Sign in to follow this  
Saalax

Puntland ministry buildings electricity blackout: Did not pay the debt bills

Recommended Posts

Saalax   

Wasaradihii Puntland Oo Korontadii Looga Goostay lacag La’an Awgeed

 

 

Boocame Online (Garoowe) Waxaa shalay iyo maanta korontadii laga goostay inta badan Xarumihii Wasaaradaha Maamulka Puntland ee Garoowe.Warkan ayaa soo baxay kadib markii la sheegay in hore digniino Wasaaradaha loo siiyey inay bixiyaan biilashii lagu lahaa 4tii bilood ee lasoo dhaafay. Hay’ada Korontada ee Nugaal Electric Company (NEC) ayaa shalay gebi ahaan korontada ka jartay xarunta Dalxiiska ee magaalada Garowe.

Xaruntan oo ay ku yaalaan inta badan Wasaaradaha maamulka Puntland. Wasaaradaha korontada laga jaray waxaa kamid ah:

1- Wasaaradda Arrimaha Gudaha

2- Wasaarada Amniga

3- Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta

4- Wasaaradda Haweenka

5-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalah & Sportiga

6- Wasaaradda Duurjoogta iyo Deegaanka

7- Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Puntland

Dhamaan xarumahan ayaa shalay laga jartay Korontadii kadib markii ay bixin waayeen biilashii lagu lahaa, afartii bilood ee lasoo dhaafay halka qaar Wasaaradaha loo haysto muddo 5 bil ah in lacagta laga sugayey oo digniin loo dirayey.

Waxaa ayaduna maanta Korontadii laga goostayWasaarada Duulista Hawada ee Puntland oo xarunteedu ku taal bartamaha magaalada Garowe. Waxaana la sheegay in ayan iska bixin korontadii 4tii billood ee lasoo dhaafay.

Dhanka kalena shaqaalaha iyo ciidamada maamulka Puntland ayaan helin wax mushahar ah saddexdii bilood ee la soo dhaafay.

Boocame Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Saalax;901154 wrote:
:D

 

Somalia Are you saying Khaatumo websites are 100% false?

Not all but most like AllSSC for example once Saado Cali got into an accident, they said Faroole killed her in a conspiracy, they of course had to retract the story once they found out she was alive. It looks like their bs motives have now been taken on by biased websites in the Puntland arena like HorseedMedia which sadly might invalidate the real and legitimate criticisms people like myself might have of Faroole when garbage like this is put out..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa Somalia, just because horseed media has reported it does not make this story untrue. Horseed media kheer maqabeyaal weeye, but Faroole's mismanagement of the affairs of the Puntland government should always be highlighted.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this