Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Guryo uu lahaa Madaxweyne Cabdulahi Yusuf oo laga saaray dad si sharci darro ah ku daganaa

Recommended Posts

Howlgalkan ay maanta ciidamada booliska Soomaaliyeed kasameeyen Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku burburiyeen guryo si sharci daro ah looga dhistay dhul uu lahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyadoo guud ahaan ay ciidamadu baneeyen Dhismayaashii ka dhisnaa dhulkaasi.

 

Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaliyeed General C/llaahi Xasan Bariise ayaa Radio Muqdisho usheegay in horay digniin loo siiyay dadka gurahan degenaa loona sheegay in ay baneeyaan si loogu wareejiyo eheladii laheyd hase ahaatee ay dhagaha ka fureysteen waxa uuna xusay in maanta ciidamada booliska ay cagta mariyeen guud ahaan guryaha laga dhistay dhulkan uu lahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum C/laahi Yuusuf Axmed mudana ay dadkani si sharci daro ah ku degenaayeen.

 

Sidoo kale afhayeenka Ciidamada Booliska ahna Taliyaha hogaanka barista dambiyada CID ayaa digniin ujeediyay kooxaha kuhowlan dhismaha dhul ay leeyihiin dad Soomaaliyeed isagoo tilmaamay in mar uun Sharciga la horkeeni doono.

 

Radiomuqdisho.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Oba, this tells in Mogadishu people even build on dead people's properties, inaalilaahi waa inaa ilaahi raajicuun, no one can be spared. :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Justice for all awoowe. What about thousands of other owners whose plots have been looted by thugs? I would have demanded immediate eviction of hebel iyo hebel :) But not now :) Considering real estate prices went up considerably one may be tempted. Restrain is in order.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baashi;898787 wrote:
Justice for all awoowe. What about thousands of other owners whose plots have been looted by thugs? I would have demanded immediate eviction of
hebel iyo hebel
:)
But not now
:)
Considering real estate prices went up considerably one may be tempted. Restrain is in order.

Awoowe i who claim banaadir to be my ancestral lands own properties which is held by thugs currently marka dadka kale maxaa ka sugee. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;898788 wrote:
Awoowe i who claim banaadir to be my ancestral lands own properties which is held by thugs currently marka dadka kale maxaa ka sugee.
:D

How many places are you from?

Share this post


Link to post
Share on other sites

che it is well known im from the qowmiyadda xamar & xamardaye clan wise but my but my great grandfather ended up in harardheere/Ceeldheer area due to the war against the italians under the command of sheikh hassan Barsane feery kombilicated i know.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good PR stunt maybe, but not enough. Evicting IDPs from an empty plot of land in buulo xuubay which belong to former president, am afraid will not cut it, and is not even a good start.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this