Sign in to follow this  
Tillamook

Heavy fighting breaksout in Kismayu...

Recommended Posts

It seems Hassan Culosow has been forced to play his last card...Time will tell if this desperate gambit will work to derail the Jubaland Express.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Well, I don't know directly but they must be delighted hearing this news and there is always some below under goings, you never know.

 

Beelaha wada dashay ee meesha isku dagaali jiray marke dhahen maamul aan sadexda gobol usameenenaa markasaa waxa larabaa in dagalki iyo dhiigooda iska sii socda nabadna aysan kadhicin goboladaas. Mogadishu groups think the subclans in Jubbaland to fight each other benefits them greatly.

 

But what is this latest dagaal horta? I don't think it has any links to subclan fighting but other issues or may be Ashabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Iska-horimaad u dhexeeya ciidamo kawada tirsan maamulka Kismaayo oo ka soconayo degmadaasi Iyo isgaarsiinta oo hawada ka maqan

 

Sabti, Feberaayo 23, 2013 (HOL) — Iska-horimaad u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan maamulka KMG ee degmada Kismaayo ayaa lagu soo waramayaa in saaka aroortii uu ka qarxay gudaha degmadaasi, iyadoona la sheegayo in labada dhinac ay isu adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan.

 

Sida aan ku heleyno warar xog ogaal ah dagaalka ayaa ka bilowday nin ciidamo ka tirsan kuwa dhaq-dhaaqa raaskaambooni ay xalay ku xireen saldhigga degmadaasi, waxaana saaka goobtaasi weerar ku qaaday ciidamo kasoo jeeda beesha uu ka dhashay ninka la xiray.

 

Goobjooge ku sugan tuulo ku dhow Kismaayo oo qadka teleefonka ugu waramay HOL ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan beesha uu kasoo jeedo ninka la xiray ay saaka weerar ku qaadeen saldhigga Kismaayo, waxaana lagu soo waramayaa in xaaladda magaalada ay aad u kacsantahay.

 

Way adagtahay in la ogaado faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan iska-horimaadkaasi iyo weliba khasaaraha ka dhashay, maadaama ay hawada ka maqantahay isgaarsiintii degmadaasi.

 

Wararkeena danbe ayaan idinku soo gudbin doonnaa faahfaahin ku saabsan iska-horimaadkaasi iyo weliba khasaaraha ka dhashay.

 

……………

Xasan Nuur, Hiiraan Online

Hnur@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faahfaahin kooban– Iska hor imaad ka dhacay Kismaayo

 

Ciidamada Deegaanka Jubaland ee ku sugan Kismaayo oo ilaa shalay howlgal ka waday Magaalada Kismaayo ayaa shalay gacanta kusoo dhigey ugu yaraan 50 qof oo looga shakisan yahay al-shabaab, intaas ka dib ayaa saaka waabarigii rag hubeysan ay weerar kusoo qaadeen saldhiga dhexe ee magaalada Kismaayo kuwaas oo sida lagu soo waramayo ujeedadoodu ahayd inay xoog kusoo furtaan rag howlgaladii shalay lagu soo qabtay oo lagu hayay saldhiga.

 

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Raaskabooni ee Deegaanka ayaa markiiba howlgalkoodii sii xoojiyey, Dagaal kooban ka dib waxay Ciidanku ku guuleysteen iney gacanta ku dhigaan ugu yaraan labaataneye Maleeshiyaadka dagaalamayay ah.

 

Inkastoo aan Wali warar rasmi ah la hayn hadana sida Puntlandi wararka ku helayo xaalada ayaa iminka degan.

 

Waxaana wali socda howlgalka ay wadaan ciidanku, Dhinaca kale Ciidanka Kenya ee ku sugan Jubada hoose ayaa qayb kamid ah iminka ay ka qaybqaadanayaan Howlgalka.

 

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dabley hubeysan oo weerar ku qaadey saldhiga booliska magaalada Kismaayo

 

Wararka aan ka helayno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in koox hubeysan weerar kuq aadeen Saldhiga Booliska ee magaalada Kismaayo, kooxda weerarka qaadey ayaa la sheegaya in ay doonayeen in ay si xoog ah xabsiga ugala baxaan 50 nin oo maalintii shalay hawgal lagu soo qabtey kuwaas oo looga shakisanaa in ay xubno ka yihiin al-Shabaab.

