Sign in to follow this  
xiinfaniin

Maxay la kulmeen waftigii dowladda ee Kismaayo yimid?

Recommended Posts

Maxay la kulmeen waftigii dowladda ee Kismaayo yimid?

Published: February 25, 2013

 

Kn: Wafti 3 wasiir ka kooban oo ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Kismaayo, markii dambane waxa ay ka laabteen garoonka dayuuradaha kadib markii ay kulan la qaateen mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee magaalada.

 

Hadaba maxay kala kulmeen Kismaayo.

 

Socdaalka waftiga oo u muuqdey mid kugu soo boodey ahaa oo aanan ahayn “kugu baridey” ayaa waxa uu kulan la qaatay maamulka KMG ah ee Kismaayo, isagoo kala hadlay labo arrimood oo kala ah tan maamul u samaynta oo ay maamulka u keeneen casuumaad gogol ay dowladda ka fidisey Xamar, iyo arrinta labaad oo ahayd ciidamo kuwa maamulka ah oo ku dagaalamay magaalada Kismaayo.

 

Mas’uuliyiinta Kismaayo waxa ay waftiga u sheegeen in shirka maamul u samaynta uu barito furmayo, una malaynayeen in waftigani uu shirka u yimid oo laga soo jawaabay casuumaaddii dowladda loo direy oo ahayd sababtii shirka loogu dib dhigey.

 

Tan ku saabsan shaqaaqada ka dhacday Kismaayo, waxa ay sheegeen in shalay oo ugu dambeeysey ciidamada dowladda Federaalka ay ku dagaalamayeen Suuqa Bakaaraha, waftiga Kismaayo loosoo dirayana ay marka hore iska hor imaadyada caasimadda soo xaliyaan.

 

Waxa loo sheegey in shaqaaqadii la xaliyey, shirkuna furmayo, dowladda loo baahanyahay in ay kasoo qeybgasho.

 

Waftiga ayaa dib ugu laabtay Xamar.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kolay la isma afgaran, Wafdigi tagay Kismayona waji gabax ayuu meesha kala noqday.

 

But what was the point of sending these ministers to Kismayo if you don't put things in a better way or are even unable to persuade the men in Kismayo into an agreement. Hassan Culusow is a digging big whole for himself through his actions. This was unannounced, unexpected and another big failure in a long series of blunders regarding Kismayo debacle.

 

He was better off not sending anyone, laakiin aawaye hee caqli majiro wuu isa sii ceebaynayaa, wax laga faa'iiday hada majirto aan ahayn more khilaaf iyo shaqsiydiisa/kartidiisa oo more question mark lasii saaro? Mar hadaa tagaysid meesha waa inaad agenda-haaga soo fulisaa hadii hatagin marka hore ama sida statesman like udhaqan oo wax lagaa rabo samee. Its as simple as that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

muqdisho waa 16 toban degmo kuli waxaa haysto hal qabiil taas ma laga hadlo inta kismaayo laga hadlayo.

 

Nin xaraan ku naaxey, kufsi iyo dhac ayaa maamul ii sheegaya sida loo suubiyo. waxay caado ka dhigteen in hadii maamul la dhiso moodeen in iyagu maamulka ay leeyihiin. nin ku naaxey xaraan 23 sano la soo dhaafey miyaaad wax ka sugeysaa,

 

adigaa waalan hadii aad wax ka sugeysid

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

xamar is controlled by its right owners everyo local clan is included yaa ciyaal you on the other hand want to controll regions like jubbada dhexe where you clearly are a minority in that aint gonna work my friend. Kismaayo was stabile in 3 years under shabaab and guddomiyaha jubboyinka was a camel lover so was the mayor of kismayu the same way the Banaadir amiir was a local.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

oba hiloowlow;921739 wrote:
^^

xamar is controlled by its right owners everyo local clan is included yaa ciyaal you on the other hand want to controll regions like jubbada dhexe where you clearly are a minority in that aint gonna work my friend. Kismaayo was stabile in 3 years under shabaab and guddomiyaha jubboyinka was a camel lover so was the mayor of kismayu the same way the Banaadir amiir was a local.

Based on what census, and what the hell does Kismayo have to do with Middle Juba? You are just looking for things to justify your hypocrisy but hey, I don't blame you, you've got nada at this point.

 

No input, no influence, not even a window to watch from. Why are you so hellbent on allowing people to form what they want in their own regions, while you want to rule the capital of the nation under a qabiil incorporation, war waxaan maxaa ka si ah?

 

smh in 2013..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this