Sign in to follow this  
Somalia

Puntland Elders Request Occupier To Hand Back Properties

Recommended Posts

Why bother if you knew that those properties would drown in a 100 years? My mother's family had properties in Mogadishu and they gave up on them.

Share this post

Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;906220 wrote:
^^war he doesn't have a house in xamar , odayaasha bacaaaac beey wadaan if you have the documents who's gonna stop you my parents re claimed a house occupied by Indhocadde's brother last month and they got it back.

you fool what documents are you talking abt ? you looted everthing thse pple had,, how naive are you when you ask them to present their document?

waxaan markhaanti ka ahay inan aan sxbo nahay baa aabihiii tagay Xamar si uu gurigiisii ula soo laabto,, ninkii haystay iyo waxii uu duub iyo wadaad lahaayeen waxay isla soo taageen inuu baxsho lacag dhan $250k oo ah intuu ninka haysta guriga ilaalinaayey oo ah 21 sano? markaa waakaa caqliga xamar yaaaal sxb

Share this post

Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Dadka guryaha laga haaystey 22 years easy ma aha in aay helaan guryahoodii for simply three reasons:

1: Documenti qof haaysta waa yar yahay oo qof kasta naftiisa buu la cararay.

2: Guryihii qaar waba la badaley oo xataa qaar baa dabaqyo laga kor dhistay.

3: Guryo badan waa la kala iibsaday, oo ninkii ku habsadey ileen in loogu soo noqonayo waa ogaaye dad kale buu ka sii iibiyey.

Tusaale ahaayn aniga familygayga qaar baa dagan muqadisho ilaa hada, abahaay iyo hooyadeey midna gurya kuma lahaayn balse walaalahaay baa ku lahaa. Qaar guryahoodii markii qaxee dhacay dad kale oo related la nahay baa dagey oo muqadisho ka soo jeeda sidaa darteed iyagaa wali haya. Kuwana dad kale baa dagan oo aan la garaneen. Marka sida uu oba sheegay kaliya waa in dad ku yaqaan la helo iyo maxkamad cadalad ah. In kastoo aay aad iyo aad u adag tahay oo line dheer in la maro tahay.

Sheeko run ah oo xammar ka dhacday:

Hada iyaan dhaweeyd gabar saxiibtaay ah abaheeyd oo guryo badan ku lahaa xammar baa tagey. Guri uu lahaa hayad buu ugu tagey dagan oo nin ka kiraaystey. Marka odaygii ninkii guriga kiraaystey buu u tagey waxuu dhahay guriga iga kiree. Gurigu 400 dollar buu hayada uga kiraaysnaa, odaygiina waxuu yiri 800 dollar baan idiin ka kiraaysanayaa. Ka dibna ninkii intuu hayadii ka saaray buu odaygii guriga lahaa ka kireeyey, 3 bilood oo hora maris ahna odaygii waa bixiyey. Odaygii intuu niman kale oo waliba ninka aaysan kala fogeen u tagey buu yiri guri iib ah baan hayaa documentigiisana waa kan. Gurigii buu niman kale ka iibiyey. Hadhow ninkii guriga kiraaystey baa yimi oo kira raadis ah mise gurigiiba reer kale baa dagan. Waxaay ku dheheeyn guriga anagaa ninkii lahaa ka gadanay. Ninkiina waxuu ku adkaaystey guriga anaa lahaa. Maxkamada isla tageen , hadhowna waxaa la yiri guriga ninka reerka ka gatey baa iska lahaa. Ilaahay intii hore ha kugu anfaco ee meesha ka qulqul. Marka xataa fake documents baa la sameeystey oo easy ma aha qofku in uu gurigiisa helo ilaa dowlad adag iyo maxkamad cadaalad ah la helo.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Politics gone wrong ,,,, Bacaaac indeed. There is a government in Xamar and everyone can claim his/her property back from those few criminals who used the civil war to occupy other's properties.

Shir Jaraa'id in Garowe does not give your stuff back ..... and from there it is clear it is pure politics.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Ismahaan;906297 wrote:
Dadka guryaha laga haaystey 22 years easy ma aha in aay helaan guryahoodii for simply three reasons:

1: Documenti qof haaysta waa yar yahay oo qof kasta naftiisa buu la cararay.

2: Guryihii qaar waba la badaley oo xataa qaar baa dabaqyo laga kor dhistay.

3: Guryo badan waa la kala iibsaday, oo ninkii ku habsadey ileen in loogu soo noqonayo waa ogaaye dad kale buu ka sii iibiyey.

