Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Khatumos process merging with Somaliland begins.

Recommended Posts

LANDER   

Somalia;902444 wrote:
^^ So basically they were the Greyjoys?
:D

:D^

So if they are greyjoys did it makes Somalilanders Starks and the british Baratheons or Targaryen ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland: Khatumo rebels defect to national army

 

Army Cheif Ismail Shaqalle

 

HARGEISA-According to press statement released from the office of Somaliland Army Chief Brigadier General Ismail Mohamed Osman ‘Shaqalle’ has announced that battle wagon where 14 soldiers onboard have defected from the separatist movement of Khaatumo on Thursday.

 

The battle wagon along with 14 soldiers defected have surrendered to Somaliland National Army stationed in Gambadha in Sool region on Thursday at around 5 in the afternoon.

 

The army chief further added in the press statement have decided to leave the rebels having bases in Taleeh after having seen that the rebels have no plans and hopes.

 

The army chief reiterated of providing warm welcome to any young individuals that the Khaatumo rebels have brainwashed.

 

Somaliland and militia men loyal to Khaatumo clashed on numerous occasions in Taleeh

 

Which claimed the lives of many and the lost of properties.

 

Somaliland signed peace deal with SSC rebels that resulted the head of the rebels to given ministerial positions in the president Silanyo’s cabinet.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

xunjuf,,tell us why Keyse abdi yusuf escaped from Hargeysa and came back crying to his people.You dont want me to post here what he said about your little snm 'gov' in Hargeysa,do you?????

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Maxaad Ka Xasuusataa Halka Ay Marayso Nabadayntii Gobolada Bari Ee Somalinad DAAWO Full Warbixin + Video+Sawiro

 

http://www.allbuuhoodle.com/2013/03/04/maxaad-ka-xasuusataa-halka-ay-marayso-nabadayntii-gobolada-bari-ee-somalinad/

 

Dub Umilicsigii Nabadaynta Bariga Somaliland Ee Mudooyinkii Lasoo Daafay Dirirtu Ku Dhexmartay Deegaanka Buuhoodle iyo Nawaaxigeeda Dagaaladaas oo Ku Bilaawday Markii Hore Dhuldaaqsimeedyo Udhexeeya Deegaanada Buuhoodle iyo Qoorlugud Ayaa Waxa Ay Xiligaasi Sababeen Dagaalo iyo Diriro Aan Laga Fiirsan Ku waas oo sababay khasaare nafeed iyo mid maalba labada dhinacba ayaa ugu danbaytii isugu soo biyashubtay nabadayn dhexmara beelihii xiligaasi isku maandhaafsanaa lahaanshaha deegaankaas oo Runtii ahaa mid aan dhiig iyo dhibaataba loodaadiyeen maadama uu ahaa dhuldaaqsimed asa aheetee dagaalada wax faa iida ah oo laga gaadhay khasaare mooyaane majirin labada garaba .

 

Taasina Waxa ay calaamad u ahayd in aysan xiligaa dadku kafakarin dhibaatada ka imaanaysa iyto khasaarihii baahsanaa ee kadhacay deegaankaasi dagaal iyo duqaymo kasta oo dhacaa waxa ay ku danbeeyaan nabad dagaalada mudadad dheer socday waxa ay isugu biyashubteen in Nabad Laga dhex dhaliyo beelihii hawl wadaagta ahaa ee ismaandhaafku Uu kU Dhexmaray Deegaanada Kalshaale hagoogane iyo Maygaale .

 

Dagaaladaas Kadib Waxaa dhacay wadahadalo nabadeed oo ay isugu yimaaden guurti kakala socda guud ahaanba G/ Somaliland iyadoo guurtidaasi ay ugogol xaadhayeen sidii loo nabadayn lahaa beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka kalshaale oo ahaa dhuldaaqsimeed ay wada dagaan labada beeloodba aayaa kii uhoreeyey waxa uu kadhacay tuulada maygaagle oo hilaadii 30 Klmt Buuhoodle kaga beegan dhanka waqooyi .

