Sign in to follow this  
Somalia

H.E Ahmed Farah Du'ale President of Jubbaland opposes Madoobe

Recommended Posts

Somalia   

Dr Axmed Faarax Ducaale oo sheegay inuu yahay Madaxweynaha Jubbaland ayna aqoonsatay dowladii Shariif Sh Axmed ayaa shaaca ka qaaday arin ku culus dhegaha dadka in ay maqlaan.

 

Sargaalkan ayaa sheegay in isaga uu yahay madaxweynaha Rasmiga ah ee Maamulka Jubbaland isla markaana aysan jirin karin wax maamul kale ah.

 

Inkastoo Dr Ducaale uu dibad joog ka yahay goboladda Jubooyinka, hadana waxaa uu sheegay inuu ka digayo qorshaha uu Axmed Madoobe ka wado gobollada Jubbooyinka.

 

Mid kamid ah Website-yada Soomaaliyeed ayuu uhadlay waxaana uu sheegay in Axmed Madoobe uusan uqalmin xilka Jubbalnd isagoo ku tilmaamay qab qable dagaal oo argagaxisada lasoo saftay.

 

Sidoo kale waxaa uu sheegay inuu hayo cadayn Muujinaysa in Axmed Madoobe uu yahay nin gaystay dilal badan sida uu hadalka udhigay.

 

http://warqaad.com/ducaale-2/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waxaan maqlay in Dr. Ducaale oo sida la sheegay ahaan jirey kabtan markab inay Soomaaliya ugu dambeysey 60s-kii. Horta ma ku laabtay marna? Ninku diricsanaa, meel ay ugu dambaysay muddo hore hadduu madaxweyne ayaan ka ahay leeyahay. Sharif Axmed-se goormuu maamul Jubbooyinkamah aqoonsaday? Taasi waa mid aniga igu cusub.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Sheikh shariff never recognised such an entity nor did the PM's of that tenure. This guy is an opportunist and I think he is barmy!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this