Sign in to follow this  
Liibaan

KHaatumo State of Somalia - First Anniversary Celebrations :) :) :)

Recommended Posts

sahal   

bunches of losers, haters and failed qurbo-joog

 

I can name and shame all of them but Xagla-qalloociye is an enough example ........... where is he now?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sanad guuro wacan Khaatumo State - wadajir, nabad, cadaalad, horumar iyo mustaqbal wanaagsan haduu Alle idmo.

May 2013 be the best and most blessed year for Somalis everywhere.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

hello.jpg

 

 

Ogeysiis: Dhamaan Jaalliyadda Khaatumo State Of Somalia Ee Ku Dhaqan Wadanka Ingiriiska Waxaa La Ogeysiinayaa Inaad Ka Soo Qayb Gashaan Xafladii Ugu Weynayd Qurbaha Oo Loogu Dabaaldegayo Sannad Guuradii Koowaad Ee Khaatumo State Of Somalia

 

Shacabweynaha reer Khaatumo ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska waxaanu la socodsiinaynaa in ay ka soo qayb galaan xaflad weyn oo loogu dabaal degayo sanad guuradii koowaad ee Khaatumo state of somalia. Waxaanay xafladaasi dhici doontaa habeenka sabtida ah taariikhduna ay tahay 12/01/2013 waxaanay bilaabanaysaa lixda galabnimo waxaanay dhamaanaysa sadex habeenimo (6pm ilaa 3am) Habeenkaasi Laba Cali iyo xubno kale ayaa ka soo qayb galaya.

 

Waxaanay xafladani ka kooban tahay laba qaybood oo kala ah:

 

Qaybta Koowaad:

 

Waxaa halkaasi ka hadli doonaa madaxda sarsare ee G11 oo ay hormood ka yihiin Dr: Cali Ciise Cabdi Iyo Dr: Cali Khaliif Galaydh iyo xubno kale oo aan ka dhicin.

 

Waxaa kaloo iyaguna khadadka taleefoonada lagu soo xidhi doonaa madaxweynayaasha maamul goboleedka Khaatumo state of somalia.

 

Khudbado koobkooban oo dhinaca jaalliyadaha ah.

 

Maamulada qaarkood.

 

Suugaan noocyo badan.

 

Qaybta Labaad:

 

Waxaa loogu tala galay heeso loogu tala galay xusitaanka sannadguurada Koowaad ee maamul goboleedka Khaatumo state of somalia oo sanad jirsaday. Waxaana habeenkaasi si weyn uga dhex muuqan doonta fannaanada reer Khaatumo state oo magaceeda la yidhaahdo Siciido Shiino, waxaanay inooga imaan doontaa wadanka Faransiiska.

 

Waxaa kaloo iyaguna habeenkaasi wacdaro inoo soo bandhigi doonaa, fanaaniinta soomaaliyeed badankooda, waana lagu marti qaaday.

 

Hadaba aan idiin sheego madasha xaflada lagu qaban doono, xilliga ay bilaaban doonto, qiimaha lagu geli doono….

 

Madasha xaflada lagu qabanayo:

 

Milan Palace

 

100 Dominion Road

 

The Green, Southall

 

Middlesex

 

UB2 4BG

 

Qiimaha xafladu lagu soo geli doona waa £20, waxaanay xafladu si rasmi ah u bilaaban doontaa lixda galabnimo ilaa sadex habeenimo 6pm ilaa 3am. Waxaa kaloo habeenkaasi si Live ah idiinku soo baahin doonta Bahda Aftaag Production iyo Darwiish Tv, oo iyagu habeenkaasi kaalin mugleh ka qaadan doonaa.

 

Ballanteenu waa habeenka sanadgurada kowad ee Khaatumo state of somalia, ee ha moogaanina hana ka maqnaanina…….

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Valenteenah.;903284 wrote:
Sanad guuro wacan Khaatumo State - wadajir, nabad, cadaalad, horumar iyo mustaqbal wanaagsan haduu Alle idmo.

May 2013 be the best and most blessed year for Somalis everywhere.

Ameen to the du'a. Alle haka yeelo insha'allah.

