Sign in to follow this  
Saalax

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal: Jubbooyinka dad aan u dhalan kama hadlikaraan Maamulkeeda

Recommended Posts

Saalax   

Garoowe (RBC) Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa sheegay in loo gurmado dadka ku dhaqan Gobolada jubooyinka oo asal ahaan kasoo jeeda deegaanada Puntland kuwaasi oo uu ku tilmaamay in xaqoodii la duudsiiyay isla markaana aysan fikir iyo talo wadaagba ku lahayn maamul u samaynta goboladaasi mar uu maanta ka hadlayay kulan looga hadlayay amniga oo ay kasoo qayb galeen maamulka Gobolka iyo degmada ee Nugaal iyo nabadoono iyo odayaal dhaqameedkale.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in Gobolada Qaar sida Baay iyo Bakool qaybo ka mid ah Gobolka Banaadir iyo meelo kale oo Soomaliya ka mid ah looga hadlay arimo quseeya jubbooyinka iyo maamul u samaynteeda isagoo sheegay in dadkii deegaankaasi u dhashay ay wali qaarkood qax ku maqan yihiin una baahan yihiin in dib loosoo celiyo dib u dajinna loogu sameeyo wuxuuna ku baaqay in la badiyo 7kan gudihiisa kulamada looga arinsanayo arimaha Jubbooyinka.

“ waxaan leeyahay jubbooyinka dad aan u dhalan xaq uma leh in ay ka hadlaan maamul usamaynteeda dadka Jubbooyinka dagan ayagaa u madaxbanaan maamulkooda hana lagadaayo ayaan leeyahay docfaruurka lagu hayo, waxaa jira Isimo iyo wax garad badan oo qoraal Goboladaasi ku saabsan inoo soo gudbiyay dad kale oo doonaya in ay halkaasi gaaraan ayaa iyagana jira laakiin aan wali usoora galin hadaba waa in aan kulankale yeelanaa isla 7kan si aan uga arinsano badbaadinta dadka ku dhaqan jubbooyinka ee asal ahaan kasoo jeeda Goboladan Puntland ,sidaana waxaa yiri Gudoomiyaha Gobolka Nugaal.

Gudoomiye Qarjab ayaa sidoo kale hadalkiisa siiraaciyay in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu sameeyo dadka Jubbooyinka Gargaar deg deg ah sida in ganacsatada iyo shacbiga kaleba ay lacago iska aruuriyaan dadka reermiyiga ahna ay keenaan xoolo badan si loo garab istaago dadka wali ku barakacsan Jubbooyinka ee aan helin wax gargaar ah maamulida Deegaankoodana lagu haysto sida uu Gudoomiyuhu yiri.

Hadalkan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo lagu wado in Gobolada Jubbooyinka Maamul loo dhanyahay looga dhawaaqo sida ay sheegeen Madaxda Dowlada Federaalka ee Soomaaliya.

 

RBC RADIO

Xafiiska Garoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

XX, you know unlike you this man has a large population in the Juba regions and particularly Kismayu...

However I have not read this news in any other site and thus reserve judgement until it is proven to be a true utterance of the Governor of Nugaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Haatu;899384 wrote:
What business does the Governor of Nugaal have in Jubbooyinka?

A hell of a lot more than one from Wardheer.

 

He is part of the goat kingdom and as Duke said, they have a large population there, especially when it comes to land.. So he is probably from there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

waxaan leeyahay jubbooyinka dad aan u dhalan xaq uma leh in ay ka hadlaan maamul usamaynteeda dadka Jubbooyinka dagan ayagaa u madaxbanaan maamulkooda hana lagadaayo ayaan leeyahay docfaruurka lagu hayo, waxaa jira Isimo iyo wax garad badan oo qoraal Goboladaasi ku saabsan inoo soo gudbiyay dad kale oo doonaya in ay halkaasi gaaraan ayaa iyagana jira laakiin aan wali usoora galin hadaba waa in aan kulankale yeelanaa isla 7kan si aan uga arinsano badbaadinta dadka ku dhaqan jubbooyinka ee asal ahaan kasoo jeeda Goboladan Puntland ,sidaana waxaa yiri Gudoomiyaha Gobolka Nugaal

 

RBC RADIO

Xafiiska Garoowe

He is concerned about the ethnic Puntlanders in Jubbooyinka. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Somalia;899401 wrote:
A hell of a lot more than one from Wardheer.

 

He is part of the goat kingdom and as Duke said, they have a large population there, especially when it comes to
land
.. So he is probably from there.

War he represents nobody. All the locals are part of the project and he's just an onlooker. He's no better than the ones that plot in Mogadishu to build a J/land of their own.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Guddoomiyaha maxaa laga rabaa? Waa nin Somalilander ah, Puntlander ah, Khaatumites ah, hadduu doonana Xamaraawi ah, haddana Jubbaawi ah. Wax dhib ah ma jiraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji Xunjuf;899419 wrote:
This is so wrong even using
the clan federalism logic
it doesn't make sense if he is a Puntlander he should focus on Puntland and let Jubblanders solve Jubbaland.

:D :D :D :D

 

lool@clan federalism logic.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;899421 wrote:
:

 

lool@clan federalism logic.

I think you are working far to hard trying to convince yourselves. The Jubaland community has agreed to form a new State. There is nothing you can do here but wish for its downfall..:D Ah, clan secessionist logic.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this