Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Prof. Samatar Repents, Sees the Light

Recommended Posts

Somalia   

The Zack;901039 wrote:

Who are Siyadists? Of course we won't mention that Siilaanyo and pretty much anybody in SL were Kacaanists. Siyad's own personal doctor is a head of political party in SL LOL.

:D:D So true

Share this post

Link to post
Share on other sites
Carafaat   

The Zack;901171 wrote:
LOL@Hiding behind. War Siilaanyo is a unionist waadan ogeyne.

Not the kind of Unionist who favour to form a Union with Kenya. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Profosor'ku waa nin hadal macaan markii idaacad laga waraysto laakiin laba waayar oo muhiim ah yaa maskadiisa ka maqan

Shacabka waqooyi asagaa afduuban wuxuuna u baahan yahay nin adag wadani ah calaacal iyo calool jileecna aqoon,waan qadh qadhay iyo kilaygay baan noqday sumacadiisa waxbay u dhimaysaa,marka danbana wuxuuba gaari doonaa in idaacad soo wacdaba la waayo

Share this post

Link to post
Share on other sites

I haven't had the opportunity to see this man's speeches but so far from the little I have seen both in English and Somali, he comes across as not being too bright, may be I'm biased but he's another typical Somali professor. Ninku macaqli badna, I sense.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Carafaat;901005 wrote:
Zack, as you are aware Prof Samater and Galeyr were the last high level opponents originating from Somaliland who oppossed Somaliland. Their supports only proves that Somaliland is here to stay, irrelevent of
Siyadist wet dreams of Somaliland dissapearing.
:D

Waar adigu miyaad na ictiraaftay? Haddii adiguba aad na aqoonsatay waa guul Somaliland ay gaadhay. One nay sayer at a time is the policy.

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

When prof. Samatar was campaigning for Hiil qaran in early may he did big speech about the future and

how Somalia is in the crossroads. he said (dad baa qaba in ay somaalinimadii dhimatay oo baabaday,

anigu waxaan rumaysnahay in dhaawac badani gaadhay oo weli la badaadin karo). reer koonfurku wax

welba waxay u haystaan hadal la iska yidhi. waxa uu yidhi waar Soomaaliyey is daba qabta, Folks this

wasn't an academic exercise, it was a real diagnosis of the issue. every thing is a game for you guys.

you seem to think every body is a professor, by the way he is not geography prof, he teaches political

economy and the first black man to become a dean of a white university. reer puntland kan ina

wareeriyey iyo reer suoth kan hadii maanta lagu wareejiyo xagay gayn dalkan. . shan reer koonfur ah

iyo intaas in leeg oo reer puntland ah ayaa madax noqday. koob shaaha ma caanayn. Weligiinba is

bedbedela, Samatar wuu soo taabtay, wuxuu arkay prof. wada bug ah oo meesha ordaya.hadiiba ay

dhacdo mustaqbalka in la isku biiro waa in Caasimada Hrgeisa la keena. u malayn maayo qof reer

Soomaliland ah ayuun baa diyaarada marba meel u raaci lahaa ayadoo dadku gaajo iyo macaluul

u dhimanayaan. ku jira ciyaarta oo xukunka iku bedbedela ilaa qiyaamaha.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Galbeedi waa fikir ku noqosho u baahan inaad u aragto in somaliland ku taalo bartamaha scandinavian,soomaali waa soomaali bari iyo galbeed koofur iyo waqooyi kuwa istiqraarka helay ama nabada, alaha u siyaadiyee wakhtigoodii waxay ku lumiyeen siday ugu heesi lahaayeen calan aan aduunku aqoon u lahayn,wiil ama gabar gaajaysan oo macaluuli hayso hadii tv'ga laga daawadana la odhan maayo waa reer koofur ee waa soomaali aydana xisaabta ku darso saaxiib.

