Sign in to follow this  
xiinfaniin

Strongly Worded Press Release From Puntland

Recommended Posts

Garoowe(RBC Radio) Warsaxaafadeed kasoo baxay maamul goboleedka Puntaland ayaa lagu dhaleeceeyey warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidan :

 

 

Dowlada federaalka Soomaaliya waxa ay carqaladeynaysaa nidaamka lagu soo doortay madaxda dowlada ayna ku dhaarteen hirgalintiisaoo ah maamul goboleysiga dowladu waxa ay fara galin ku haysaa hawlaha maamul u samaynta gobolada dalka sida maamulka Jubaland waxayna dowladu hareer martay hawshii loo igmaday oo ahayd iney bulshada u madax baneyso samaysashada maamuladood taasoo ah wadada ay shacabka Soomaaliyeed ku gaari karaan xasilooni,horumar,hirgalinta cadaalada iyo dib u heshiisiinta dhab ah.

 

Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu yiri halkii dowlada Soomaaliya looga fadhiyey meel marinta hawlahaas waxay u tafa xaydatay iney mudnaanta siiso heshiisyo ay la gasho shirkadaha shidaalka baara kuwo cusub iyo waliba soo nooleynta wadahadalo ay Soomaaliya kula jirtay shirkado ku shaqa leh shidaal qodista iyadoo heshiisyada kula gashay shirkadahaas iney shidaal ka baaraan deegaano aan ku jirin gacanta dowlada federaalka ah taasine waa qiyaano cad ilaa ay ka wada dhameystirmaan dhisida maamul goboleedyada dalka oo dhan.

 

Warsaxaafadeedka kasoo baxay maamulka Puntland ayaa waxaa sidoo kale lagu yiri hadaba umada Soomaaliyeed waxay door weyn ku leedahay go’aan ka gaarista qodobadaas hadii la qaado tallaabada nuucaas ah waxay dhaawacaysaa geedi socodka xaalada dalka waxayna dab kusii shideysaa siyaasada dalka ee aan cagaha adag ku taagneen hadaba waxaan kula talineynaa dowlada Soomaaliya ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka iney maal,muruq iyo waqtiba ku bixiso dib u dhiska iyo dib u dayactirka dalka halka ay inta yar ee ka hadhay iibgeyn lahayd.

 

Maamulka Puntland wuxuu si cad u sheegayaa in awooda go’aan ka gaarida maamulada dalka ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed kuwaas oo ay metelayaan maamul goboleedyada dalka, kuwaas oo isla meel dhigo doona wax wada qeybsiga gobolada,maareynta ilaha dhaqaale ee dabiiciga ah iyo ilaa ay ka dhamystiranto dowlada Soomaaliya markaas kadibne la gaaro wada xaajood dhexmara dowlada iyo maamulada dalka ka dhismaya.

 

Warsaxaafadeedka oo aad u dheeraa ayaa waxaa kaloo lagu yiri maamulka Puntland wuxuu dhaqan galinayaa isla markaane uu diirada saarayaa hirgalinta shuruucda u taala maamulka Puntland,wuxuuna ugu baaqaya dowlada federaalka ah ee Soomaaliya iney u hogaansanto dastuurka dalka uyaala isla markaane ay taageerto dhisida maamul goboleedyada dalka si sida ugu dhaqsaha badan loogu yagleelo baarlamaanka dhexe ee federaalka oo awood buuxda u yeesha inuu meelmariyo garsoorka dalka iyo dib u heshiisiinta iyo in laga fogaado wax kasta oo cirka kusii shareeri kara qalalaasaha siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa lagu soo gabagabeeyey Warsaxaafadeedka kasoo baxay maamulka Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Interesting indeed!

 

Xiin, just few days ago, President Faroole talked about Jubbaland and he was guarded in his talk, perhabs trying to give the FGS the benefit of the doubt. The latest release hints that Puntland has given up on the FGS when it comes to the issue of Jubbaland. Gloves seem to be off, but will the punches stick? Time will tell.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Perhaps you should feel free to use Yalahow's analogy .

