Sign in to follow this  
Somalia

Puntland Elders Request Occupier To Hand Back Properties

Recommended Posts

Odey   

Reer Banaadir;907373 wrote:
waxay ila tahay adiga iyo kan kaleba isku caqli baad tihiin. Munaafiq uun baa wax idaba mariya labadiinuba munaafaqiin baad tahiin waayo meel aan ku difaacay dad guryo ay xaq u leeyihiin in laga haysto ooyan aheyn wax fahamka yaa idinku adag ( reer baadiyo yaal yahow) BYE.

War hedhe ma aadan oran sidaas, laakin Ilaahey ka baqa oo Ummadda uu celiya hantidooda!:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

oba hiloowlow;906456 wrote:
war Axmed diiriye himself lives in a occupied house ina lilaahi

Actually the shocking thing I found out about this particular case is that he not only lives in an occupied house, the owner is buried within the compound of the house. rumour has it that he placed him in that grave after killing him. Only Allah knows the truth, but that story is widely believed in Xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   

Odey;907549 wrote:
Actually the shocking thing I found out about this particular case is that he not only lives in an occupied house, the owner is buried within the compound of the house. rumour has it that he placed him in that grave after killing him. Only Allah knows the truth, but that story is widely believed in Xamar.

and I guess that he has a tusbax with skeleton beads and drinks blood in the night? Rumors say so ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odey;907544 wrote:
War hedhe ma aadan oran sidaas, laakin Ilaahey ka baqa oo Ummadda uu celiya hantidooda!
:D

LOL waxay ila tahay dadku qoraalada iyagoon si fiican u akhrin bay ka jawaabaan. aniga in qoyskeena ayaa guryo aan leenahay xamar dhexdeeda lagu haystaa oo aan wali dacwad kula jirnaa. Qof qoyskeena and reerkayga ka mid ah oo guri aysan laheyn haysta majirto. Waxa ka dhacay xamar in uu qlad yahay lama diidana. Doodaydu waxay tahay war hadey wax kaa maqan yihiin oo aad cadeymo u haysato doono, waan ogahay inay dhiibaatooyin badan jiraan laakiin xaqqu ma daahsamo mana la *****li karo. war raggaan waxaan ku iri xataa haddaadan heysan warqado dhib ma jiro waxaaga waxaad ku helay saa haddi aad haysato dad kuu yaqaanay oo ilaah ka baqaya oo doonaya inay dhaar ku maraan inaad laheyd dhulkaa, markaa maxkamadda way kuu xukumi. Anigaa l igu yiri markaan dadkii gurigeyga daganaa aan u tagay dhaheen waar xoog baanu ku heysanaa oo keen waxaad isku hayso. Marka sideen u aqbali karaa dad sideydoo kale ah waxooda xaqdarro halu qaato. waxaan diidanahay dad iyagoon waxba doonan kana warqabin xaqiiqda dhabta ah meesha dood iyo kutiti ku teen la soo taagan oo umadda maxaasad dhex dhigaya. Iska hadalka ayaan ka soo horjeeda beenta miidhan baan ka soo horjeeda. Markhaati baan ka ahaa dad aan u dhalan qabiila xamar aageeda dega oo guryahoodii loo soo celieye markey cadeymahoodii la yimaadeen, waan ogahay kuwo kalena in xaqdarro loodilay, ilaahay waxaan uga rajeynayaa in dowlad daacad ah oo u aarta in ay noo dhalato. Marka kuwani leh umadda u celiya hantidoodii miyaaloodiiday wax celin? anigu waxaan aaminsanahay inay taa ka roontahay horta waxii bal u dacwoo ee arag waxa laguu diiday iyo waxa kale dadkana ha isku wada qaadin ee munaafaqiin meel halooga soo wada jeesto oo halaga kiciyo xaaraan ay heystaan. ooyan aheyn buuqa iyo dacayada dadka la iska dul saarayo joojiya waayo sidaas wanaag ku dhalan maayo munaafaqiintuna way ku faa'iidi oo xaraantii bey sii haysananyaa, waxa dadka sideydoo kale ah ka maqanna way ku lumi oo waanala dhici. qof dadka isku dirayana aniga iyo kuwa ila midka asxaan uma hayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this