 

Ma cadda cidda ay ka tirsan yihiin kooxda Saldhiga weerarka kuqaadey, waxaa dadka qaarkiis sheegayaan in qaar ka mid ah dadka xiran ay hayb-wadaag la yihiin mid kamid ah dadka xiran, halka dadka qaarkiis sheegayaan in ayba yihiin koox kale oo taagersan al-Shabaab. Dadka qaarkiis ayaa sheegaya in kooxda weerarka kuq aadey Saldhiga Booliska ay sheeganayaan in nin dhalinyaro ah ciidanka nabad ilaalintu ay ka dileen laba habeen ka hor.

 

Horseed Media ayaa ogaatey in weerarka kooxda hubeysan ay ku qaadeen saldhiga booliska ee ay ku xirnaayeen inta badan dadkii lagu soo qabtey hawlalada al-Shabaab ka dhan ah ay ku dhinteen askeri ka tirsan ciidanka Booliska ee ilaalada ka ahaa Saldhiga laba ka mid ah dableydii weerarka geystey iyo qof rayid ah, waxaana ku dhaawacmey qaar kale.

 

Ciidamada AMISOM ayaa bilaabey in ay xiraan dariiqyada magaalada, waxaana hawada laga saarey isgaarsiinta telefoonada lamana garanyo sababta isgaarsiintu u go’an tahay.

 

Waxaa ku sugan magaalada Kismaayo ergooyin badan oo ka kala yimid gobolada Jubada dhexe, Gedo, Jubadaha hoose iyo martri sharaf kale oo ka yimid qurbaha iyo gobolada dalka kuwaas oo u tegey in ay ka qaybqaataan shir dib u dhacay oo lagu wadey in maanta uu ka dhaco magaalada Kismaayo.

 

Horseed Media

News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tillamook;920900 wrote:
It seems Hassan Culosow has been forced to play his last card...Time will tell if this desperate gambit will work to derail the Jubaland Express.
:D

Walahi your pathetic fowqal pathetic every thing that happens is culusoow's fault innit? Isku xishooda and stop blaming mudane hassan sheikh for your internal problems. Raaskamboni arrested an officer from the gedo group which resulted in clan fighting between the two miltias.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ilaah ha kala qaboojiyo dadkan Soomaaliyeed ee dagaalaya. How does one expect that peace and prosperity will come back soon when we have some cyber warriors like the ones leaving above comments. Shame on you guys, cayrtiinna iska qaata uma malaynayo in Soomaaliya ay noociinnaan oo kale horumar gaarsiinayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Apophis;920947 wrote:
^ But you have to admit, when it comes to countering the propaganda, tolka are wholly useless. They're losing the information and propaganda war, which is the first step to losing actual ground. They need to wake up.

So you are admitting that all you have is nothing But Propaganda? Shame on you Apo, did you think about the people dying than your clan agenda? Did you think about what forced you to leave your country? Why are you wishing for others to go through that when your enjoying your coffee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

hey guys this was not a big deal. Few JVA remnants tried to cause trouble and they were quickly dispersed.

 

kismayo has changed and it is not going back to the old days. the remnants of the former occupiers are making noise but they were easily dealt a blow by a united front that gives no damn about these creatures. qoslaye is sending money and whatever he can afford to disturb the peace. we have the worst president in a generation guys. qoslaye is the worst if you think about it. his motive to create war every single area of somalia for reason of Irirism. i don't know why he is spending so much energy on re-igniting clan wars that we left behind.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Mooge-

 

Maqaaxidaada iska fadhi oo kofey iska cab awoowe, hawl kaleba ma hayside. You are right Kismaayo has long changed and done are the days when Morgan and his boys would be relevant anywhere in Jubbaland. As for dispersed, I am not sure you understand who showed who clarified the situation for the world when Kenyan troops are removed from the equation. With that said, I call for peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Apophis, the long-foot are in charge of all fronts including the info n propaganda war...i think its abt time that some of the task should be delegated to the fish eaters...atleast put them in charge in regards to the info n propaganda war...u know they r gud at it....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;920952 wrote:
hey guys this was not a big deal. Few JVA remnants tried to cause trouble and they were quickly dispersed.

 

kismayo has changed and it is not going back to the old days. the remnants of the former occupiers are making noise but they were easily dealt a blow by a united front that gives no damn about these creatures. qoslaye is sending money and whatever he can afford to disturb the peace. we have the worst president in a generation guys. qoslaye is the worst if you think about it. his motive to create war every single area of somalia for reason of Irirism. i don't know why he is spending so much energy on re-igniting clan wars that we left behind.

and the 'JVA' is controlling much of the central Kismayo while the raaskambonis are outside the city.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge, what you have to know is that sensible people know more than your fadhi-ku-dirir stories that you and your likes fabricate. Somalia has moved on and spoilers like you will be dealt with and brought in front of the justice. Gone are the days that you play the victim card and fool others.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this