Tusaale ahaayn aniga familygayga qaar baa dagan muqadisho ilaa hada, abahaay iyo hooyadeey midna gurya kuma lahaayn balse walaalahaay baa ku lahaa. Qaar guryahoodii markii qaxee dhacay dad kale oo related la nahay baa dagey oo muqadisho ka soo jeeda sidaa darteed iyagaa wali haya. Kuwana dad kale baa dagan oo aan la garaneen. Marka sida uu oba sheegay kaliya waa in dad ku yaqaan la helo iyo maxkamad cadalad ah. In kastoo aay aad iyo aad u adag tahay oo line dheer in la maro tahay.

Sheeko run ah oo xammar ka dhacday:

Hada iyaan dhaweeyd gabar saxiibtaay ah abaheeyd oo guryo badan ku lahaa xammar baa tagey. Guri uu lahaa hayad buu ugu tagey dagan oo nin ka kiraaystey. Marka odaygii ninkii guriga kiraaystey buu u tagey waxuu dhahay guriga iga kiree. Gurigu 400 dollar buu hayada uga kiraaysnaa, odaygiina waxuu yiri 800 dollar baan idiin ka kiraaysanayaa. Ka dibna ninkii intuu hayadii ka saaray buu odaygii guriga lahaa ka kireeyey, 3 bilood oo hora maris ahna odaygii waa bixiyey. Odaygii intuu niman kale oo waliba ninka aaysan kala fogeen u tagey buu yiri guri iib ah baan hayaa documentigiisana waa kan. Gurigii buu niman kale ka iibiyey. Hadhow ninkii guriga kiraaystey baa yimi oo kira raadis ah mise gurigiiba reer kale baa dagan. Waxaay ku dheheeyn guriga anagaa ninkii lahaa ka gadanay. Ninkiina waxuu ku adkaaystey guriga anaa lahaa. Maxkamada isla tageen , hadhowna waxaa la yiri guriga ninka reerka ka gatey baa iska lahaa. Ilaahay intii hore ha kugu anfaco ee meesha ka qulqul. Marka xataa fake documents baa la sameeystey oo easy ma aha qofku in uu gurigiisa helo ilaa dowlad adag iyo maxkamad cadaalad ah la helo.

Well said sis!

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Guriga ragii haystay waxay sheegeen inay u hayaan gurigiisii iyo waliba kiradii oo u ururtay asagaa laga la'yahay inuu xamar yimaado

Waxaanse kula talin lahaa inuu nabadoon axmed diiriye telefon u diro lana tashado intuusan xamar tagin ama iska sugo doorashada dambe

Share this post

Link to post
Share on other sites

gooni;906434 wrote:

war Axmed diiriye himself lives in a occupied house ina lilaahi

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

Salaam, let me add my 5 cents to this important topic.

Are we living in 2012 or in 1991, that is the question at hand here. Are moryaans praying in stolen properties if they are praying at all? Why are they so focused on Kismayo, is this a deflection technique, a defense mechanism? WHAT IS THE MOTIVE, ladies and gentlemen, what is it?

These are the questions my friends. OF course we must distinguish who is a moryaan, of course a moryaan is not the government or the people, but the occupiers of stolen properties.

buy-my-house-easily-safely-speedily-300x

How many of houses are missing today? I think the next step should be to get all stolen properties back in Mogadishu and send a few Al Ictisaam imams to teach them about sunnah and stealing.

This is the time, why would we allow thievery like this, is this not a new government, a permanent one, why are they not focused on this but are focused on Kismayo or even pirate prisoners, they (the government) want to transfer prisoners to Mogadishu :D and yet they want reap from the properties of others. If the courts can handle prisoner transfers and pirate justice. why not this?yet they are letting this continue to live this haram live style, we must help moryaans get back on the right path, but we must do it together.

shhh.jpg

We can't be allowed as the protectors of truth to be silenced by thieves and their e-sidekicks, no more we say.

iron-fist.JPG

Share this post

Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Ahmed Diiriye lives a house where the owner was killed and burried in the premises of the house!

Nice try JB. more than half million of people fled from Mogadishu and their properties were looted and if that is what Garoowe Odayaal said to get those properties back, I don't see where that comes to politics unless you also are worried about properties you occupied in..

Oba, awoowe, don't make it as easy as there is a solid law and order in Mogadishu where anyone can come and get hisher property back. It wasn't long ago one PM from Gedo was killed just because he asked for his property back. Also there are many incidents where those who wanted their properties back encountered death, injury or threats.. So it's simplistic and unfair to say, we can our property so as everyone. You're either neive about reality on the ground or you're fooling us..

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this