Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalia's Foreign minister Marwo Fawziya arrives in the United Kingdom

Recommended Posts

Tallaabo   

^ Yeah, the same folks who would have waved the SL flag are now waving the blue flag for her. Do the average Somalis actually have any political convictions beyond the blind support of their clan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

Tallaabo;903103 wrote:
^ Yeah, the same folks who would have waved the SL flag are now waving the blue flag for her.

Then Xaaji is right .... they don't care much about flag but CLAN !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirada arrimaha dibadda wadamada Soomaaliya iyo Ingiriiska oo saacadaha soo socda kulan ku yeelanaya magaalada London

 

Magaalada London ee wadanka Ingiriiska waxaa ka socota qabanqaabo xoogan oo loogu jiro kulan saacadaha soo socda la filayo inay magaaladaasi ku yeeshaan Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo wadanka Ingiriiska.

 

Madax ka tirsan Dowladda Ingiriiska ayaa iyagu wada qabanqaabada kulanka labada mas'uul, waxaana magaalada London ee wadanka Ingiriiska ku sugan haatan Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya ahna K/Xigeenka Ra'iisal Wasaaraha Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan.

 

Kulanka dhex maraya madaxda labada dowladood ayaa la sheegayaa in looga hadlayo xiriirka labada wadan, taageerada Dowladda Ingiriiska ka geysaneyso arimaha Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dib u dhiska iyo horumarinta ammaanka.

 

Dhinaca kale jaaliyada Soomaalida ku dhaqan wadanka Ingiriiska ayaa xalay kulamo kala duwan la yeeshay wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, iyagoo si weyn u soo dhoweeyay isla markaana kala wadahadlay doorka qurba joogta uga bannaan inay dalkoodii hooyo ka qeyb qaataan dib u dhiskiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daawo: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee DFS Fawsiyo Yuusuf oo booqasho rasmi ah ku timid London, kana hadashay shirweyne ka dhacaya London.

 

Wasiirka arrimaha dibadda ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo soo gaartay Magaalada London 29.12.2012 ayaa sheegtay in ujeedada safarkeedu tahay sidii ay ugu gogol xaari lahayd kulan rasmi ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya kaasi oo bisha May ee 2013 ka dhici doona Magaalada London.

Booqashada wasiirka oo ahayd mid rasmi ah oo ay Dawlada Britain u fidisay ayay kulan gaar ah 03.01.2013 kula qaadan doontaa Dhigeeda arrimaha dibadda ee Ingiriiska William Hegue iyadoo kadibna 7-da bisha Jan. tagi doonta magaalada Rome ee Dalka Talyaaniga.

Waxaa ay inta ay joogto kulamo la qaadan doontaa Soomaalida ku nool London oo ay kala qayb gali doonto xaflado ay ku soo dhawaynayaan, iyadoo intii ay joogtay Garoonka diyaarada Heathrow Airport kula hadashay Saxaafada iyo dadweyne soo dhawaynteeda ka qayb qaatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fawziya is a good lady and she comes from a great family and she is doing her job very well and deserves to be welcomed. Its Somalia's first ever Foreign Minister and deputy Prime Minister.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this