Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Banana export company established in Mogadishu

Recommended Posts

Shirkad Ganacsi oo mooska Ka dhoofisa dalka oo laga furay Muqdisho

 

16, 2012

 

Muqdisho(Sh.M.Network)—Shirkadaan oo ah Shirkad Ganacsi isla markaana dhoofin doontaa Mooska Soomaaliya ayaa maanta looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho

 

Fruit Som Shirkaddaan Lamagac baxday ayaa qorshuhu yahay in ay noqoto shirkad ay ku soo hirtaan Beeraleyda Soomaaliyeed dhamaantood islamarkaana ay noqoto Shirkad iyadu dhoofisa Mooska

 

Munaasabadda Lagu furayay Shirkaddaan oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiin kala duwan oo ubadan Masuuliyiinta Shirkadaab ayaa waxa hadallo halkaasi ay ka jeediyeen ay ku muujiyeen sida ay uga go’antahay in Beeraleyda Soomaaliyeed ay shirkaddani unoqoto dallad ay dugaashadaan

 

Sheekh Cismaan oo ah Guddoomiyaha Shirkaddaan oo ugu horeyn Munaasabadda ka hadlay ayaa shaaca ka qaaday in Shirkadda qorsheheedu yahay isku xirka Beeraleyda iyo sidi ay si wada jira isaga kaashan lahaayeen Dhoofinta Mooska ama iib geynta dalagyada dalka Gaar ahaan Mooska

 

Ugu dambeyn waxaa halkaasi hadl ka jeediyay Sheekh Cali wajiis oo ka mida Masuuliyiinta Shirkadaasi oo isagoo ku hadlaya afka carabiga sheegay in Soomaaliya ganacsiga nuucaan oo kale ay ugu dambeysay Sideetamaadkii iyo todobaatameeyadii wixii ka dambeeyana dalka duruufihii ka jiray ay meesha ka saareen dhaq dhaqaaqyadaasi isagoo tilmaamay in dad ubadan beeraley kulmay in ay keeneen fikirkaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Somali philosopher;899708 wrote:
With the amount of moos somalis consume I would be surprised if there is any left to export

We consume so many because moos is our national fruit. Early 90s I Once saw in a supermarket in Holland qare (Xabxab) that had the Somali export sticker SomaliTa. I was so proud that I bought two watermelons on the spot. We ate one and second one we displayed in our kitchen about a week showing it to every Dutch person that came our home:D

 

Glad to hear that Somali fruit farmers are starting to exporting once again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Philosopher, in the Northwest of Somalia they call Qare Xabxab:D:D Now you have learned another Somali word. Hadii aad Hargeysa tagtid, Qare ha odhan ee waxaat tidhaahdaa Xabxab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Showqi;899734 wrote:
Philosopher, in the Northwest of Somalia they call Qare Xabxab:D:D Now you have learned another Somali word. Hadii aad Hargeysa tagtid, Qare ha odhan ee waxaat tidhaahdaa Xabxab.

Xabxab is not Somali it's an Arabic loan word. The proper Somali word is qare. They do the same thing with the word for spoon as well; they call it malqacad which is also Arabic whereas the Somali word is qaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this