Sign in to follow this  
suleeymaan

The other Jubbalanders speak out and expressed their fear of a new civil war in the south.

Recommended Posts

Abwaan as ever waa fashilanyahay wallee :D

 

Oodweyne is schooling you on what it takes to save face ee ninka Xasan ah is daba qabo dheh, haddii kale sidii Cabdulqaasim baa dhacaysa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

gooni;922342 wrote:
Abwaan Reer oodweyne baryahaan dambe siyaasadda koonfurta aad bay ugu dhuun duleeleen golihii snm waa lasoo koobay wax yar oo burcada shishe u badan baa lagasoo reebay sow idaacadah lama socotid?

 

Madaxweynaha umadda xafidullah cidina cay wax kaga qaadi mayso adna waa ina adeerkaaa anna waa madaxweynahgii wuxuuna ku mashquulsan yahay safaaradihii reer yurub oo ooda soo goostay meeshii la dajin lahaa iyo qurxinta bilicda muqdisho

 

Heesahan kismaayo oo reer barigu qaadayaan iska dhagayso,aakhirka markii wixii malagoodu galo dhintaan magaalo soomaaliyeed bay noqonaysaa

:Dgooni, I really hope inaan dad dambe dagaal ku dhiman oo wiilashan dadka magacyadooda twitter in lagu samaysto naf ka raadshey ay dadku arkaan inaysan waxba qaban karin. Waan ogahay waxay ka xanaaqsan yihiin shaqooyin been ah oo loo abuuray bay weynayaan oo ummadda u dhexeeya. Mooga halla yaabin biilkii reeraha ayaa ku badanaya oo awal xafiiska C/Weli laga masruufi jirey, balse yaan u sheega oo dhaha "Waa la doogiye, yaan la dacaroon" Shaqadana hadde ninkii aqoonteed, waayo-aragnimo iyo degganaanshaheed leh wuu sii joogi shaqadiisa laakiin midkii awal jago soo arkoo ku imaaday waa iska lugayn, weliba hadda soo ma aadan arag in kuwii Wasaaradda Arrimaha dibedda laga rukhseeyey aan la ceyrin ee Wasaaradda Shaqada lagu wareejiyey bal inay shaqo iyo tababar meel uga raadshaan. Mooge, boowe meeshu jago soo arkoo ma ahan ee waa yaan wax qaban kara.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shir_Jubooyinka_4.jpg

Arbaco, Feberaayo 27, 2013 (HOL) — Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen qaar kamid ah beelaha dega gobollada Jubooyinka islamarkaasina ka dhacay Hotel City Palace ee magaalada Muqdisho ayaa si kulul loogu cambaareeyay dowladda Kenya oo lagu eedeeyay in ay faraha kula jirto arimaha maamul u sameynta Jubooyinka.

 

Odoyaal, waxgarad iyo aqoonyahanno goobta hadallo kala duwan ka jeediyay ayaa siweyn uga soo horjeestay shirka la doonayo in maamul loogu sameeyo gobolalda Jubooyinka oo ay sheegeen in uu yahay mid aan loo dhameyn islamarkaasina ay wataan dad gaar ah.

 

Xildhibaan Xuseen Baajuun oo kamid ahaa dadkii goobta ka hadlay ayaa si kulul u cambaareeyay shirka imika ka soconayo magaalada Kismaayo, wuxuuna ugu baaqay dhamaan beelaha dega Jubooyinka in ay isu yimaadaan islamarkaasina ay si wadajir ah uga tashadaan aayahooda.

 

Xildhibaan Max’ed Xassan Fiqi oo isna goobta ka hadlay ayaa sheegay in dowladda Kenya ay masuul ka tahay dhibaatada ka taagan magaalada Kismaayo, wuxuuna ugu baaqay in ay faraha kala baxdo arimaha maamul u sameynta Jubooyinka.

 

“Uma dulqaadaneeyno in dowladda Kenya ay horistaagto hannaanka nabadda Soomaaliya,” ayuu yiri Bood C/dile Magan oo ka mid ah siyaasiyiintii goobta ka hadashay, isagoona intaa ku daray in dowladda Soomaaliya ay masuul ka tahay arinta maamul u sameynta Jubooyinka islamarkaasina ay haboon tahay in iyada looga danbeeyo.

 

Goobta ayaa waxa sidoo kale hadallo ka jeediyay aqoonyahanno, odoyaal, haween iyo dhalinyaro, kuwaasoo dhamaantoodba si isku mid ah uga soo horjeestay shirka imika ka soconayo Kismaayo ee la doonayo in maamul loogu sameeyo Jubooyinka, iyagoona sidoo kale dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay sida ugu dhaqsaha badan usoo farageliso arinta maamul u sameynta Jubooyinka.

