Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somali Dirty Jokes

Recommended Posts

Let's get them here ...... All the sensitive people should stay away comments, I know they will be reading too :D

 

Ladies and gentlemen, let's bring it here :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Mar is wad mar i wad mar is wad mar is wad mar i wad mar is wad SAY THIS WITH QUICK AND IN A HURRY VEYR LOUD as if inaad cuntey kildhi afka taagayo oo abur kicinaya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nin baa yidhi "halkaas aabihii taaganyahay hadii ay hooyadii taagnaan lahayd, wiilkaa yar saaka gacan ama lug ayuu ka jabi lahaa". Ninkaasi waxa uu ahaa Yoonis Burcaawi oo jooga guriga saaxiibkiis Xuseen. Subax hore Yoonis iyo Xuseen oo macawis gashan oo ku sheekaysanaya daarada dhexe ee guriga, ayuu wiil yar oo ina Xuseen ah oo agtooda ku ciyaaraya waxa uu ku silbaday/simbiriraxday marmarkii daarada oo qoyanaa, markaasuu isagoo sii dhacaya nasiib wanaag gacanta la helay oo qabsaday xubintii taranka ee Aabihii ka dibna sidaas kaga badbaaday dhicitaankii.

 

Yoonis oo aad u qoslaya ayaa Xuseen ku yidhi. " waryaahee ma arkaysay sida xubintaasi wiilka yar dhicitaankii uga badbaadisay, walaahi halkaas aad taagnayd hadii ay hooyadii taagnaan lahayd maanta wiilkaasi wuu jabi lahaa. Waryaahe ileen bahalku faa'iidooyin kale wuu yeelan karaa hadii sida wiilkaas yar si cilmiyeysan loo isticmaalo" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

sheeko gaaban

Odey wadaad ah ayaa maalin maal maha ka mid ah ayaa will ardeydiisa ka mid , wuxuu siiiyey xulbad. wiilkii markuu cabey. odeygii waxuu ku yiri. macaslaam aqalkeyga ayaan u hoyanayaa. wiilkii intii lagu kacey gabadhii boyaasada aheed buu qabsadey, gabadhii qaylo ayey ku dhufatey waa wareey. aqalkii waxaa ka soo boodey odaygii.......wuxuu arkey wiilkii oo qawan. odaygi wuxuu ku yiri wiilkii waryaa bax, bax waryaa wiilkii waa dhaqaaqi kari waayey. odaygii waxuu yiri shaqadiisa anigaa ayaa aqaano ii daaya. Ak47 intuu la soo baxey oo xabada cirka u ridey ayaa wiilkii cararey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Waryaa JB Googaa, Cigale: inantayadii shalay kuu soo wareegtay maxaad futadda farta uga galisay.

 

Haye waa kaas ee bal googaaleysigaas ka jawaab:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oday iyo islaan ayaa isku afgartay markay Hawsha dhamaynayaan ""CALCULATOR KA II DHIIB"" inay yidhaahdaan si aan loo fahmin.

 

Maalinbaa odaygii Inankii yaraa u diray oo uu ku yidhi "hooyadaa waxaad ku tidhaa ""Abo calculaterka ii keen ayuu ku yidhi".

 

Wadaadiina waxay tidhi "waxad ku tidhaa calculaterka manta ma shaqaynayo ee xisabta ka naso berri baad xisaabine""

 

Odaygii wuxuu ku yidhi "xisaab miyaan dayn karaa, iska dhaaf ku dheh gacantaba waan ku xisaabine" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

jb taas baan kuu yara saxayaa siday ahayde u kaadi

 

markuu yidhi aabo calculator kii iisoo dhiib buu ku yidhi, islaanta waxaa la joogay dad kale

markaasay tidhi odayga waxaad ku tidhaahdaa ''calculator kii waan yara waayee bal waan raadinayaa iska yara sug... Markay dadkii ka tageen oo xoogaa kasoo wareegtay ayay islaantii tidhi ''aabo calculator kii waa la helay ku dheh.... Laakiin wuxuu ugu jawaab celiyay ''iska daa ku dheh xisaabtii maanta gacanta ayaan kaga shaqeeyee'' halkaasuu sheekadii kusoo xidhay iyadoo cidina fahmin!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Jacaylbaro;915795 wrote:
:D:D
,,,, Irbadda dharka

Waa sax................ Qolooyinkii Googaaleysiga ku soo koray ayaad aheyd ileyn:D

 

 

Ninbaa wuxuu shaqeyn jiray habeenkii (Night shift), Xaas iyo afar caruur ahna wuu lahaa. Nasiibdaro wuxuu wakhti fiican u waayey xaaskiisii. Waayo habeenkii wuxuu ku maqanyahay shaqo maalintana afarta caruurta ah ayaa aqalka ka boodboodaya oo xaaskiisii mashquul ka dhigay. Wuxuu muddo adkeystaba malintii dambe ayuu caruurtii u fakeray. Subax Jimce ah abaara 10kii subaxnimo ayuu afartiisii ciyaalka ahaa u yeedhay, markaasuu ku yidhi: ilmaheey 20kan shillin qaata baxa Sambuus noo soo gada. Markii ay albaabkii ka bixi gaadheen ayuu ku yidhi kaalaya kaalaya! Sambuus noocee aa ii soo gadeysiin? waxay ku yidhaahdeen: Sambuus bataati iyo hilib ah nooh, Sambuus saddexgeesle ah nooh. Wuxuu ku yidhi Sambuus saddexgeesle ah ha soo gadina ee mid afargeesle ah soo gada. Ciyaalkii socodkii ay ka bilaabeen xaafada Shingaani waxay ku gaadheen xaafada Waabari, makhaayad kasta oo ay tagaan waxaa yalay Sambuus saddexgeesle ah....:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shallot   

Okay I got couple of them...but I will share one right now.

 

Gabar iyo hooyadeed ayaa waxay ahaayeen 24/7 drive throughs. Ninkee rabaan bee la tuman jiren. One day gabadhii baa la guursaday. Markaas intee hoyadeed utimid bee waxay tiri "hooyo ninkaygii liin dhanaan baa hoosta ugaliyay suuna ugaran waxna!!!" She felt proud and smart for doing so. Markaas bee hoyadeed oogu jawaabtay "Hooyo ma liin dhanaan baa sheegtay? Balo!!! Ba'nayeey!!!! Wuu kugu fahmi doonaa. Hooyo aniga aabahaa liin bambeelmo ayaa ugaliyey hoostayda!!!!" LOOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this