Sign in to follow this  
sahal

Despite the conspiracy against him, Faisal A. Warabe declared as the main opposition figure in SL

Recommended Posts

sahal   

Hooooooooooooora

 

Guddiga diiwaangelinta Ururrada siyaasadda iyo ansixinta Xisbiyada oo maanta Xaflad ku qabtay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa shaaca ka qaaday in saddexda Xisbi ee ku guulaystay inay Xisbiyo u soo gudbaan, waxaanay sheegeen inay kala yihiin KULMIYE, UCID, WADDANI.

Xafladan waxa ka soo qeyb galay Hoggaamiyeyaasha sadexda xisbi qaran ee lagu dhawaaqay eek ala ah KULMIYE, WADDANI iyo UCID, waxaanay Masuuliyiintoodu ay Gudida diiwaan gelinta ka gudoomeen shahaadadii xisbiyadda.

Xisbiyada soobaxay waxay Guddigu sheegeen inuu kaalinta koowaad galay Xisbiga KULMIYE ee talada dalka haya, halka kaalinta labaad uu galay Xisbiga UCID, Kaalinta saddexaadna uu galay Xisbiga WADDANI oo isagu Urur-siyaasadeed ka soo gudbay.

Go’aankii Gudida diiwaan gelintuna wuxuu u qornaa sidan:-

“Wuxuu Cadaynayaa

1. In xisbiga KULMIYE lixda gobo lee dalka dhammaan kaga gudbay 20%, sidaasna ku noqday xisbi Qaran 10-ka sanno ee soo socda, sida uu cadaynayo qodobka 6-da faqradiisa 2aad ee Xeer No 14/2011.

2. In Xisbiga UCID iyo Ururka WADDANI u gudbeen xisbiyo Qaran iyagoo buuxiyay shuruudaha ku qeexan qodobka 6-da faqradiisa 2aad ee Xeer No n14/2011, sidaas ayaanay ku noqdeen xisbiyo

Qaran 10-ka ee soo socda.

3. Ururrada UMADa, RAYS, XAQSOOR iyo DALSAN umay gudbin xisbiyo Qaran iyadoo aad la socotaan in dastuurku cadeeyay inuu dalku yeelanayo saddex xisbi oo kaliya, sidaas awgeed, ururrada UMADA, RAYS, XAQSOOR iyo DALSAN kumay guulaysan inay noqdaan xisbiyo Qaran.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sultan Faisal is undefeatable when it comes to his party , he just does bad during the presidential election but he found a candidate for the presidential elections in 2015. i think ucid will do well in the parliamentary elections next year.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;902580 wrote:
Sultan Faisal is undefeatable when it comes to his party , he just does bad during the presidential election but he found a candidate for the presidential elections in 2015. i think ucid will do well in the parliamentary elections next year.

I feel like i know who will vote for Wadani and Kulmiye already, UCID can make things interesting. I'm curious about how Awdal votes, Xaaji, what do you think? Having Awdal on your come elections on your side is so important.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

AfricaOwn;903098 wrote:
I'm curious about how Awdal votes, Xaaji, what do you think? Having Awdal on your come elections on your side is so important.

How many electoral colleges does it give? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

AfricaOwn;903098 wrote:
I feel like i know who will vote for Wadani and Kulmiye already, UCID can make things interesting. I'm curious about how Awdal votes, Xaaji, what do you think? Having Awdal on your come elections on your side is so important.

 

it depends on the running mate from Awdal the current kulmiye has the main clan from lughaye and seylac and large sections of baki as the the running mate i think that will stay the same Wadani has the same clan as Rayaale when it comes to the running mate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

I think the presence of Faisal in Somaliland is important. because of him democracy survived . during Rayaale and

siilanyo quarrels he was the one who stood up for rule of law. No without him their is no opposition. He is interested

in rule of law , will be much better than Siilaanyo and Cirro.I think Awdal will vote for ucid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this