Sign in to follow this  
suleeymaan

The Azania project: Time is running out

Recommended Posts

Qorshaha Axmed Madoobe oo fashilmay? - Shirka Kismaayo oo marlabaad dib u dhacay

 

Kismaayo (KON) - Guddiga farsamada maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka ayaa galabta ku dhawaaqay in uu dib u dhacay shirkii maamul u sameynta gobolladaas ee la filayay in uu maalinta berri ah ka furmo magaalada Kismaayo.

 

 

 

Sida Macallin Maxamed Ibraahim uu Warbaahinta u sheegay Shirka ayaa dib u dhacay kadib markii casuumaddii ka soo qeybgalka aysan ka soo jawaabin madaxda ugu sarreysa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo qorshuhu ahaa in ay shirka furaan.

 

Sidoo kale Maamulka Gobolka Gedo ayaa dhawaan shaaciyay inay ka qeybgali doonin Shirka Kismaayo.

 

Guddoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in Shirkaasi aaney wax dan ah ugu Jirin Bulshada ku dhaqan Gobollada Jubbooyinka kaasi oo ay wataan Shaqsiyaad ay dowladda Kenya gadaal ka riixeyso isagoo uga digay in ay Joojiyaan Shirarka ay ka wadaan Magaalada Kismaayo ee Xaruna Gobolka Jubada Hooose.

 

Madaxda Dowlada ayaa ku qanacsanayn Nimanka Xukunka doonaya.

 

Sidee Keydmedia Online horay usoo qortay, Dowladda Soomaaliya ayaa iyadu horay u shaacisay in ay taageersantahay Maamul u sameynta Gobollada Jubbooyinka inkastoo ay ka soo horjeesteen Maleeshiyada Ururka Raaskaambooni ee Ku sugan Magaalada Kismaayo.

 

Qorshaha uu wado Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa loo arkaa Qorshe Lid ku ah Midnimada Soomaaliya iyo Xasiloonida Degaanka.

 

Mar kasta oo Kismaayo la soo qaado, dadka wixii wax garanaya waxay ereygooda u jiheeyaan dhinaca nabadda iyo wada-hadalka. Ficilkii ugu xumaa ee Kismaayo laga yiraahdo wuxuu ahaa kii ay ku fashilmeen Maleeshiyaadka meesha iska soo galay, oo markaas is lahaysiiyey.

 

Xildhibaan Codsaday in aan Magaciisa lasoo daabicin oo Wariyasha Keydmedia Online ee Kismaayo la hadlay ayaa yiri:

 

"Fishilka ugu weyni ee Kismaayo wuxuu salka ku hayey markii koox Maleeshiyo ah oo jifo kooban ah ay damac shisheeye iyagoo dugaashanaya ay si aan miyir lahayn u halacsadeen hunguri aan meeshaba oolin. Waxaa la is tusay oo si riyo ah la isaga dhaadhiciyey in Kismaayo meel kale laga maamulo oo aan Somali ahayn, sidaas ayaa loogu dhacay fadeexad ku aaddanayd in Masuuliyadda iyo jiritaankii Somalinimo wax kale laga door bido, oo nidaamka iyo qaranimada Somaliya la iska indha tiro (waa tii talada Madaxweynaha iyo tan dowladdaba la diiday)."

 

"Dadka Aragtida fog waa garanayeen in falkaas foosha xun ee ka soo yeeray Maleeshiyaadka uu wato Axmed Madoobe aysan yaba yaraatee wax wanaagsan dib uga soo yeeri doonin."

 

"Hase ahaatee, dowladda waxaa lagu maslaa hooyoo, hooyana ilmaheeda wanaagsan iyo kuweeda xunba waa ay wadataa. Arrinta la yaabka leh ee hadda soo ifbaxaysaa waa Faroole oo mar kale Kismaayo ku soo baraarugay. Allow

Armeey fiicantahay in xalaal wax lagu raadiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Kn: Waxaa dib loo dhigey shirkii maamul u samaynta Jubbooyinka iyo Gedo muddo 5 maalmood ah sida ay noo xaqiijiyeen madax sarsare oo ka tirsan gudiga farsamada iyo maamulka Kismaayo.