 

shirkaas nabadaynta labada beelood waka uu ku dhamaaday afkii hore guul daro iyadoona shirkaasi laga qaatay anbiil isla markaano lagu heshiiyey in gogol nabadeed oo kale ay isugu yimaadaan beeluhu ayaa waxaa markale halkii kasii socday dagaaladii iyo duqaymihii iyadona xiligaasi lasoo aas aasay jamhadii uu hogaanka ka ahaa Dr Saleebaan Ciise Axmed Kaar Xaglotoosiye Jamhadu waxa ay xiligaasi bilaabeen dagaalo Ay Dub Ugu Soo Dhicinayaan Deegaanadii Kamaqnaa Oo Ay Xiligaasi gacanta ku dhigeen Maleeshiyaadyo Beeleedo Kasoo Jeeda Deegaanka Qorlugud iyo Dowlada Somaliland Dagaalkaas ayaa hadana in badan kasii socday deegaanada Buuhoodle iyadoona dagaalku markii danbe uu gaadhay deegaano katirsan G/ Sool .

 

Hadba Wixii Xiligaasi Kadanbeeyey Waxaa Abaabul is Afgarad iyo Nabaday Uu Dhexmaray Hogaanka Sare Ee Ururkii SSC iyo Madaxweynaha Hatan Talada Dalka Haya iyadoono kulan kii u horeeyey ee ay ku kulmaan labada masuulna uu ka dhacay Magaalada Dubi Ee Casimada isutaga Emaritka Carabta Halkaas oo ay xiligaasi Labada Masuul Ku Kala Saxeexdeen Heshiis Nabadayn Oo Laga Dhexdhaliyo Beelaha inta Mudada Ah isku Maandhaafsanaa Lahaanshaha Deegaankii dhibaatadu Ka Dhacday Waa Kalshaalee iyadoona qodabadii heshiiskoodu ay kamid ahaayeen Sadexda Qodob Ee Hoskuxusan

 

1 Kashaqaynta Nabadgalyada Deegaanada Buuhoodle iyo Qorlugud

2 Soodaynta Maxaabiis Xiligaasi Ay Kala Haysteen Labada Garab

3 Kasoo Qaadista Cidamada Somaliland Ee Ku Sugan Jiidaha Buuhoodle

 

Socdaalkii Xigay Kulankii Dhexmaray Labada Masuul Waa Dr Saleebaan Xaglotoosiye iyo Axmed Siilaanyo Ayaa Dr Saleebaan isaga oo ka duulaya Fursadan Kakooban Sadexda Qodob Ee Korku Xusan Waxa uu dib ugu soo laabtay deegaanka Buuhoodle isagoona Xiligaasi Kulomo Gooni Gooni Ah Layeeshay Odayaasha iyo waxgaradka deegaanka Buuhoodle Oo kala tashaday Sidii Loonabadayn lahaa beelaha buuhoodle iyo qoorlugud loona qaadi lahaa cidamada somaliland ee ku sugan deegaanka buuhoodle iyo deegaano ku xaydaaran arinkaas latashiga ah waxaa xiligaasi si wayn usoo dhaweeyey shacabka reer buuhoodle waxa ayna kamid noqotay fursadaha siyaasadeed ee Xiligaasi Taagnaa Ee Uu Horseedka Ka Ahaa Dr Xaglotoosiye .

 

Wixii intaasi kadanbeeyey Waxaa Lagalay Abaabul nabdeed oo ay udhanyihiin guud ahaanba shacabka reer buuhoodle iyo Hogaanku Waxaana Maalintii Danbe Oo Rabadaan Ah Goor Duhur Ah Ay Kakiciitimeen Wafti Balaadhan oo isku jira isimo cuqaal odayaal iyo culimo awdiin ay ukiciitimeen deegaanka Caynaba oo ay kadhacaysay kulanka nabadeed Ee Labada Dhinacba Xiligaasi Waxaa siwayn Kulankaasi uga Dhursugayey Shacabka Reer Buuhoodle Oo Ku Faraxsanaa Nabadaynta Dib Uga Hana Qadidoonta Labada Beelood Waa Beelaha Buuhoodle iyo Kuwa Qoorlugude .

 