 

Libax, the gloves are off indeed, Hassan has misread his mandate and is in dire need of 101 politics class in Somalia's current realities.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Tuug tub uusan marin ma tilmaamo!.

 

Maxaa la sameynaa?. Gloves are off aaba iigu daran!. Maxaase ninkaan Kimaayo ka quseeya?. Yaab badanaa!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Dowlada federaalka Soomaaliya waxa ay carqaladeynaysaa nidaamka lagu soo doortay madaxda dowlada ayna ku dhaarteen hirgalintiisaoo ah maamul goboleysiga dowladu waxa ay fara galin ku haysaa hawlaha maamul u samaynta gobolada dalka sida maamulka Jubaland waxayna dowladu hareer martay hawshii loo igmaday oo ahayd iney bulshada u madax baneyso samaysashada maamuladood taasoo ah wadada ay shacabka Soomaaliyeed ku gaari karaan xasilooni,horumar,hirgalinta cadaalada iyo dib u heshiisiinta dhab ah.

Very true. Culusow wuu is khasaarinayaa Somalina waa khasaarinayaa. If this 4 year end up another failure from Xamar, the rest of Somalia will have to reconsider staying with these folks. I am dead serious. Dadkaan meelna uma socdaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Correct.

 

Somalia will however comeback strong , and the likes of Hassan will be dragged screaming along with it. We will stay together awoowe , and the lyrics of today's politics are much better than the music coming out from Mogadishu, if you follow what I mean. I have feeds that despite all this noise Hassan will ultimately forced to go along with Kismayo and accept as another federal state emerging from the mouth of Mogadishu as it were.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

The Zack;922057 wrote:
Very true. Culusow wuu is khasaarinayaa Somalina waa khasaarinayaa
. If this 4 year end up another failure from Xamar, the rest of Somalia will have to reconsider staying with these folks. I am dead serious.
Dadkaan meelna uma socdaan.

Why should the President empower folks who are threatening secession before they're even empowered?:confused::D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^No one is asking him to empower anyone. He was given the benefit of the doubt.

 

Now watch this space ...and follow the news as it unfolds in Kismayo .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

xiinfaniin;922071 wrote:
^^No one is asking him to empower anyone. He was given the benefit of the doubt.

 

Now watch this space ...and follow the news as it unfolds in Kismayo
.

'One thing Somalis are good is insisting on getting all their political wishes at one go by any means necessary. They did that and they intend on doing that going forward'.- Baashi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

You couldn't make this stuff up. Faroole opposed the creation of Khaatumo State and yet he is lecturing the central government about letting others form ill-advised maamuls that are destined to rekindle the Civil War.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiinfaniin;922066 wrote:
^^Correct.

 

Somalia will however comeback strong , and the likes of Hassan will be dragged screaming along with it. We will stay together awoowe , and the lyrics of today's politics are much better than the music coming out from Mogadishu, if you follow what I mean. I have feeds that despite all this noise Hassan will ultimately forced to go along with Kismayo and accept as another federal state emerging from the mouth of Mogadishu as it were.

Madaxweyne Xassan baroortii buu dad ka dhammeeyey, yaaba is gaarey. LST tii cammiraad ahayd adaaba laalaabay ma is tiri? Gloves are off ku lehe, mayee googaradaha are off.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;922057 wrote:
Very true. Culusow wuu is khasaarinayaa Somalina waa khasaarinayaa. If this 4 year end up another failure from Xamar, the rest of Somalia will have to reconsider staying with these folks. I am dead serious. Dadkaan meelna uma socdaan.

how come every somali clan is opposed to this Jubbaland thing except reer D-block, magaca somalia haku qaraabanina to achieve your bililiqo agenda

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

oba hiloowlow;922091 wrote:
how come every somali clan is opposed to this Jubbaland thing except reer D-block, magaca somalia haku qaraabanina to achieve your bililiqo agenda

Perhaps “reer D-block" don't belong in the country. They belong to Ethiopia and Kenya. Magaca Soomaali ayey ku qaraabanaayaa in bililiqo. Viva USC.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this