 

Sababaha waxaa lagu sheegey ergadii gobolka Gedo oo uu dib u dhac ku yimid xiligii ay Kismaayo iman lahaayeen.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I am not sure it will be the one former Indhacadde gunners in Mogadishu are expecting :D

 

If you have Hassan's ear, tell him loud and clear, that Kismayo caused Abdiqasim's presidency. History is only good to be a guide ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

why is my good friend abwaan against kismaayo's locals forming an admin?

 

warya abwaan, damjadiid yay jar kaa turin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Xiin-

 

Your tone is not one that advances national reconciliation. Even if you are in favor of current events, some humility is not without rationale. The issue of federalism in the south, I am sure you understand, is touchy for practical reasons.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge;920804 wrote:
why is my good friend abwaan against kismaayo's locals forming an admin?

 

warya abwaan, damjadiid yay jar kaa turin.

Mooge haddii aad adigu Kismaayo maamul u shiseysid, Maxaa u diidaya in Gen. Inshacadde governor loo soo magacaabo? Aan kula taliyo ee adigu siyaasadda waa ku dhex waalatay. You cannot accept defeat? Give up man. Orod Maleesiya jaamacad u aad and come back after 4 years insha Allaah and better luck next time. Fabricating stories will not take you anywhere.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiinfaniin;920732 wrote:
^^I am not sure it will be the one former Indhacadde gunners in Mogadishu are expecting
:D

 

If you have Hassan's ear, tell him loud and clear, that Kismayo caused Abdiqasim's presidency. History is only good to be a guide ...

Xiin, Xasan Shiikh is not Cabdulqaasim and Muqdisho 2012 is not Carta 2000 either. I would understand if Axmed Madoobe says Kismaayo ayaan maamulkeeda ka mid noqonayaa, laakiin adiga iyo Mooge meeshee idiinka bannaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^xaad hadalkiisa baad ku raacsan tahay baan u maleyn, xiin iyo mooge xeebahaas ayey ka yimaadeen oo meesha dagaan uma aha.

 

Could it be possible one of them have Kismaayo as his birthplace. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Waranle_Warrior;920948 wrote:
What I don't understand is, why ee Muqdisho eey uhirgali ladahay oo uharsan waysay about the issue of Kismayo. Weeba kuwaasheen meeshaas.

because if kimsayo gets peace, Mogadishu lose relevance. loool. that is what the problem is.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Jacpher;920874 wrote:
^xaad hadalkiisa baad ku raacsan tahay baan u maleyn, xiin iyo mooge xeebahaas ayey ka yimaadeen oo meesha dagaan uma aha.

 

Could it be possible one of them have Kismaayo as his birthplace.
:D

adiga ma quusatid miyaa? Inaanan xitaa jeclayn inaan maalayacnigaaga ka jawaabo ma arki weysey? Kuwaan aan la hadlaayo ayaaba kaa fiican saa qabyaaladdooda waa caddaysteen which is ragannimo, adigu waxaan doc ka yeernimo ahayn ma taqaanid marna wadaad la iska dhigo iyo in la calaacalo, boorkana la isku qariyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

abwaan, you are losing your temper ninyoow. calm down and don't let qoslaye's faltering project get to you. his failures are his own doing and i know you are not happy with what is happening so calm down ninyoow.

 

this is just politics. xanaqa yaree ninyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

You are the one whose candidate failed to win the last election and causing the problems. You have no regard for the dying Somalis but care more about your clan politics. Be a man and accept defeat. Stop crying On Hassan Sheikh this and that. The president surprised many and won the top seat, he did not choose a Puntlander as a PM and that was his choice for who he wants to choose, end of story.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this