Sign in to follow this  
Maaddeey

Masjid B/weyn ku yaal oo Xabashidu Kaniisad u beddeleen

Recommended Posts

Maaddeey   

DHAGEYSO: Sheekh Fu'aad Maxamed Khalad Oo digniin u diray Dowladda Holland.

17,Muxaram 1434, 01,12,2012

 

Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah Mas'uuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa digniin u diray Dowladda Holland.

 

Isagoo ka hadlayay dibadbax ballaaran oo shalay Salaaddii Jimcaha kadib ka dhacay degmada Buula Burde ee gobolka Hiiraan halkaas oo ay isugu soo baxeen boqollaal dadweyne ah oo ka careysnaa falkii Ciidamada Itoobiya ay Kaniisad ugu badaleen Masjid ku yaalla magaalada Baladweyne ayaa Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf waxa uu sidoo kale kusoo hadal qaaday go'aankii dhawaan Barlamaanka dalka Holland ay ku meel mariyeen in la caayi karo ALLAH SWT.

 

Sheekh Fu'aad waxa uu sheegay in dadka Muslimiinta ah laga doonayo in meel walba ay ku bartilmaameedsadaan dadka u dhashay dalka Holland, isagoona tilmaamay in go'aanka noocaas oo kale ah uu dhib un usoo kordhinayo Muwaadiniinta u dhashay dalka Holland.

 

Halkan Ka Dhageyso

 

 

 

Dhageyso wararka 7:30- subaxnimo, 1:00 duhurnimo, 7:00 Fiidnimo iyo dhuuxa waraysiyada 9:30 habeenimo adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

 

 

Fadlan wixii Qalad ah Nagala Soo xariir emailada kala ah:

 

Radioalfurqaan@live.com

 

Radioalfurqaan@yahoo.com

 

Radioalfurqaan@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Masjid ku yaal magaalada Beled Weyne oo Kaniisada Loo bedelay.

 

Written by Administrator on 27 November 2012.

 

somalimemo.netInnaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun: Masjidkii gobolka ee magaalada Beled weyne ee xarunta Hiiraan ayaa saaka loo badalay Kaniisad ay ciidanka Nasaarada ah gaalnimadooda ku muujisanayaan.

 

 

 

Dadka reer Beled weyne ayaa la amakaagay markii ay arkeen calaamadda Saliibka ee sedaxda gees leh oo masjidka laga taagay!!.

 

 

Warbaahinta Islaamiga SomaliMeMo ayaa xaqiijisay in 4 dhinac oo kamid ah masaajidka Gobolka ee Beled weyne ay ciidanka Itoobiya ka dhiseen caalamadda Saliibka masaajidkuna isku bedelay xarun ciidan oo ciidanka Kirishtanka ah gudihiisa ku sameynayaan wax ay u yaqaanaan Cibaado!!.

 

 

 

Goob Joogayaal aan ku kalsoonahay ayaa noo xaqiijiyay in ay arkeen calaamada Kirishtaanka oo hareeraha masjidka laga taagan taasi oo ka dhigan in Minaaradii masjidka lagu bedelay saliib.

 

 

 

Ma ahan markii ugu horreysay oo ay ciidanka Xabashida Itoobiya masaajid ku yaal Somaaliya ay Kaniisad u bedelaan waqti hadda laga joogo ku dhawaad Qarni ayay ciidanka Itoobiya sidaan oo kale Masjid jaamacii weynaa ee magaalada Hargag waxay u bedeleen Kaniisad ay leeyihiin Nasaarada.

 

 

 

 

SomaliMeMo waxa ku howlantahay baaritaan dheeraad ah.

 

SomaliMeMo waa Shabakad Soomaaliyeed oo Islaami ah oo ka madax badaan koox, urur iyo Xisbi, kumana hadasho cid gooni ah afkooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   
:D Maaddeey mar hore ayaanba filayey inuu warkaan soo gelinaayo halkan oo waa uu la so daahay. Hadda Fuaad Shongolle ma wuxuu leeyahay dadka Beledweyn deggani Islaannimo waxba kama oga oo arrintaan way ka aamuseen marka isaga keliya ayaa ka hadlay. War soconaya ayaa dadka loo sheegaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why would they change a Masjid in Beledweyne? Also who are they targeting, since last time I checked this City was like any other 100%

Islim? Nonsense as usual from Maadey and the lost group.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Lol@Maaddeey is representing these guys and he is doing his two cents here in SOL. Remember Shabab was saying just yesterday that their fighting strategy will change into guess what? Twitter:D the guys seem to have even lost their Andalus FM radio.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

what a piece of garbage.waxaan dadka maangaabka iyo caruurta ayaa loo sheegaa.as we can see,islam is being used and used again and again for political gains by the territorists and khawaarij alshabab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Skeptic   

WARNING: This so-called website "somalimemo" is known for literally making-up garbage that serve their purpose. In recent past, they made-up documents claiming that it was from THE RELIGIOUS LEADERS of certain groups saying those leaders sent TACSI to Meles Zenawi! (The religious leaders were some that opposed al-Shabab) ...

 

That website is total garbage!

Share this post


Link to post
Share on other sites

And why do they need Masjid for Kaniisad ?? ,,,, Can't they build their own in an empty land ?? ,,,

 

and .......... don't forget, Djiboutian troops are in Beletweyn. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ Adi fiiri: Masjidka Sh. Abdi oo Cali Kamiin (Xamar) ku yaalla bey horay u degeen, mar haddey degganyihiinna waa iney ku saxaroodaan, ku cibaadeystaan (waa iney meel gooni ah u sameystaan sida kaniisad camal oo ay cross-ka ku sawiraan). Samatar (fanaanka) aaba ka hadlay, ma maqal miyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this