 

Subax khyr leh baa nosoo gashee sanad guuro wacan Khaatumo State of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

 

 

Qaadirow alahayoow qiimaha dhulkeeyna u qushuucne

Arligeyga gacan qabo

Ameen Ameen alahayoow.

 

Calankayna quruxda leh

xidigtuna ku qorantahay

in la qeebsho ma ogoli

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

536854_399866090064936_429546768_n.jpg

409485_10151392409396214_475221786_n.jpg

 

Shacabweynaha reer Khaatumo ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska waxaanu la socodsiinaynaa in ay ka soo qayb galaan xaflad weyn oo loogu dabaal degayo sanad guuradii koowaad ee Khaatumo state of somalia. Waxaanay xafladaasi dhici doontaa habeenka sabtida ah taariikhduna ay tahay 12/01/2013waxaanay bilaabanaysaa lixda galabnimo waxaanay dhamaanaysa sadex habeenimo (6pm ilaa 3am) Habeenkaasi Laba Cali iyo xubno kale ayaa ka soo qayb galaya.

 

Waxaanay xafladani ka kooban tahay laba qaybood oo kala ah:

 

Qaybta Koowaad:

 

Waxaa halkaasi ka hadli doonaa madaxda sarsare ee G11 oo ay hormood ka yihiin Dr: Cali Ciise Cabdi Iyo Dr: Cali Khaliif Galaydh iyo xubno kale oo aan ka dhicin.

 

Waxaa kaloo iyaguna khadadka taleefoonada lagu soo xidhi doonaa madaxweynayaasha maamul goboleedka Khaatumo state of somalia.

 

Khudbado koobkooban oo dhinaca jaalliyadaha ah.

 

Maamulada qaarkood.

 

Suugaan noocyo badan.

 

Qaybta Labaad:

 

Waxaa loogu tala galay heeso loogu tala galay xusitaanka sannadguurada Koowaad ee maamul goboleedka Khaatumo state of somalia oo sanad jirsaday. Waxaana habeenkaasi si weyn uga dhex muuqan doonta fannaanada reer Khaatumo state oo magaceeda la yidhaahdo Siciido Shiino, waxaanay inooga imaan doontaa wadanka Faransiiska.

 

Waxaa kaloo iyaguna habeenkaasi wacdaro inoo soo bandhigi doonaa, fanaaniinta soomaaliyeed badankooda, waana lagu marti qaaday.

 

Hadaba aan idiin sheego madasha xaflada lagu qaban doono, xilliga ay bilaaban doonto, qiimaha lagu geli doono….

 

Madasha xaflada lagu qabanayo:

 

Milan Palace

 

100 Dominion Road

 

The Green, Southall

 

Middlesex

 

UB2 4BG

 

Qiimaha xafladu lagu soo geli doona waa £20, waxaanay xafladu si rasmi ah u bilaaban doontaa lixda galabnimo ilaa sadex habeenimo 6pm ilaa 3am. Waxaa kaloo habeenkaasi si Live ah idiinku soo baahin doonta Bahda Aftaag Production iyo Darwiish Tv, oo iyagu habeenkaasi kaalin mugleh ka qaadan doonaa.

 

Ballanteenu waa habeenka sanadgurada kowad ee Khaatumo state of somalia, ee ha moogaanina hana ka maqnaanina…….

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

KH-STATE-FLAG-WITH-TEXT.0011.jpg

afi-photo.jpg

 

kulan Balaadhan Oo Lagu Xusayo Sanad Guuradii Kasoo Wareegtay Markii Dhidibada Loo Taagay Maamulka Khaatumo State Oo Si Weyn Loogu Xusi Doono Columbus Ohio

 

Waxa magaalada Columbus iyo guud ahaangobolka Ohio ka dhici doona Xaflad lagu weynaynayo Xuska Sanad Guuradii kaso wareegay Maamulka Khaatumo State.

 

Kulankan ayaa ah mid balaadhan waxa kasoo qayb gali doono dhamaan Bulshada qaybaheeda kala duwan waxana uu noqon doona ahabeen si gaara lo xasuusto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Guul to all somalis everywhere specially to Khatumates.. As I am travelling to NYC by that weekend of Jan 12th Insha'lah, I am sadden that I will miss the 1st annual celebration of Khatumo. Congrats to the hard work.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this