Sign in to follow this  
Abwaan

Gudi heer Wasiiro ah oo loo Xilsaaray in ay Baaraan Xasuuqii Leego

Recommended Posts

Abwaan   

Xukuumada Soomaaliya ayaa Gudo heer wasiiro ah u xilsaartay in ay baaraan Xasuuqii ay Ciidamada AMISOM u geyteen Dadka shacab ah oo u badan Caruur dhiganeysay Dugsi Quraan ku yaala Deegaanka Jiiro Miskiin ee hoostaga Deegaanka Leego.

 

Gudigan oo uu hogaaminayo Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa xalay booqday dadkii ku soo dhaawacmay Xasuuqaasi ay geyteen Ciidamada AMISOM, waxaana ay warbixino ka dhageysteen Saraakiisha Caafimaadka ee Isbitaal Madiina.

 

Gudiga oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay goor dhow bilaabi doonaan Baaritaan dheer oo ku saabsan xasuuqii ay geysteen Ciidamada AMISOM, waxayna sheegeen inay war cad ka soo saari doonaan marka ay dhameeyaan baaritaankooda.

 

Ibraahim ***** Yarow oo ah Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa shaaca ka qaaday in Dowlada Soomaaliya ugu deeqday Dadka dhaawacmay lacag gaareysa 10-kun oo doolarka mareykanka ah, waxaana uu sheegay in wax looga qaban doono xaaladooda caafimaad.

 

Dad u badan Caruur oo gaaraya qof ayaa dhaawac ahaan u yaala Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho, iyadoo dhaawacyada ay ku jiraan kuwa halis ah oo dalka wax looga qaban karin sida uu horey warbaahinta ugu sheegay Xildhibaan Daahir Jeesoow.

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

What is the difference between this adminstration and previous ones? The current one don't blindly support AMISOM or any other forces or keep quite about their mistakes. Good job.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

There seems to be change in the air and Somali thinking. First time in 30 years that killings are investigated rather then revenging or denying.

 

Go Goverment. GO!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Abwaan;909573 wrote:
What is the difference between this adminstration and previous ones? The current one don't blindly support AMISOM or any other forces or keep quite about their mistakes. Good job.

 

lool@ my friend abwaan. ninyoow maxakugu dhacay malamahan beenta buunbuninteda waku horaysaye. lol.

 

forget about recent goverment, even Omar Abdirishaad was investigating AMISOM deaths in a time of war back in 2009 compared to qoslaye who was handed peaceful out of transition country with full and functioning constitution. nagadaa ninyoow waxagu wa kadareey. loool.

 

Speaking to Reuters in Kenya, Somali Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke denounced the insurgents. “They are firing from Bakara and even mosques. They are using people there as human shields ... We regret what happened. It is never our intention to hurt our own people,” he said. AMISOM’s spokesman in Mogadishu, Major Barigye Ba-hoku, denied on Friday that the AU soldiers had fired any artillery and blamed Thursday’s civilian deaths on rebel bombings. “We did not shell any place ... We are investigating and the Somali government is investigating too,” Ba-hoku told Reuters.

http://www.nation.co.ke/News/africa/-/1066/676224/-/135nnrdz/-/index.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

So Mooge ur gonna compare the statement of the fufu Major, in which he simultaneously claims there were no deaths and that an investigation will be done, to guddi heer wasiiro ah whose job is to take amisom to account for their wrong doings? If Mr Fufu and his minions didnt shell civilians, what was the need for an investigation? Also, do u have Omar abdirashid on record calling for an inquiry? If so was it guddi heer wasiiro ah? Ur post is just clan fueled nonsense, ka leexo meehsa adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

wadani, dhusadu ma fiicna niyoow. investigation is investigation. photo-ops don't mean anything. qoslaaye could not even condemn the massacre of 10s of civilians in buulomareer by French cowards. let us stop the buruhahaha ninyoow, ciyaal ma joogaan meesha. let qoslaye investigate the deaths of buulomareer by the coward French instead of putting up photoups with no substance against AMISOM which is protecting his villa. nancnac iyo nacasnimo loma bahna ninyoow.

 

layrta gadal ka cab niyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Oba, sidii odey jirjiroole ayaad kolba fikirkaaga ama mabaadi'daada u badashaa ama waxa aad aaminsatahey aad kolba dhinac u orgtaa, ma xuma sidan don't see it as bad, I have observed you very closely, markaad fakirkaagi hore badasho to the new one ayaan hoosta ka dhahaa "wa kaa halyey Oba, haduu xaqa ku soo dhacey"

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

What is saaq, am only familiar with saag, saak, saal, saab, saan, saam, saar, saat, saac, saaf, saaj,

 

 

war am seeking answers niyahow, you seem to be giving big NO for a simple explanation of what you mentioned

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this