Sign in to follow this  
The Zack

What really happened in Kismayu..

Recommended Posts

Gabbal   

Waaba dad waalan dhalaankaan.

 

Latest update: both sides have been moved away from their frontlines and peace has returned. Inshallah it becomes sustaining.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Wixii dhacayba nasiib daray ahyd, intii dhimatayna allaha u naxariisto,saldhigyada boliskana ma'ahayn in qabiil lagu maamulo,waayo cidina yeeli mayso wiilkaagii reer hebel buu u xiran yahay maamulkana waxaa ka horeeya in qodaxda layska qaado si daacad iyo dadnimo ku jirto, haday taasi adkaato waxaa cadaanaysa in federalku dhib la yimid somaalidu waxay ku maahmaahdaa geel iyo kaluun xero ma wada galaan

 

Wiilasha ha lasoo aaso, intaan kuwa kale god loo laadina federalka puntland ha la weydiiyo, iyo sababta ay ku diideen inay saminaar u qabtaan walaalahood raaskaanbooni iyo caanoole oo isku duuban,una sharaxaan faa'iidada federalka iyo dhibaatada gudniinka fircooniga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Gabbal;921333 wrote:
Waaba dad waalan dhalaankaan.

 

Latest update: both sides have been moved away from their frontlines and peace has returned. Inshallah it becomes sustaining.

you didn't want to listen to what I was telling yesterday but it is good you now realized that kismayo has moved on from the old clan driven stuff. there is a maamul and there will be even bigger and better maamul for the people of kismayo and we are working on that. stop phoning your clan members and urgining them to fight because in the end wiilal yar yar oo tolkaa ah bad god ku ridaysaa ninyoow.

 

One thing that you should realize is that galgaduud has no say in kismayo. those JVA days are over. kismayo will protect the rights of all its minorities. taas igu ogoow. caabduqaaq people have nothing to fear.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge;921347 wrote:
you didn't want to listen to what I was telling yesterday but it is good you now realized that kismayo has moved on from the old clan driven stuff. there is a maamul and there will be even bigger and better maamul for the people of kismayo and we are working on that. stop phoning your clan members and urgining them to fight because in the end wiilal yar yar oo tolkaa ah bad god ku ridaysaa ninyoow.

 

One thing that you should realize is that galgaduud has no say in kismayo. those JVA days are over. kismayo will protect the rights of all its minorities. taas igu ogoow. caabduqaaq people have nothing to fear.

I might agree that Galguduud have no say in Gedo and so are you, xiin and Faroole. Here is a question to you and Xiin, tell me hal degmo oo ka mid ah degaannadan saddexda gobol oo la dhihi karo waad deggan tihiin si muuqata.. Don't tell me Kismaayo waayo xitaa reer Hargeysa iyo Burco wax baybka degi jireen magaalada, oo Soomaali oo dhan baa laga helaa. Haddii ay run idinka tahay in qof walba dhulka uu dego loo oggolaado si ay maamul uga dhisaan, why are you dictating Gabbal oo 3-da gobolba wax ka dega, si aan la inkiri karin, oo weliba majority inuu noqdo laga yaabo mid ka mid ah? Mooge ummaddaan adiga, xiin iyo kuwaan doc kayeerrada ee Jacpher ka mid yahay baa isku diraya ee ka dhex baxa, haddii kale Indhacadde will be on his way.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Xiin-

 

Bulsho! I would closer call the malls of Minnesota then wait on Mooge with better grasp of English. ;)

 

Abwaan-

 

There is a reason the Mooges of Puntland never mention the word "Jubbaland." You would think this is 1996 and Morgan's false presence in Kismaayo sustained on the back of SNF was in the equation. Kismaayo iyo wax ka sheegashadeed mar hadii la dhaafo, Jubbaland yaab ayay nin kaasoo kale ku noqotaa inuu soo hadal qaado.

