Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

A Somalilander appointed as the chairman of the central bank of Somalia.

Recommended Posts

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo U Magacaabay Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliya Aqoonyahan Reer Somaliland Ah

baanka-Somaliya.png

Jan 15, 2013 Muqdisho(Cadceed) – Madaxweynaha Dawlada Federalka Somaliya xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii axadii ee bishu ahayd 13/01/2013 oo safar ugu baxayay dalka maraykanka u magacaabay Prof: Cabdisalan Cumar Xaaji Hadliye Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Federalka Somaliya.

Prof: Cabdisalan Xaaji Hadliye ayaa waxa uu yahay aqoon yahan ka soo jeeda Somaliland Gaar ahaan Gobolka awdal, cabdisalan waxa uu wax ku bartay dalka Maraykanka kana qaatay Shahaadada PHD-da oo uu ku diyaariyay Dhaqaalaha, Maamulka & Maaraynta Dhaqaalaha Dawladdaha, Profesor cabdisalaan ayaa waxa u shaqooyin badan ka soo qabtay Dalka Marayka Gudihiisa isaga oo 1999 Mayor ku xigeen ka noqday Deputy Mayor Wanshington una qaabilsanaaa dawladda hoose ee washington arimaha horumarinta & dhaqaalaha , 2001 waxa uu noqday la taliyaha arimaha maamulka maaliyada ee World Banka arimaha Aasiya, sanadkii 2002 waxa uu noqday madaxa UNDP-da Somaliya u qaabilsan Maamulka Maaliyada Dawladda Somalia.

Mudadii uu UNDP-da Somaliya Madaxda ka ahaa waxa uu Prof: Cabisalaan UN-ta u diyaariyay daraasad aad u qaaliya oo uu ku helay sumcad & magac taasi oo wax tartay dhamaan dadka somalida oo dhan isaga oo wax ka qoray kana hadlay xawaaladaha Somalida & sida ay u shaqeeyan UN-tana u sheegay in gacan siiyo loona fudaydiyo adeega bulshada somalida ay u hayaan Xawaaladuhu sanad walbana ay somaliya u diraan lacag gaadhaysa 800 Million oo dollar ilaa inta u dhaxaysa 1 Billion, taasi oo UN-tu ay markii danbe sharci ka soo saartay in wadan walba oo aduunyada ahi uu si sharci u hubiyo lacagaha somaliya u socda una ogolaado in loo diri karo lacagtas somaliya. Hada proffer ku waxa uu sarkaal sare ka ahaa Wold Bank isaga oo xaruntiisuna ahayd Dalka Kenya.

Prof: Cabdisalaan ayaa arinta magacaabistii dad badan oo aqoon yahana oo kale duwan oo Somali ah ay aragtiyo kala duwan ka bixiyeen, proffesorka ayaa lagu tiriyaa aqoon yahay aad ugu dhaw dalka maraykanka oo dhalasho ka hayso, isaga oo hadana madaxweyne xasan sheekh maxamuud uu u kaxaystay safarkii maraykanka danaynaya in uu proffesor ku uu wax wayn ka taro xidhiidhka maraykan & Somaliya gaar ahaan xaga mucaawinooyinka & horumarka Somaliya , iyada oo dhinaca Somaliland aan wax war ahi ka soo bixin .

Tan & intii dawlada cusub ee somaliaya la soo dhisay waxa ay xooga saartay sidii dad magac & aqoon leh oo reer somaliland ah ugu dhiibi lahaayeen mansabyo siyaasadeed, taasi oo ay uga dan leeyihiin in ay ku wiiqaan aqoonsiga & gooni isku taagii somaliland ay ku dhawaaqday 1991.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;908957 wrote:
I have no opinion on this but i support his career

looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool, very funny comment :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Xaaji would make an excellent politician wallahi. The passive agressiveness, the ducking and doging, the subterfuge, he has it all. Ninku caadi maaha. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Wadani;908968 wrote:
Xaaji would make an excellent politician wallahi. The passive agressiveness, the ducking and doging, the subterfuge, he has it all. Ninku caadi maaha.
:D

Kulahaa 'I support his career', what a comedian. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

This Hassan Sheikh seems a lot more dangerous than I previously thought. The Fowzia move was a good first move, but the Abdisalam pick is brilliantly Machievellian! And I'm saying this from the perspective of someone who knows both individuals personally, not to mention the weight of their family history within Somaliland society.

 

Abdisalam is about as top notch a professional as one can get. I'm not sure though if he's uniquely qualified as a Central Banker

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

he is not the so called southern doctors populate the cabinet. This guy is the deputy finance of the district of

Columbia or Washington dc , he manages 6 billion dollars with (b) budget. He is a career bureaucrat from

a well known family like the foreign minister. This are the natural technocrats who could save this country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

galbeedi;908990 wrote:
he is not the so called southern doctors populate the cabinet. This guy is the deputy finance of the district of

Columbia or Washington dc , he manages 6 billion dollars with (b) budget. He is a career bureaucrat from

a well known family like the foreign minister. This are the natural technocrats who could save this country.

indeed wa aqoonyahan weyn wax bartay oo ka dhashay one of the elite families of SL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this