Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland Troops capture Maraja with support, surveillance and cover from Air by Puntland Marines

Recommended Posts

Galgala:Ciidamada difaaca Puntland oo qabsaday Maraja oo ka tirsan Galagala

 

17. januar 2013

APL

 

Ciidamada puntland ayaa Saaka aroortii hore u ruqaansaday dhinaca degmada Galgala waxaana ay ciidmaadu saaka ka dhaqaaqeen Balokhadar waxayna gaareen iyagoo oo aan wax iska hor imaada la kulmin tuulada Maraja oo 25mitr ujirta Galgala.

 

Sarkaal ka tirsan hogaanka ciidamada difaacda dawladda Puntland oo lagu magacaabo Coll Jamac Siciid Warsame Afguduud uu tilmaamay in aysan jirin wax khasaaraha oo soo gaaray ciidamada Puntland,wuxuuna xusay inay khasaare gaarsiiyeen maalishiyaadka Alshabaab dhawaan ay guulaha ay gaareen.

 

waxaa dhanka kale uu tilmaamay in ciidamada puntland aysan u babac dhigi karin kooxda halkaasi ku jirta ayna cararayaan marka ay arkaan ciidamada difaaca Puntland rasaasta ayuu sheegay inay goos goos ahayd.

 

Coll Afguduud ayaa tilmaamay in ciidamada puntland ay dul Marayeen diyaaradaha dagaalka ee Ciidamada Bada Puntland,oo kor kala socday hawlagala ay ciidamadu ku qaadeen deegaanka Maraja.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Puntland begins military operation against Al Shabaab in Galgala

 

15 Jan 15, 2013 - 11:27:58 PM

 

BOSSASO, Somalia Jan. 15, 2013 (Garowe Online) - Government forces in Somalia 's northern region of Puntland have began a military operation against Al Shabaab militants in the Golis Mountain Range, Garowe Online reports.

 

Col. Jama Said Warsame "Afgadu d " told Radio Garowe during a telephone interview that Puntland government forces launched a surprise raid on Al Shabaab positions in the Galgala mountains area on Tuesday morning.

 

"The terrorists have dispersed and fled to different directions, " said Col. Afgadud, the commander of Puntland Defense Force units stationed in the Galgala area.

 

Col. Afgadud noted that Puntland government forces seized key areas in the mountainous region and inflicted casualties on Al Shabaab militants.

 

"The civilian population has fled this area long ago because of the abuses by Al Shabaab militants who came from southern Somalia, " said Col. Afgadud.

 

On Dec. 5 , 20 12, and ag ain on Jan. 3, 2013, Puntland government forces repelled nighttime by Al Shabaab militants in Galgala area. Puntland government officials have vowed to dislodge Al Shabaab militants in the Galgala area .

 

In mid-2010, Puntland government forces concluded a three-month military operation in Galgala by seizing all mountain areas under the militants' control and Puntland officials say the Al Shabaab group in Galgala receives logistical support from Somaliland, to the west.

 

Galgala area provides a mountain cover from Al Shabaab militants to establish hideouts and Puntland government forces seized two weapons shipments from Yemen in 2012.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland Defence Forces capture Af-Urur Base marching unchallenged thus far

 

Galgala: Ciidanka PL oo fariisin qabsadey

15 Jan 15, 2013 - 11:12:31 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Ciidanka Difaaca Puntland ayaa weerar culus maanta 15 January,2013 ku qaaday fariisin ay ku sugnaayeen haraadiga Al-shabab oo wali ku dhuumalaysanaya deegaano hoos yimaado Buuraleyda Galgala,sida ay noo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonyahay weerarkaasi lagu qaaday ayaa waxaa la gaarsiiyay dhaawac iyo dhimasho aan la cadayn karin inta ay le’eg tahay.

 

Col.Jaamac Siciid Warsame oo ku magac dheer Afgaduud oo Caawa la hadlay Radio Garowe ayaa tilmaamay weerarkii ay saaka ku qaadeen kooxdaasi ay ku guulaysteen inay ka qabteen deegaankii ay ku sugnaayeen,wuxuna sidoo kale xaqiijiyay inay gaarsiiyeen khasaaro faro badan balse aan la cadayn karin inta uu le’eg yahay.

 

Taliye Afgaduud ayaa wacad ku maray inay sii xoojin doonan howlgalka ay kula dagaalamayaan kooxda kasoo horjeeda nabada iyo kala danbaynta Soomaaliya,wuxuna sheegay inay kaabiga ku hayaaan deegaanka Galgala oo laga yaabo saacadaha soo socda inay qabsadaan halkaasi.

 

Wuxuna sidoo kale sheegay ciidanka dowlada Puntland inay ku sugan yihiin dhowr deegaan oo horay gacanta ugu jirtay kooxda Al-Shabaab,wuxuna sheegay dadkii deegaanka inay isaga carareen halkaasi ka dib markii ay u adkaysan waayeen dhibaatada joogtada ah ee ay ku hayaan.[/img]

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxayna gaareen iyagoo oo aan wax iska hor imaada la kulmin tuulada Maraja oo 25mitr ujirta Galgala.

Afguduud uu tilmaamay in aysan jirin wax khasaaraha oo soo gaaray ciidamada Puntland,

wuxuuna xusay inay khasaare gaarsiiyeen maalishiyaadka Alshabaab dhawaan ay guulaha ay gaareen.

 

Iska hor imaad ma dhicin ,,,, of course markaa khasaare ciidamada ma soo gaadhin ,,,, hadana AS bay khasaare gaadhsiiyeen ..... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this