 

Laakin dhib badan maleh, meel kalaad sheegtaye Mooge haduu diyaar yahay anaa hada boos kasiinayo Beled-Xaawo lafteed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

To much fabrication of what really went down. Lets call a spade a spade. It was clan fight and now its resolving and its in the best interest of everyone to make sure it dont happen again. Now we can move on. Basta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dabrow;921403 wrote:
To much fabrication of what really went down. Lets call a spade a spade. It was clan fight and now its resolving and its in the best interest of everyone to make sure it dont happen again. Now we can move on. Basta.

+1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

The Zack, Dabrow nabad buu ku baaqay for the interest of all of us ee nabadda halla qaato, qof walba wixii uu rabo ha isku sheego illeen war lama kala sugayee laakiin nabad wax ka fiican ma leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Abwaan;921407 wrote:
The Zack, Dabrow nabad buu ku baaqay for the interest of all of us ee nabadda halla qaato, qof walba wixii uu rabo ha isku sheego illeen war lama kala sugayee laakiin nabad wax ka fiican ma leh.

Nabad waxaa ka horeeyso inaan Xaqiiqada la garab marin. Dadka dagaalamay labada dhinacba waa isku heyb. Taliyahii saldhiga la weeraray xukumay ee markii danbana dhaawacmay asagoo difaacaya saldhiga Qalinle iyo ninkii watay 30 wiil ee meesha weeraray ninkii watay oo asagana markii danbe meesha ku dhintay Laba-Gadhle waa labo nin oo isku qabiil ah. Somalidu beenta iyo dab huriska waxey ku fasho ma aqaan. Xasadkaa iska badan. Dagaalka sida cad waxuu dhaxeeyay maamulka meesha ka taliyo oo cid walbo leh iyo dhalinyaro lasoo lugeeyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

The Zack waxaan is leeyahay xaqiiqda la wada yaqaan iyo middaad rabto waa kala duwan yihiin. Haddii aan laba beelood dagaashannayn maxaa inta badan dadka Reer Gedo iyo inta badan Axmed Madoobe ciddiisu ay u kala caraysan yihiin iyadoo ay salka ku hayso arrimaha Jubboyinka. Ma waxaad rabtaa inaad dad kale go'aan u gaartid oo aad dhahdidhebel baa ku metela ee haka hadlin anna aan ciddaan rabo keensado? Anigu sidaan k dareemay hadalladooda reer Gedo waxay ka xanaaqsan yihiin in sidii marti loola dhaqmay. Taas miyaad hadda qarin rabtaaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Abwaan, I don't know who you have been talking to but it definitely aint Reer Gedo. Reer Gedo folks are cool with everything that is going on. As a matter of fact, they are leading the technicality of the coming-up grand conference in Kismayu. Some dudes from Cabduwaaq are upset because they were not given the opportunity to represent the "Reer Waamo" kins. Well, sir that is not our job. We don't choose who should and should not represent Reer Gedo, Reer Gedo do that. So for them to have a contact with Culusow and try to distract the peace and the conference is not acceptable in any book. Who attacks a prison and tries to free a spoiler when that same spoiler was arrested by clansmen from Gedo. This has nothing to do with "Marti si xun loola dhaqmay". And who told you Ahmed Madoobe reerkiisa iyo Reer Gedo baa kala cadheysan? They are together in this. Do you know who Col. Reedar, Ahmed Madoobe's own deputy is? Do you have any idea where Aw Libaax hails from? Have you been told that General Madoobe, a Gedo man, is currently in Kismayo running for the president of Jubbaland? There are ZERO clan issues as some wish for, NATTA, nothing! The real people of Jubbaland are united!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waryaa Zack anigu inaan Burma ka imid camal baad iila hadlaysaa....war Soomaalidu waxba ma kala aha.....labada cidoodba qaraabo ayaan la'ahay although I do not want to disclose how in public. I mean close family aan weysada iga jebin..marka xitaa my own family members dareenkooda ayaa igu filan, let alone, deris, saaxiib, websites and fadhi-ku-dirir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this