Sign in to follow this  
Che -Guevara

Diaspora's Anshax Xumo in Xamar

Recommended Posts

Raamsade   

What is this business about Halyeey Tarsan should stop rapes? It is not his job to end rape that is the central government's job. To be more precise, AMISOM's job since they basically run Xamar's security affairs. Rape is federal crime not municipal.

 

Marka, kuwiina Halyeey Tarsan wax kale ku haaysta, gartiina la soo caadbaxa yaa waxaan meesha oolin lagu gaban min fadlak.

Share this post


Link to post
Share on other sites

*Blessed;908457 wrote:
Wadani,

They (soldiers and police) do that where this *diot man holds the Mayoral position. You'd think he'd have more pertinent issues to deal with.

 

 

Let's hope you show the same emotions next time Siilaanyo sends his militia to kill innocent civilians in Las-Anod or Seylac.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

Wadani;908703 wrote:
So do u agree with his lastest rant about the diaspora's anshax xumo?

Of course I do.

 

Unrelated sexes holding hands as they sashay Lido beach, swimming naked or half-naked, doing other naughty stuff... facshar weeye waxaas oo ku lid ah dhaqankeena. Edebdaradda heerka ee hadda marayso waxaad ka ogaan kartaa gabdhaha Somalida waxee ayaamahan ragga ka dalbadaan... gabdhaha ayaamahan waxee dalbadaan dhunkasho. Bismillah! What's next? Foreplay? Sex toys? Bikini and thongs? Istaaqfuralaah! Intaa heerka bilaa dhaqan aan gaarin so ma habboona in aa raacno talada ina adeerkey Tarzan, radiyalaahu canhu, soo jeediyey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa Xamar kusoo arkay anshaxxumo wey dhaafeysay. The relative availability of drugs is beyond shocking. Xashiish, qamro, so-called 'blue pills' ayaaba la isku wada daroyaa, hal mar la isla qaadanaaye by both dumar iyo ragba. Jaadna ha sheegin.

 

Liidadaasna waa tagay, habeen iyo duhurba laba jeer. Labada jeerba caadi ayee ahayd oo wax 'anshax'xumo' kuma arkin. Maqaayad shidan ayaa ku taalo oo qiimaheeda loo dhawaan karin.

 

Eebbaa u maqan dadkeena.

Share this post


Link to post
Share on other sites

blame it on the diaspora miyaa?

 

cultural inappropriateness....blame the diaspora

 

unIslamic behaviour.......blame the diaspora

 

high inflation.....blame the diaspora

 

income disparity......blame the diaspora

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

By Maxamed Xaaji - Waa hagaag, waxaan Daawaday ama aan dhageystay aan iraahdee qeybo ka mid ah hadal uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur "Tarsan" uu ka jeediyay xaruntiisa Daraad.

 

Tarsan_iyo_Qurbajoogta_maxaa_kala_Heysta

 

Sida ii muuqatay ayaa Mudane Tarsan khudbaddiisu ahayd mid ka dheer tan internetka la soo giliyay balse ahayd mid la soo jar-jaray oo la is ku keenay.Weli, sidaas ay tahay waxa ay khudbadiisu soo jiidatay guud ahaan Soomaalida Qurba-Joogtada aha ama dadka dhowaanahan loogu yeero "Dayuusbaro".

 

Inta aanan laygu la dagaalin ereygaas isaga ah aan ka afeefto oo aan iraahdo anigaba waxaan ka mid ahay qoladaas inkastoo aan aanan ka mid ahayn kuwa "Qooqan" waa sida uu Mudane Tarzan hadalkiisu u dhigaye.! Haddii aanad maqal hadalkii Tarzan waxaad ka dhageysan kartaa Halkaan.

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Waan jeclaan lahaa in aan dhihi karo Mudane Tarzan waxa uu u hadlay si ka duwan sida Siyaasiyiinta iyo dadka Hogaanka inoo ah kuwooda ugu fiican; balse, taa waxay noqoneysaa been qayaxan waayo inta badab siyaasiyiinteenu afkaa daloola: Mudane Tarzan-na ugu yaraan shalay Af intuu la ekaa ayuu furtay.!

 

8171811818_bfed7aeebc_z.jpg

 

Waa sax in Soomaalida Quruba-joogta ah ay ka dhaqan duwanyihiin kuwa Wadanka gudahiisa ku sugan -Ha yaraato ama ama habadnaatee-, Aniga halkan uma joogo in aan difaaco Qurba-Joogta. Bal in yar aan isla eegno waxyaabaha Anshax darrida ah ee ka dhaca gudaha Magaala-Madaxda taasi oo ay Qurba-Jogtu wax shaqo ah aysan ku lahayn ama aysan ahayn Mas'uuliyaddooda.

 

Waa midda koowaadee, Muqdisho waa magaalada ugu kufsiga badan guud ahaan geyiga Soomaaliya, oo waxay maraysaa xaaladdeeda in kor u kaca Kufsiga uu gaaro heer ay hay'adaha Dowliga ah sida kuwa UN-ta iyo waliba Ururada Bulshada sida Xarunta Nabadda iyo Xuquuqda Aadanah ee "Elman" ay qeylo dhaan ku aaddan kor u kaca xaaladaha kufsiga ay soo diraan.