Profosorku wuxuu is lahaa waxaad tagaysaa ama hogaamiye sare ka noqonaysaa meel dhisan ama miami geeska africa ku taala in badan buu idaacadaha ka hadlay wadankana ka maqnaa xaqiiqda dhabtaana lama socon,markuu dhaxamoodayna waraaqihii hiil qaran hiil qurun bay noqdeen,si kastaba nin aqoon leh waa loo baahan yahay xataa haduu wareersan yahay

Tan caasimada hargaysa, caasimad ma noqon korto waayo xaduudkaa ku dhaw laas caanood baa igala macquulsan

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Markii shirkii Carta la regeyey ayaa Allah ha u naxariistee Cigaal waxa u yimid Mohamed abshir Haamaan

talana waa la isla meel dhigay. in Baarlamaanka carta lagu soo doorto cigaal loo keeno, oo la yidhaahdo

idinku lixdankii baad noo keenteen anaguna hadaanu wadnaa ee wax ka yeel , madaxweyne noqotayaa

wixii kaleba, caasimad nabad ah waad joogtaaye. markii dJIBOUTI LAGU DOORTAY BAARLAMAANKI

C/qaasim iyo rag kale ayaa la aaday hotel xamar ku yaala oo xabadi wiifta ka dul hayso.

markii 20111 kii Shariifku taangiga unisom ku dhuumanayey ayaa oday waayeela oo saaxiibkay ah oo

reer hatgeisa ah ayaa yidhi " adeer maanta ninkani sow kursi dhiigle kuma fadhiyo, haa, ma saldanad uu

luminaya ayaa jirta hadii uu kursiga ka dego , waa maya. hadaba adeer hadaad tidhaahdo maanta bahashn

aynu qaado oo siday u dhan tahay aynu Hargeisa geyno, kaa yeeli maayo. sidaa uu diyaaradaha u raacayo

eee madaxweyne la lleeyahay waxba ugama damayso. dhamaantood waa sidaa. kurbaba ma hayso.

nin jawhar iyo baoidhabo ku dhashy aragtidaa dheer ee umaddan geeska joogta ma garan karo.

dawladnimadii reer woqooyigu keenan ma garan karo.

Share this post

Link to post
Share on other sites

gooni;901840 wrote:

laascaanood iyo hargeysa isku in bay u jiraan xuduuda lol

Share this post

Link to post
Share on other sites

Sheeko dhawaan Muqdisho ku dhex markay Gudoomiyaha Xisbiga Hiil Qaran: Prof. Axmed Cismaaciil Samatar, iyo Muuse Suudi Yalaxoow, Sheekadii waxey u dhacday Sidan:

Dhawaan waxa Muqdisho gaaray gudoomiyaha Ururka Hiil Qaran Pro: Samatar iyo xubno badan oo ururkaas ka mida, hasa yeeshe Muuse Suudi Yalaxow ayaa Hotel Saxaafi ku arkay Prof Ahmed Ismaaciil Samatar oo ku casuumay inuu kala qeybgalo shirar uu ku qabanayay Hotelka, markaas ayuu Muuse Suudi Samatar waydiiyay::” muxuu ku saabsan yahay Shirka? Adigasa yaad tahay?

Muxuu ujeedkaagu yahay? Ka dibna wuxuu Samatar u sheegay inuu yahay Prof wax ka dhiga Jaamacad ku taal Mareykanka, sidoo kalena uu doonayo inuu isu sharaxo Madaxweynenimada Somalia.

Muuse Suudi Yalaxow ayaa ku yiri waa Mahadsan tahay laakiin aan is baranee qabiilkaada yaa waaye? Wuxuu ugu jawaabay Prof Samatar, waxaan ahay **********?

Wuxuu Muuse ku yiri “ ********** walee maaha qabiilka dega Borama, Saylac, Lughaye iyo Gabileey? Markaas ayuu Prof Samatar ugu jawaabay Haa Dhulkaas oo dhan ayaan degnaa!

Wuxuu Muuse Suudi ku yiri, Borama Garoon ma leeyahay? Wuxuu ugu Jawaabay Maya malaha!

