Sign in to follow this  
Che -Guevara

U.S. to recognize Somali government, opening door to new aid

Recommended Posts

Abwaan...I am good.

 

XX....Any process will have to be gradual. It will be more sense to establish an effective police, intelligence, and small anti-terror special units. You could equip and train these effectively.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Che -Guevara;908991 wrote:
Arming an ill-trained militia with no qualified officer corp will spell disaster. And where will Somalia get the money to buy arms?

Even though you are a radical Islamist supporting human being with some emotions, you see sense, God bless you, son.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^I am interested in state functions, which my politics has nothing to do with. Pointing inadequacies of the Somali Government doesn't translate into supporting them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

kula kulmay Xubno ka tirsan Congress-ka dalka Mareykanka (Sawiro)

 

Washington5.jpg

 

Arbaco, Jannaayo 16, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga dalka Mareykanka ayaa la kulmay 20 xubnood oo ka tirsan Congress-ka dalka Mareykanka oo uu ku jiray mudane keliya ee muslimka ah ee laga soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, Keith Ellison.

 

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga warbixiyay mudanayasahan xaaladda dalka Soomaaliya iyo horumarka dhinaca nabadda ah ee lagu tallaabsaday, isagoo muujiyay sida uu u doonayo in mudanayaashan uu ku casuumo dalka Soomaaliya.

 

Xubnahan Congress-ka ka tirsan ayaa waxay madaxweynaha Soomaaliya weydiiyeen su’aalo ay ka mid yihiin xiriirka kala dhexeeya dalalka dariska la ah Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku jawaabay in dalalka dariska ah sida Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti uu kala dhexeeyo xiriir wanaagsan.

 

Soomaalida nool magaalada Washington iyo hareeraheeda ayaa wafdiga madaxweynaha kusoo booqanaya hoteelka ay deggen yihiin, iyadoo xubno ka mid ah jaaliyadda oo ay HOL la kulantay ay sheegeen in madaxweynuhu uu yahay mas’uul deggen oo rajo wanaagsan geilyay.

 

Click

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Hay'adda USAID iyo Bankiga Adduunka

 

Khamiis, Jannaayo 17, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Washington DC ayaa kulamo la qaatay Hay'adaha USAID iyo Bankiga Adduunka.

 

Xarunta hay'adda USAID ayaa waxaa madaxweynaha ku soo dhaweeyey madaxa hay'adda USAID waxayna ka wada hadleen sidii dowladda Soomaaliya looga kaalmeyn lahaa dib u dhiska adeegga bulshada. Madaxweynaha ayaa wuxuu xusay in xukuumadiisa ay xoogga saari doonto soo celinta ammaanka dalka balse ay ka fileeyso gaargaar ay ka hesho wadamada ay saaxibka yihiin.

 

Sidoo kale gudoomiyaha Bankiga Adduunka Dr. Jim Yong Kim ayaa madaxweynaha iyo wafdigiisa ku qaabilay xarunta Bankiga Adduunka ee magaalada Washington. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xusay baahida deg-dega ah ee loo qabo dib u dhiska hay'adaha dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo kaalinta uu Bankiga Adduunka ka geysan karo. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa guddoomiyaha cusub ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Cabdisalaam Cumar oo dhawaan loo magacaabay jagadaas.

 

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa kulamo is-dabajoog ah la leh madaxda dalka Mareykanka iyo hay'ado kale oo caalami ah, waxaana la filayaa in uu maanta madaxweynaha la kulmo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Mareykanka Hillary Clinton, ayada oo warar kalana ay sheegayaan in ay suuragal tahay in uu Aqal Cad kula kulmo madaxweyne Obama

 

Xafiiska Wararka

Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooryåån tuuto loo giliye with no asluub iyo dhaqan ciidan midkoodba leh ayaa Xamar dhooban. Dowladnimo B iyo T midkoodna kama yaqaanaan. They are far, far from being professional ciidan dad ah. Cunaqabateynta hubka ah waa inay saarnaataa Soomaaliya intee kuwaas jidadka Soomaaliya iska soc socdaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadley aqoonsiga Maraykanku siiyey Dowladiisa (Dhegayso)

 

Published on January 17th, 2013

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud oo hadda ku sugan magaalada Washington ee dalka Maraykanka ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey laanta afsoomaaliga ee VOA kaga hadley aqoonsiga dalka Maraykanku siinayo maanta Dowladda Soomaaliya muddo 21 sano ah kadib.

