barshadaa dhacdaye Waanada qaado :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiinfaniin;922663 wrote:
ole maasai haddaan aqaan waa u jawaabi lahaa, ee i xasuusiyaa kee ahaa horta?
:D

 

Sibuu ii xiiqsanayahy , cid ceyrsatayna ma aqaan

:D Xiinoow waan mashxaradayaa oo buraanburayaa iyo qof walbaan u jawaabayaa isku meel ma galaan. Here is my question to you. Shirka goormuu dhammaanayaa? Qodobbada laga hadlayo bal soo dhiraandhiri, waan ogahay inaadan ka jawaabi karin other than soon like you did when I asked you many times goorta shirka la furayo. Balse weli in Jadwalkii Kenya laga soo xawilay iyo in kale bal war naga sii.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gheelle.T;922672 wrote:
^
:)
Isagoo lagu haysto inuu Soomali yahay baan ogaa, maantase buraanbur buu soo qoray
;)

Meeshan jubooyinka waa meela habaar qabta; Soomalida meesha joogtona waa in walaala ah khayraadkuna ka badanyahay; hase ahaate meesha waxaa taagan sidan hoos ku qoran;

 

Anoo cudud shisheeye wax ku dili kara duco qaadan mayo= Apohis, Zack and company

Anoo wax dili kara duco qaadan maayo=Gabbal iyo xulafdiisa

Anoo wax boobi karo duco qaadan mayo=Abwaan, Oba iyo xulufadiisa

Anoo wax iskudira oo iskunadili kara doc ka yeedh deyn maayo= Xiin and company

 

Waxaan ka ilaaway tan OOdweyne oo ah; Anoo Qaran ah waan idiin garnaqayaa ee haigu dembaabina:)

 

Marka; Adeer Geele T; Adiguna doc ka yeedhka SOL ka daa :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Waryaa Sujui nimadii lagugu caaynayay illa waa been. Soo adigan "Tidhi" iyo "yeedhka" guraya..:) Aan wax ku su'aallee illa iyo 2008 accountkan muxuu qabanayay? Waaxey 29 posts?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Malaha Oodweyne ayaa nagu baashaalaayaa :D

 

Waryaa Ole, stop ruining us sujui's good name with all this DH DH. We know how to speak properly :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gheelle.T;922699 wrote:
^Waryaa Sujui nimadii lagugu caaynayay illa waa been. Soo adigan "Tidhi" iyo "yeedhka" guraya..
:)
Aan wax ku su'aallee illa iyo 2008 accountkan muxuu qabanayay? Waaxey 29 posts?

Adeer goormay sujuinimadu cay noqotay? Qaar badan oo iyagoo qoraxey iyo qoita miyigooda ku dhashay oo hadana sujui baan ahay ku dooda ayaanu haynaaye bal kelmadda hanaga xumayn.. War hadalka tuujiska ka daaya, shaqsi weeraka meesha ka daaya. Ilaa 2008 waaxan la'aa kombuutar, haduun baan helay aaladdii fadhi ku diriirka bedeshay :) Xaajigiina beryahan lamahayo oo waa intaasoon bedelaa :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this