Sign in to follow this  
Che -Guevara

Diaspora's Anshax Xumo in Xamar

Recommended Posts

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo uga digay in Waxyaabo ka baxsan Diinta iyo Anshaxa Suubban lagu sameeyo Xeebta Liido

 

Isniin, Jannaayo 14, 2013 (HOL) — Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdihso Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa uga digay dhallinta Soomaaliyeed ee ka yimid qurbaha inay waxyaabo anshaxa diinta iyo tan dalka ka baxsan ku sameeyaan xeebta Liido.

 

Mudane Tarsan wuxuu sheegay in dhallinyarada ka yimid qurbaha ay niyada ku hayaan inaysan joogin dalalkii galbeedka ee ay ka yimaadeen balse ay ku sugan yihiin dal Islaam ah oo leh dhaqan wanaagsan iyo anshax suuban.

 

“Waan uga digaynaa dhallinyarada ka yimid dibadaha dalka inay waxyaabo ka baxsan dhaqanka, diinta iyo asluubta wanaagsan ee dalkan iyo dadkan ay leeyihiin,” ayuu yiri Tarsan oo aan sheegin ciddii ay ku helaan in amarkan ay ku xadgudubtay tallaabada ay ka qaadi doonaan.

 

Sidoo kale, duqa Muqdisho wuxuu amar ku siiyay ciidamada ammaanka ee ku sugan xeebaha Liido inay ka hortagaan cid walba oo anshax xusmo ku sameynaysa halkaas.

 

“Ma ogolaan karno in wiil yar iyo gabar yar oo aan anshaxa iyo dhaqanka aan waxba ka ogeyn ay dalkan iyo dadkan oo dhan qarribaan,” ayuu yiri duqa Muqdisho, iyadoo digniintan ay noqonayso tii ugu horreysay oo uu maamulka gobolka Banaadir u jeediyo dadka u damaashaad iyo dabaal-taga xeebaha Muqdisho.

 

Toddobaad walba dabayaaqadiisa ayaa waxaa xeebaha Muqdisho taga dad badan oo isugu jira, dhallinyaro, caruur iyo waayeel rag iyo dumar leh oo ku damaashaada xeebaha Liido iyo Jaziira ee Muqdisho, halkaasoo ah goobaha ay dadka intooda badan ku kulmaan.

 

Inta badan dadka xeebaha taga ayaa waxay u badan yihiin dadka kasoo laabtay dibadaha dalka, kuwaasoo illaa gabaldhicii ku sugnaada halkaas, waxayna iyagoo koox-koox ah ay ku dabaashaan xeebaha.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

This is why aan Tarzan ula yaabo, waa dhici kartaa in Anshax xumo dhacdo, laakiin askarta dadka mobile-llada ka furata oo isbaarooyinka dhigta markii la dhaho gabdhaha Liido jooga soo fetesha ma shaki baa ku jira inay qabsanayaan gabdhahaas dalkooda u soo hilloobey. Ninkan masuuliyad darro hadal ah ayuu ku hadlayaa, wax wanaagsanna ma ahan aniguna siduu wax u xallinayo khalad baan u arkaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacpher;908206 wrote:
Meesha bashaal aan caadi aheyn baa ka socda miyaa? It even got the attention of the politicians.

ninyahow xamar is rocking ninyaho i know 3 locations where you can find jack daniels and Absolute vodka

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

oba hiloowlow;908207 wrote:
some girls were swimming with only a kastuumo and a bra
:D
thats what i heard thou

What kind of Kastuumo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Midaan walax qariheen.

 

oba hiloowlow;908209 wrote:
ninyahow xamar is rocking ninyaho i know 3 locations where you can find jack daniels and Absolute vodka

hadde xaad u buriseen wadaadii hee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

oba hiloowlow;908215 wrote:
maxaan ka aqaana i just heard kastuumo/nigis.. There should be a topless beach laakin sow maha
:D

Topless beel. Nuursi doon maad tahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

oba hiloowlow;908215 wrote:
maxaan ka aqaana i just heard kastuumo/nigis.. There should be a topless beach laakin sow maha
:D

It does matter what kind of kastuumo they are wearing. Some are acceptable like Aw Cumar, Muse Cabdalle underwear.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this