Yalaxow oo hadalkiisa sii wata ayaa ku yiri Dekadaha Saylac iyo Lughaye ma shaqeeyaan? Wuxuu ku jawaabay Prof Samatar maya ma shaqeeyaan!

Wuxuu Muuse Yalaxoow u sii raaciyay, Degaankaaga iyo dadkaaga goormee kuugu dambeysay? Wuxuu ku jawaabay Ahmed Ismaaciil Samatar, Labaatan sano iyo ka badan?

Wuxuu Muuse ku yiri HADA MA TAGI KARTAA AWDAL IYO MAHAAD KU DHALATAY? Wuxuu ku jawaabay Maya!!

Wuxuu Muuse u raaciyay, Maxaa u sababa? Wuxuu yiri malahan Garoon diyaaradeed, waxaana dhulkaas heysto ***** oo aan qadiyada isku diidanahay!

Muuse Suudi Yalaxoow ayaa yaabay!!! Wuxuu yiri, Ahmed Ismaaciil Samataroow ma waxaad I leedahay Madaxweynaha Somalia ayaan rabaa, meeshaan ku dhashayna ma tegi karo, Garoon aan ka degana ma dhisan karo, dadkeeygana labaatan sano ka badan ma arkin?

Prof Samatar oo wejigiisa isbedelay ayaa yiri Muuse aniga nin aqoonleh baan ahay qabiil maahi”

Muuse ayaa qoslay oo yiri “Eebow xeey tahay aqoontaad heeysato”?

Samatar ayaa ugu jawaabay waxaan heystaa derajada ugu sareeyso Cilmiga ee PHD!

Muuse oo qoslaa ayaa ku gaabsaday Cilmiga qofoow galoow u baahan yahay, aniguse waxaan leeyahay PHD mineey saas tahay, PHD XAAL QAADO?

Prof Samatar oo yara careeysan ayaa ku yiri, Muuse ma waxaad rabtaa inaad iga dhigtid dagaal ooge sida adiga?

Muuse Suudi Yalaxow oo qoslaa ayaa ku yiri “AREEY minaad wax qaban kartid dadkaada u qabo, Mugaad Boorame garoon u dhisto, Saylac dakaddeeda furto, iiga sheekeey aqoontaada , HADII KALE Ha is wareerin, taasi aqoon maaha xambadna kugu tari meyso, ee ANAA KULA YAABEE, UMADA KALE YEEY KULA YAABINE, Ilmahaaga iska korso, SOMALI XABAD UMA QABAN KARTIDE.

Hadalkaas Muuse Suudi Yalaxow, wuxuu dhegaha Prof Ahmed Ismaaciil Samatar ku dhacay waxyar kadib markii Prof. Cali Khaliif Galeydh ku yiri “Ilma Samataroow waxaad tihiin Dalanbaabi aan dadkooda taageero ka heysan. ee markaad taageero ka heshaan ragga la sheekeeysta.”

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka xanaaqay hadalka Prof Galeydh ayaa bilaabay inuu caayo Khaatuma State hasse yeeshee Prof Galeydh wuxuu ku adkeeysanayaa inuu Somalia waxba ka noqon Karin qof aan dadkiisa iyo degaankiisa dhibka la wadaagin.

:D :D :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

galbeedi;902024 wrote:
Markii shirkii Carta la regeyey ayaa Allah ha u naxariistee Cigaal waxa u yimid Mohamed abshir Haamaan

talana waa la isla meel dhigay. in Baarlamaanka carta lagu soo doorto cigaal loo keeno, oo la yidhaahdo

idinku lixdankii baad noo keenteen anaguna hadaanu wadnaa ee wax ka yeel , madaxweyne noqotayaa

wixii kaleba, caasimad nabad ah waad joogtaaye. markii dJIBOUTI LAGU DOORTAY BAARLAMAANKI

C/qaasim iyo rag kale ayaa la aaday hotel xamar ku yaala oo xabadi wiifta ka dul hayso.

