Sign in to follow this  
Abwaan

IGAD ayaa soo jeediisey in taageerada Milateri ee Soomaaliya mar kasta iyada la soo marsiiyo

Recommended Posts

Daqane   

Dowlada Etoobiya oo diidmo qayaxan kala hor timid heshiiska Milatari ee Soomaliya iyo Turkiga

 

Dowlada Etoobiya oo in dhawaalo damaceeda ahaa in Soomaliya la hoos geeyo ayaa hada hurdadii ka soo kacday kadib markii ay ka warsheshay dowlada Soomaliya oo heshiis milatari iyo mid iskaashi dhex maray dowlada Tyuriga taa oo dowlada Etoobiya ku sheegtay mid aan u cuntameynin heshiis noocaas ah waxaase leys weydinayaa Soomaliya ma ah miyaa dowlad madax banaan oo aayaheyda wadankeen doonta kala tashan karto

 

Dowlada EToobiya oo xoog ku joogta dalka Soomaliya ayaa ku tilmaantay heshiis aysan Igad ogeen in ay Soomaliya galin karin taa oo dad badan oo Soomaliyeed ku tilmaameen in hadalkaasi yahay mid lagu qosol madaama Soomaliya tahay wadan xur ah cidoow doono la heshiin karto

 

Shacabka Soomaliyeed oo horey ula yabanaa mamaulka xoogag ee Igad ugu sameysa maamul gobolada Jubooyinka xili Dowlad dhexe oo la aqoonsanyahay ka jirta dalka Soomaliya iyadoona hadaladaan ka soo yeerayo shaki badan galineysa yaaha Dalka Soomaliyeed ,hadaana madaxda Soomaliyeed si aqliyeesan uga jawaaban hadaladaan ka soo yeeraya labada dal ee Dhulka Soomalida xooga ku heysta ee kala ah Etoobiya iyo Kenya kuwaa oo hada aaminsan damin dhowr sano oo hore la damacsanayeen Soomaliya ay hada ugu soo dhaceen taa oo sheegeen in ay kaga faaideysanayaan madaama Soomaalida yihiin madaxdeeda kuwa ka jecel in dalka helo nidaam iyo kala danbeen ijecelna n ay hoos tagaan wadamo ahaan jiray cadow soo jireen ah.

Qeyladaan ka soo yeertay Dowlada Etooiya ayaa ah mid la wada sugaayey madamaama Soomaliya xiligaan heshay dowlada dhexe oo awood leh kana baxday xiligii KMG hadana u gudubtay mid rasmi ah aduunka la gali karto heshiiskay doonta madaama ay ka mid tatahay dowalaha ka mid ah qaramada midoobay

 

Si kastaba ha ahatee madaxda Soomalida ayaa looga fadhiyaa in ay meel marsiyaan heshiiska milatari ay la soo galeen dowlada Turkiga madaama ay ka hor timid dowaladii 22 sano qas ka iyo jahwareerka waday Soomaliya

 

Xafiiska Warqabadka Dayniile.com

Webmaster@dayniile.com

Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

There is criticism and there is criticism what sort of leverage does the President and his goverment have against the kenyans and ethiopians, when even in such dangerous times some of us have nothing but criticism and nothing else to offer?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Why do our secessionist brothers feel paranoid? It's not like we're gonna have a replay of the 80s :D

 

Let IGAD cry all they want, we will rebuild our army whether they like it or not. This reminds me of Germany after WW1.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

If people don't criticize this slow moving caravan now, four years will lost without no achievement.

the most important job of this president is to bring security. He probably thought by declaring war on

al-shabaab will be enough credit to gain the confidence and acceptance of Ethiopia. Nin xaaskaaga

doonaya gabadhayda aan ku siiyo kaa yeeli maato. waxuu u malaynayaa arrinta ugu weyn ee

shisheeyaha Somaalia keenay gaar ahaan dalalka deriska in ay Al-shaab tahay. I remember during

Abdi qasims term, Premier Hassan Abshir going to ADDIS, and guaranteeing Meles that no islamist

will be allowed in the cabinet and offering so many other concessions. Finally he said mr. pime

minister what is your answer, meles said you will get my answer soon. as soon as Abshir landed

mogadhisho the Ethiopian troops entered Gaalkacayo. Former american president Eisenhower

said you make peace through strength. In diplomacy peace must be mutual. those who reject peace

must know their are prices to be paid. Another main point is he was elected in uu Xadhkahan deriska

kala furfuro. sanad gudohood hadii aanu waxba kala furikarin uu dhibku sii bato ciidamada shisheeyana

soo bataan. waa in baarlamaanku is dhaafiyaa, ilayn afar sano ma khasaari karto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Haatu;901461 wrote:
we're gonna have a replay of the 80s
:D

It is not a laughing matter. I am sure you wouldn't want someone grinning about the D block

massacre by the USC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Sxb that was a dark era in all our histories, but laughing at the past is a form of therapy. If you keep harboring cuqdad you'll go crazy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ambassador;901364 wrote:
Disarming Somalia is not a solution and if anything, it'll give our arch enemies, who also happen to be our neighbors, the upper hand. In an ideal world, such idea would work but when you have got neighbors who don't like you and who constantantly plot your downfall, the worst you can do is disarm yourself. Let's assume that peace will eventually prevail within somalia but who guarantees you peace from Ethiopia? I think establishing a very strong national army is the way to go. Somalia needs to have the military capacity to protect and safeguard itself and its boarders.

Anagaa ayaa cadow isku ah, waliba is neceb, yaa dadka kale la'eedeen.

Waad la socotaa waxii dhacey. Hadey jubbaland,Somaliland,Puntland,Galmudug,Ahlu Sunnah,iyo Somalia la hubeeyo, waan ognahey waxa dhici kara. Marnaba haka yaabin, midkood inuu kan kale u naxariisto.

 

Your solution is "establishing a very strong national army"...sidaa lagu suubin karaa? waa su'aal fiican runtii waxey u baahantey daraasad cusub ama cilmi baaris laga suubiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this