 

Haddaba waxaa is weydiin mudan Duqa magaalada maxaa sababay in uu arin sidaas oo kale ah indhaha ka xirto oo uu ka hadlo dhalinyaro badda u dabaal tagtay? Ma waxa jira Anshax darri ka weyn kufsiga? Haddii ay jawaabtu 'Haa" tahay xaqu buu leeyahay in uu af lagaadeeyo qurba joogta anshax darrida kufsiga ka weyn noo keentay. Balse haddii ay ajwaabtu tahay "Maya" waxa ay ila tahay kufsiga iyo boobka Askarta dowladda ayaa ka muhiimsan kana degdeg mudan arinkan isaga ah maadaama dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed iyo Diintubaay ka soo horjeedaan?

 

Arinka labaad ama Su'aasha labaad ee aan is weydiinayay waxay tahay? Mudane Tarzan inta uu xilka hayay markii laga yimaado in ay shabaab magaalada ka baxeen (Taana waxaa mahaddeeda iska leh ciidamada Ajnabiga ah iyo Turjubaanadooda) Mudane Tarzan muxuu ku soo kordhiyay magaalada? Ololihii Nadaafadda halkuu ku dambeeyay? Faanoolaha Cusub ee Maka Al Mukarama muxuu u dhamaan la'yahay?

 

Sidoo kale Duqa Magaalada waxaa uu hadda ka hor hadlay oo uu qiray in ay jirto oo illaa iyo haddana taagan ka faa'iideysiga dadka barakacayaasha ah oo maalinba maalinta ka sii dambeysa sii kordhaya oo wajiya cusub yeelanaya. Taa muxuu ka qabtay? Gabdhaha yaryar ee Qaxootiga am barakacayaasha ah ee laga ganaagcsanaaya jirkooda iyo qoysaska qalabkii iyo cunnadii loogu tala galay suuqa lagu iibanayo muxuu ka yiri duqa magaalada?

 

Haddii aan u soo laabto arinta Qurba-Joogta waxay ku wacnaan lahayd in arimaha muhiimka ah sida hubka aan sharciyeysneyn iyo sicir bararka ku aaddan deegaanka oo ay labaduba la socdaan Qurba-Joogta in uu ka hadlo ama uu xal u helo Duqa-Magaalada.Tolkaygii Dayusbarana waxaan jeclaan lahaa in aan mid u sheego, waa laga fiicanyahay in aad waddankaagii hooyo oo aad intaas oo sanadood aad ka maqnaydeen in aad u la soo noqotaan waxyaaba wax u dhimaya dooqa iyo dareenka guud ee shacabka.

 

Sidoo kale waxaa iyadana laga haboonyahay in xilli ay shaqaalaha Ajaanibta ah ee hay'adaha UN-ta iyo kuwa la mid ka ah ay ixtiraamayaan dhaqanka umadda in aad adiga oo u dhashay dalkii in aad gaar marto oo aad geeska ku dhufato dhaqankii iyo anshaxii guud ee Umadda aanay fiicneyn.

 

Intaas kadib, Asxaabeey talo ma ahan in aad Xamar oo dhan aad Xeeb qalalan ku soo koobtaan. Goobihii caanka ah ee magaalada sida Matxafka, taallooyinkii iyo dhismooyinkii caanka ahaa booqda. Bal u kaadi, waxay ila tahay intuba in ay burbureen oo anay sariba ka taagnayn sidaa awgedna aysan ku haabooneyn in la iska ga qaado sawiro Facebook-ga la soo giliyo? Xalku muxuu yahay marka? Xeebta ma tagnaa, mise magaaladeednna ayaa dhisanaa oo aan gacan ka gaysano dib u dhiska iyo soo nooleynta bilicdeeda?

 

Jawaabta idinkaan idin daayay ee Qurba-Joogeey, Caqli lix saaca naga dhaafa..Duqa Magaaladana, Magaalada Liido way ka weyntahay Mudane.!

 

Source: KeydMedia.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raamsade;908706 wrote:
Of course I do.

 

Unrelated sexes holding hands as they sashay Lido beach, swimming naked or half-naked, doing other naughty stuff... facshar weeye waxaas oo ku lid ah dhaqankeena. Edebdaradda heerka ee hadda marayso waxaad ka ogaan kartaa gabdhaha Somalida waxee ayaamahan ragga ka dalbadaan... gabdhaha ayaamahan waxee dalbadaan dhunkasho. Bismillah! What's next? Foreplay? Sex toys? Bikini and thongs? Istaaqfuralaah! Intaa heerka bilaa dhaqan aan gaarin so ma habboona in aa raacno talada ina adeerkey Tarzan, radiyalaahu canhu, soo jeediyey?

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@ this dude kulahaa Tarzan Radiyullahu canhu :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;908740 wrote:
Waxaa Xamar kusoo arkay anshaxxumo wey dhaafeysay. The relative availability of drugs is beyond shocking. Xashiish, qamro, so-called 'blue pills' ayaaba la isku wada daroyaa, hal mar la isla qaadanaaye by both dumar iyo ragba. Jaadna ha sheegin.

 

Liidadaasna waa tagay, habeen iyo duhurba laba jeer. Labada jeerba caadi ayee ahayd oo wax 'anshax'xumo' kuma arkin. Maqaayad shidan ayaa ku taalo oo qiimaheeda loo dhawaan karin.

 

Eebbaa u maqan dadkeena.

MMA, sawirada hanaga soo hilmaamin. Be Safe sxb.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Marksman;908816 wrote:

 

@ Alpha
Diasporaphobia!
And yes it's an actual word.

haha.....awesome. finally a word that sums up what i've been trying to say all these years.

 

thanks mark!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this