Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Watch the demonstration against Hassan sheikh maxamuud VIDEO

Recommended Posts

Mooge   

I am really proud of the large community that took to the streets to protest against this nepotist clannist. i talked to some of the people in the video before qoslaye went to minnesota and I guarantee you that everywhere he goes, protesters will follow him. 3 years and few months to go.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Adiga iyo dadkaasiba wax laga acuudubilaysto baad tihiin. Waa cusub ayaa u bariday Somalia oo labaatan sano ka badan la soo kacaakufaysay colaad sokeeye iyo qaajo. Fursaddan qaaliga ah ee ay maanta Somalia haysato looma daba fadhiisanayo dad carqalad ku ah oo luf dhuun gashay ku noqday horumarka umaddan. Waddaniyadda iyo Rajada Soomaalida inteeda kale gashay ayaa ka awood badan kana guulaysan doonta ficilidan qaran dumiska ah ee maangaabnimada ku salaysan ee aad waddaan. Waliigiinba mudaahraada, aragnaa cidda wax ku wayda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is not a demonstration but a staged demonstration by certain clannist minority who are against the interests and the peace that majority of somalis inspire and want however ,the gov will proceed bussiness as usual.wax loo joojinayo ma ahan dad nolosha ka dacay oo horumarka iyo nabadda shacabka somaliyeed ka soo horjeeda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this