 

Shirkan ay yeesheen waxgaradaka kasoo jeeda Jubooyinka ayaa kusoo beegmaya xilli dhawaan wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka dowladda Soomaaliya Mudane C/kariin Xuseen Guuleed uu sheegay in xukuumadda Soomaaliya aysan waxba kala socon shirka maamulka loogu sameynayo gobollada Jubooyinka ee ka socda magaalada Kismaayo, isagoona ugu baaqay maamulka KMG ee Kismaayo iyo shacabka ku dhaqan gobolkaasi in ay kasoo qeybgalaan shir wadatashi ah oo looga hadlayo arimaha Jubooyinka, kaasoo la filayo in bisha soo socota bilowgeeda uu ka dhaco magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

 

 

These Jubbalanders will not just dissapear as some here would like to see.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiinfaniin;922346 wrote:
Abwaan as ever waa fashilanyahay wallee
:D

 

Oodweyne is schooling you on what it takes to save face ee ninka Xasan ah is daba qabo dheh, haddii kale sidii Cabdulqaasim baa dhacaysa
:D

Horta nin hal magaalo go'doon ku ah oo weliba isagu isku xiray sidee dad indhaha ugu furaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

malistar2012;922213 wrote:
Jubbaland is most diverse regions in Somalia,

You got that wrong yaa newbie. Xamar is the most diverse city in Somalia yet it is ruled by one clan. The mayorss of 16 out of 17 districts plus the governor in Xamar are from the same qabiil. The locals have been sidelined.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

What's even more laughable is that the governor of Banadir and mayor of Mogadishu is the same person :D:D, how about giving the other to some other clan to show sincerity in bringing Somalis together?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Somalia;922467 wrote:
What's even more laughable is that the governor of Banadir and mayor of Mogadishu is the same person
:D
:D, how about giving the other to some other clan to show sincerity in bringing Somalis together?

:D Good question.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;922465 wrote:
You got that wrong yaa newbie.
Xamar
is the most diverse city in Somalia yet it is ruled by one clan. The mayorss of 16 out of 17 districts plus the governor in Xamar are from the same qabiil. The locals have been sidelined.

what now? Mogadishu has always been an unuka/cadcad city are you going to compare xamar with jubboyinka the only reason why xamar was diverse at all is the fact that it is the capital of the nation can we say the same for jubboyinka horta? If you want to get a piece of xamar then the whole somalia will belong to everyone, say NO to ''what is mine is mine and what is yours is mine' ma diideen? change the focking capital markaas

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Do u know how many d-block houses are in Xamar? I can tell you the number is so high that nobody can tell...now why are we not the mayor? Maamulka Xamar looma dhanna ninyahow!

 

On another note, you are telling me Xamar is inhabited by cacad and unuka only, then explain why Abwaan folks are mayors for two districts versus cadcadk's one district? Explain that Oba!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

WOOOOW the irony D-block has houses in banaadir therefore they should be the mayor of xamar right,sax yet you wanna sideline people from my clan and MMA'S clan and other clans in jubbaland who actually are the locals in jubbaland who has lived there for hundreds of years.

 

we are talking about dadka magaalada iska leh, Abwaan's folks Hiiraabnimo ay ku heleen ileen waa tol'ee

 

The day an unuka man can be the mayor of kismaayo that day a OG will be the mayor of Banaadir.Marka Zack its upto you

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

So Abwaan oo Galgaduud ka yimid baad madax uga dhigtay labo degmo because they are tol lol, reer ceelbuurna qaar baad siisay dhowr iyo toban degmana adaa qaatay, nimankii locals ahaa meesha iska lahaana 1 degmo oo caato ah baad u dhiibtay. Anagoo meesha degeneyn more than half a century waxba noa ogolid miyaa? Haddana adeer Xaad and Ahmed diiriye and Abwaan are asking justice for locals in Kismayo? I am just making sure i understand what you are telling the world..

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOOOOOOOOOL first of all there is only two predominantly cadcad areas in Mogadishu always been ninkii yaqaan ba yaqaan ; Shingaani and Xamarweyne the rest was always ours unuka taas maanta in cid laga wareysta uma baahna. As for reer Ceelbuur i gave them dayniile 150 yrs ago. hade abwaan are like the reer gedo of kismaayo oo kale maxaad ka rabtaa?

 

Sxb i told you the day a unuka man can be the mayor of Boosaaso or Kismaayo that day you guys will be the mayor of xamar. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

How would give cadcadka something when it is their city? Do you even know the history of the city? Ever heard of Xamar and Xamar-Daye. Cadcadka waa reer Xamar, adigana reer Xamar-daye LOL. Xamar used to have gates that close at 5PM. UNUKA used to get out of the city and go back to their places by 5PM. MOGADISHU was for REER XAMAR. Not only you are trying to take it over by force, you are trying to share it your kins inviting them from Galgaduud. Reer Xamar should rule all 16 districts, markaas baad xaq u yeelan kartaa inaad dadka kale wanaag iyo cadaalad ku waanisid oo dhahday Jubbaland dadka wax halaga siiyo. . Intaa gaadhsii Axmed Diiriye, Xaad, iyo Xasan Sh.

 

Aniga Xamar waxaan degenaa 60 sano ka badan, waxbana iigama ogolid, cadaalad baadna ka hadleysaa..nimanyahow xishooda oo HAG ha xishooto!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this