markii 20111 kii Shariifku taangiga unisom ku dhuumanayey ayaa oday waayeela oo saaxiibkay ah oo

reer hatgeisa ah ayaa yidhi " adeer maanta ninkani sow kursi dhiigle kuma fadhiyo, haa, ma saldanad uu

luminaya ayaa jirta hadii uu kursiga ka dego , waa maya. hadaba adeer hadaad tidhaahdo maanta bahashn

aynu qaado oo siday u dhan tahay aynu Hargeisa geyno, kaa yeeli maayo. sidaa uu diyaaradaha u raacayo

eee madaxweyne la lleeyahay waxba ugama damayso. dhamaantood waa sidaa. kurbaba ma hayso.

nin jawhar iyo baoidhabo ku dhashy aragtidaa dheer ee umaddan geeska joogta ma garan karo.

dawladnimadii reer woqooyigu keenan ma garan karo.

Hargaysa waligeed diyaar uma noqon inay somaaliya hogaan iyo caasimad'ba u noqoto suurta galna ma ahan inay qof xanuunsan daawo iyo raali galin weydiiso Kursiga hadii muqdisho laga qaadana baddu soo durki mayso galbeedow

Marnaba awoodeedii way yeelan waayeen,cidina madaxa ka dhukan mayso madaxweyne afrikaana diyaarad uma raaco siduu saldanadiisa u wareejiyo walina lama maqal xataa haduu dhiig ku fadhiyo,ayagay u taalaa inay qoys aan darajo xidhan karin noqdaan,ama qaran darajo leh

Cigaal alha u naxariistee tolka wuxuu kula dardarmaay inaan ingiriiska laga hadhin ilaa uu dib u aqoonsado s/land, wadani qowmiyad balaaran jecel kuma maqal,haday wax kale jiraana allaa og.

profosor samatar jaamacada camuud mar un ha booqdo snm iminka aad bay usoo dhawaynaysaa

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Oba, saaxiib arintan aad soo qortay AWdal state oo Pro. Samatar dacaadaynaysa ayaa soo qortay.

Anigu ma qabo in qof lagu eryadu qabiilkaaga maxaad u qabatay. Casharadan saxaafada la idiin marinayey

sanadkan oo dhan no money can buy. mida kale xamar lagu joogo ciidan usc ee waxa lagu joogaa

awooda unisom. Shariifku during his term he did visit even Balcad. as soon as he lands from the airport

he is taken by aminson tank to the villa, so , I deos not mather whether you are from Borama or xamar.

also being surrounded by tribal militia or foreign army doesn't bring stability. your uncle Aidid captured

Gaakacayo to Kismayo, finally he was killed one of his nephews. How about Abdilahi yusuf with 30,000

Ethiopian troops, dhiigii uun buu sii badiyey. to take 100 dollars of a solders salary from mogadishu

to hiiraan is a big task. dawladnimadu wasiiro iyo madaxweynayaal diyaardaha raaca wey ka weyn tahay.

Ina Samatar oo kale hadaad heli lahaydeen burburka iyo dhibta waad ka bixi lahaydeen. waar umadan

hala badbaadiye xukunkan iyo wareerkan iska daaya oo fadhiista , miyaydaan bani aadam ahayn

labaatan sano ayaad kor u dhaafteen weli , it is like nothing happen. Beelaha D iyo H ba walaalayaal

fadhiista koob shaaha ma caanaynaysaane.

Share this post

Link to post
Share on other sites
sahal   

[quote=

Muuse Suudi Yalaxow oo qoslaa ayaa ku yiri “AREEY minaad wax qaban kartid dadkaada u qabo, Mugaad Boorame garoon u dhisto, Saylac dakaddeeda furto, iiga sheekeey aqoontaada , HADII KALE Ha is wareerin, taasi aqoon maaha xambadna kugu tari meyso, ee ANAA KULA YAABEE, UMADA KALE YEEY KULA YAABINE, Ilmahaaga iska korso, SOMALI XABAD UMA QABAN KARTIDE.

:D :D :D

Run Badanaa ...kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this