waxaana xiligaasi halkaas ku qaabilay waftidii uu horkacayey dr saleebaan xaglotoosiye waxti isugu jira isimo cuqaal odayaal culimo awdiin iyo raxan kamida wasiirada Jamuuriyada Somaliland Waxa uuna ahaa Kulankii Ugu Balaadhnaa Ee Dhexmara Labada Dhinacba Waxaana Kulankaasi islamirkiiba Lagu Lafa Guray Hadaladii Heshiiska Ahaa Ee Kakoobnaa Sadexda Qodob Ee Dhexmaray Dr Saleebaan Xaglotoosiye iyo Mudane Axmed Siilaanyo Waxaana Halkaasi Sirasmi Ah Hoosta Looga Xariiqay Sadexdii Qodob Waxaana Maalinkadib Dib Ugu Soo Laabatay deegaanka buuhoodle wafti ka baaxad wayn tii markii hore ka anbabaxday deegaanka buuhoodle oo ay wehelinayaad maxaabiistii lagu qab qabtay dagaaladii kadhacay deegaanadaasi taasina waxa ay horseed nabadeed u ahayd nabadii labada beelood ee bilawga ahayd waxaana xiligaasi soodhaway qaran usameeyey wafuudan baaxada wayn guud ahaanba shacabka reer buuhoodle kuna farxay guulahan uu soo hooyey halyeey saleebaan ciise axmed kaar taas waxaa xigtay in isla maalintaaba ceedamada soomaalilaand ay isaga huleelaan guud ahaanba deegaanada buuhoodle iyo deegaanadii fadhiisnka u ahaaba iyadoona maalintaabay ay is aaminaad iyo kalsooni walaaltinimo ay dhexmartay beelihii mudada dheer dagaalan sanaa

isku soo wada duuboo guulaha laga joogo nabadaynta beelaha buuhoodle iyo qoorlugud ayaa hada ah kuwo ayku wada noolyihiin belahaasi waxaana maalinba maalinta kadanbaysa si saami qaybsi iyo wax wadaqabsi ku dheehantahay kusoo biiraya somaliland belahaa buuhoodle oo kutusaya in uu meesha kabaxay khilaafkii mudada dheer soo jiitamayey hada hooskadawo video yo kutusaya guulaha lagaadhay iyo sida hada xaalku yahay

 

14.jpg

Somaliland Ministers of Interior, Finance, Resettlement

 

17.jpg

 

19.jpg

Somaliland Minister of Interior

 

34.jpg

 

32.jpg

 

31.jpg

 

22.jpg

Somaliland Minister for Resettlement, Xaglatoosiye

 

29.jpg

 

28.jpg

 

27.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

KKKKKKKKK Is this some sort of desperation? bring pics from the triangle towns and buhodle presenting as they are in one place.... BTW this is an old fart, the man in the picture Xaglo toosiye is gone.. Do you know where about him?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Wasiir Dib udajinta Somaliland Dr Xaglatoosiye Ayaa Maanta Safaro Ugu Baxay Dalka Fiiland

http://www.allbuuhoodle.com/2013/04/12/wasiir-dib-udajinta-somaliland-dr-xaglatoosiye-ayaa-maanta-safaro-ugu-baxay-dalka-fiilan/

 

 

Waxaa maanta galinkii hore kaduulay garoonka diyaaradaha ee BerBera Wasiirka Wasaarada Dibudajinta Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Kaar Wasiirka ayaa ku sii jeeda dalka fiilan halkaas oo uu kulamo kula qaadan doono wasiiro katirsan wasiirada dalka fiilan kuwaas oo ay kawada hadli doonaan illaaqaadka soo jireenka ahaa ee kadhexeeya fiilaan iyo somaliland. Sidoo kale wasiirka ayaa inta uu joogo dalka fiilaan ayaa kulamo laqaadanaya jaliyada somaliland ee dalka fiilaan. Wixii warar ah ee kusaabsan socdalka wasiirka wararkayaga danbe ayaad kula socon doontaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Nairobi became Finland for successionists.. War ninkii baxsayey... If he did actually, your lot's media in Hargaysa would report.. The man escaped from the house arrest..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

A_Khadar;938475 wrote:
Nairobi became Finland for successionists.. War ninkii baxsayey... If he did actually, your lot's media in Hargaysa would report.. The man escaped from the house arrest..

A.Khadar, I didnt know the man was under house arrest? Somaliland goverment is cruel to reward political prisoners with Ministerial positions. Amnest International should be warned. :D

 

http://www.youtube.com/watch?v=EmBcDHmKYJg

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Carafaat;938481 wrote:
A.Khadar, I didnt know the man was under house arrest? Somaliland goverment is cruel to reward political prisoners with Ministerial positions. Amnest International should be warned.
:D

 

Man, this was necessary for the successionist to do but sadly didn't help. They thought he will ear Buhodle for them but after they realized the man can't even set a foot there, they reduced him to nothing.. For awhile now, he was trying to escape...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

A_Khadar,

it is pointless trying to reason with the clan secessionist boys. Surprising though Mr Carafaat who claims to be a unionist, and opposes federalism, yet embraces clan secession. Only in SOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this