Sign in to follow this  
Abwaan

Daawo sawirada banaanbixii maanta ka dhacay mag. Garoowe ee Shabaab lagaga soo horjeeday

Recommended Posts

Abwaan   

Ilaah ha u naxariisto Sh. Abdulqaadir iyo intii gacanta Shabaab sida xaqdarrada ah ugu dhimatay iyagana ummadda haka qabto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ilaahayoow sheekheena weyn Sheekh Gacamey u naxariiso, waana xaqiiqo in "sheekha loo diley si loodumiyo iftiinka dacwada iyo xaqa" sida boorka lagu qorey. waxaa qof walibo oo soomaali ah waajib ku ah ineey diintooda ka difaacaan kuwaan Khawaarijta ah. sida LOOXAD kale ay sheegeyso al-Shabaab waa Kansar in la iska jaro mudan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Abu-wehliye, anigu shakhsi Muslim ah baan ahay oo Diinta Islaamku ay aad ugu wayntahay. Laakiin nimankiinan wadaaddada ah waxyaalaha qaar runtii waan idin kula yaabaa. Mathalan, wada Abu Abu baad la baxdeen. Miyaydaan ogayn in Kunyadu ay tahay dhaqan carbeed oo aan sal iyo raad toona ku lahayn diinteena suuban, oo xitaa carabka christianka ahi iyo ka cilmaaniga ahi labaduba ay kunyada isicmaalaan? Arinka kunyadu kaliya waa tusaale muujinaysa sida aad si guud u qaadateen dhaqanka carabta idinka oo diin ka dhigaaya, dhaqankii soomaalidana ka tagteen yasid aad yasaysaan awgeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This was good demo against Alshabaab and its criminal enterprise. Fight Alshabaab wherever you see. Dadka waa sax in lakiciyaa oo Alshabaab lanacsiinaaya colaad xunna oogu abuuraa inay ladagaalaan. Wacyigalin fiican iyo Mudaahaardayada noocaan oo kale wa ina laga sameeyaa magaalada kasto oo Somalia ah. Qabiiladaba waa la isku kicin jiray ee shacabka hada waa ina lagu kiciyaa inay Alshabaab ladagalaan qofki ah ee arkaan dilaan soo sheeegaan oo waliba qalaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this