Sign in to follow this  
Abwaan

Axmed Daaci DF ciidamo hala timaado aniga ciidammadaydu ma shaqaynayaan

Recommended Posts

Ahmed Daaci is the only man in Mogadishu Al shabaab couldn't stop no matter what they did, he is the only somali guddomiye who defended Wadajir and Dharkeynley from Al shabaab without the support of Amisom. Heck he even lost his legs for us. Waa rageedi viva Daaci

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka degmada Wadajir oo ka mid ahaa degmooyinka ay yaaleen isbaarooyinka ayaa maanta la qaaday, iyadoo gudoomiyaha degmada uu xaqiijiyay in aanay mar dambe jiri doonin isbaarooyin gaadiidka lacago looga qaado gaadiidka.

 

Gudoomiyaha degmada Wadajir Axmed Daaci ayaa sheegay in maamulkiisa ku guuleystay inuu qaado ilaa shan isbaaro oo tiil, isagoo xusay inay jiraan qaar kale oo aan hoos imaan, kuwaasoo uu tilmaamay inay qaadi doonaan.

 

Axmed Daaci ayaa sheegay in iyagoo fulinaya amarkii madaxweynaha ay go'aansadeen in la qaado isbaarooyinka, isla markaana wixii haatan ka dambeeya aanay wax isbaaro lagu arki karin degmada Wadajir.

 

Degmada Wadajir ayaa ka mid ahaa degmooyinka ay yaaleen isbaarooyinka gaadiidka lacagaha looga qaadayay, iyadoo saddex cisho ka hor kulan Madaxweynaha la qaatay Gudoomiyaasha degmooyinka uu ku wargeliyay inay qaadaan isbaarooyinka.

 

Labadii maalmood ee u dambeeyay ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka socday howl galo lagu qaadayay isbaarooyinka, iyadoo qeybaha bulshada ay si diiran u soo dhoweeyeen.

 

http://jowhar.com/news.php?readmore=3208

 

 

Abwaan waa ceeboowday :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Hada wuxuu uga qaaday wuxuu is leeyahay ha lagu af garto. Laba beri ka bacdi wuxuu soo celinayaa isbaaradii. Dadkaan 20 saney waxaa quudanayeen laalush iyo xabad midkood hadaanad ula tegin meesha ugama dareerayaan belaash.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

oba hiloowlow;894319 wrote:
Ahmed Daaci is the only man in Mogadishu Al shabaab couldn't stop no matter what they did, he is the only somali guddomiye who defended Wadajir and Dharkeynley from Al shabaab without the support of Amisom. Heck he even lost his legs for us. Waa rageedi viva Daaci

He lost his legs therefore that means that he can place his militia with uniforms to set up roadblocks and collect money? Come on Oba. This guy needs to go to prison like Mohamed Dheere. I know he removed the Isbaaro after the president ordered. Him and others to do so, but this is his revenge to say that his militia will not protect the public. Waryaa Soomaaliya horumar ma haaresyo haddii dadka noocaan oo kale ah xil hayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mayaani;894366 wrote:
Hada wuxuu uga qaaday wuxuu is leeyahay ha lagu af garto. Laba beri ka bacdi wuxuu soo celinayaa isbaaradii. Dadkaan 20 saney waxaa quudanayeen laalush iyo xabad midkood hadaanad ula tegin meesha ugama dareerayaan belaash.

waa sax Mayaani, waa sidaad u sheegtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;894368 wrote:
He lost his legs therefore that means that he can place his militia with uniforms to set up roadblocks and collect money? Come on Oba. This guy needs to go to prison like Mohamed Dheere. I know he removed the Isbaaro after the president ordered. Him and others to do so, but this is his revenge to say that his militia will not protect the public. Waryaa Soomaaliya horumar ma haaresyo haddii dadka noocaan oo kale ah xil hayaan.

This man is a great Guy he is the man Al shabaab couldn't defeat wadajir was under the government thanks to him. waa libaax we love him noolow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this