 

Madaxweynaha ayaa sheegay in sababta ka danbeysa aqoonsigan ay tahay xiligii kmeelgaarka aahaa oo laga baxay iyio muddadii aan xafiiska joogney oo aan qabaney shaqooyin waxtar leh.

 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku tilmamey in aqoonisgan uu noqonayo mid Soomaaliya u horseeda sidii dowlad jirta maraykanku ula dhaqmaayo, waxaana dhawaan la filayaa in hay’ado badan oo kale ay aqoonsiga kadib soo celiyaan cilqaqadaakii Soomaaliya la wadaagtey kaas oo kala go ku dhacay.

 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay booqanayaan Aqalka Cad ee Maraykanka ayna suurta gal tahay in ay madaxweynaha Maraykanka barack Obama la kulmaan laakiin qorshaha aan u nimid ma ahan kulanka Madaxweynaha ee waa in aan waraaqaha diblomaasiyadda is weydaarsano Maraykanka.

 

Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud ayaa sidoo kale ka hadley in dhawaan la hawl gelin doono labadii safaaradood ee dalalka Maraykanka iyo Soomaaliya kuwaas oo ku yaaley Washington iyo Muqdisho.

 

War diblomaasiyeed oo Horseed Media heshey ayaa sheegaya in Maraykanku weli si wadayo nidaamka haya labada waddo Dual Track Policy, taas oo ay gacana kula dhaqmaayeen maamulada kale ee dalka ka jira sida Puntland iyo Somaliland halka gacanta kalena ay kula dhaqmeysey dawladda federaalka Soomaaliya, lama oga nidaamka Dual Track Policy waqtiga uu dhamaan doono.

 

Dhegayso waraysiga Madaxa laanta afsoomaaliga VOA Cabdiraxmaan yabarow la yeeshay madaxweynaha.

 

http://horseedmedia.net/2013/01/17/madaxweynaha-soomaaliya-oo-ka-hadley-aqoonsiga-maraykanku-siiyey-dowladiisa/

Share this post


Link to post
Share on other sites

As far back as November, I had commented on the diplomatic support the U.S. was providing Hassan Sheikh with (referenced in the previous posts pasted below). That support has now been raised to the highest diplomatic prize denied to all Somali leaders since M. Siad Barre. I commend the diplomatic skills of his team, regardless of the denials voiced here in SOL. The recognition will give him greater leverage in the Jubba situation when negotiating with both the Kenyans and Ethiopians.

 

However, it will not have the financial benefits his administration so desperately pleads for from Washington. External financing will be limited to the Qatari and Turkish pipelines currently buttressing his administration. As for the arms embargo, exemptions might be made for particular limited situations, but I don't see a lifting in the near future.

 

 

 

 

Mintid Farayar;889306 wrote:
Somali president in u-turn over U.N. charcoal ban

 

By Mohamed Ahmed

Thursday, November 15, 2012

 

 

MOGADISHU (Reuters) - Somalia's president has reversed course on what to do about millions of sacks of charcoal stockpiled in former rebel strongholds and now says they can be exported despite a U.N. embargo on the trade.

Hassan Sheikh Mohamud three weeks ago......

 

Washington has indicated it would agree to the charcoal exports if the Somali government approved.

 

(Additional reporting by Abdi Sheikh in Mogadishu and Louis Charbonneau at the United Nations; Writing by Yara Bayoumy; Editing by Richard Lough and Sonya Hepinstall).

 

Source: Reuters

 

 

Mintid Farayar;889716 wrote:
This is the diplomatic pressure/card the Federal Government possesses that I alluded to in earlier threads

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/68433-The-Financial-Story-Behind-the-Kismayo-Disagreement?p=889716#post889716

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Oodweyne;909234 wrote:
^^ In the Somali context, this is a jackpot of a diplomatic goal, regardless how one tries to minimise it. Secondly, going forward the internal politics in the Somali world is decisively in his favour. And that means we in somaliland have had our situation made even more harder than it was originally.

 

It is pity that back in hargeisa they don't seemed to get the memo about the change diplomatic world in which they will be confronted going forward. But we shall see what the result will be.

Starting to wake up to the reality on the ground, feeling the pain to answer to Muqdisho. We've at least tried to remind you that you were deceiving yourself into the illusion of recognition of an imaginary country.

 

Good news. I hope President Hassan grabs this opportunity and leads the country into the right track.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this