Sign in to follow this  
walaalkis

Gudoomiye Tarsan Oo Mar Kale Ku Celiyay In Laga Saari Doono Dadka Degan Gurayaha Aysan Lahayn

Recommended Posts

Muqdisho (RBC Radio) Maamulka gobalka Banaadir ayaa mar kale ka hadlay dadka degan guryaha aysan lahayn eek u yaala magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

 

Gudoomiyaha maamulka gobalka Banaadir maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aysan macquul ahayn in guryo aanan la lahayn in leeska daganaado.

 

“Waxaan leenahay intii aad dagaanan kartaan waa daganaatee, intii ilmo aad ku dhali kartaan waad ku dhasheen, marka waa in aad ka guurtaan guryaha aadan lahayn,”sidaasi waxaa yiri gudoomiyaha maamulka gobalka Banaadir.

 

Sidoo kale gudoomiyaha gobalka ayaa ugu baaqay dadka gurayaha aysan lahayn xooga isaga heesay mudada dheer in ay cafis waydiistaan dadka isla lahaa guryahaasi oo ay ka heesteen mudadii uu bur burka jiray.

 

“waxaan leenahay odoyaasha iyo waxgaradka ka masuulka ah dadka degan guryaha islaameed ku dhiiragaliya dadkaan in ay baneeyaan gurayaha, inta aysan boolisku xoog kaga saarin”ayuu hadalkiisa ku soo daray gudoomiyaha maamulka gobalka Banaadir.

 

Hadalka Gudoomiye tarsan ayaa wuxuu ku soo adayaa xili magaalada Mqudisho ay ka socdaan dacwado la xariira dhulal leesku heesto, waxaana magaalada ku soo laabtay dad mudo badan ka hor naftooda kala cararay wadanka

 

 

looking good for tarzan for being a great mayor and a man of his words

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Lol

 

Keep the loot miyaa yaa OBA :D

 

I think Tarzan is genuine about this issues, he's angry with certain groups in Mogadishu and only using this to get them worked out.

 

Until the people in Somalia an specially the people in Mogadishu realise this reality, address this issue genuinely, admit and accept to leave other peoples properties, Somalia's reconciliation and the government gaining the trust and respect of the General populace of the Somali people is pipe dream.

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

Waranle_Warrior;912691 wrote:
^Lol

 

 

 

I think Tarzan is genuine about this issues, he's angry with certain groups in Mogadishu and only using this to get them worked out.

 

.

Who are those people ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaafad this is clear and Tarzan is acting a little erratic waryaa, not that his stances are wrong at all.

 

Also, the above quote of mine, I mean't to say not genuine. Oops just realised.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this