Sign in to follow this  
Aaliyyah

Ogaysiis- shir lagu tagerayo mamul usameynta gobalada Juboyinka Gedo oo ka dhici doona Toronto

Recommended Posts

Aaliyyah   

Boocame Online- Waxaa La Ogaysiinayaa Dhamaan Bulshada Jecel Horumar Ka Hanaqaada gobolada Jubooyinka iyo Gedo Inuu Jiro Shirweyne lagu taageerayo maamul usameynta gobalada Jubooyinka iyo Gedo oo ka dhici doona Toronto,Canada.

 

ogeysiis-canada.jpg

 

Fadlan Ha Moogaan Inaad ka Qayb Gasho Taageertana Maamul usamaynta Jubooyinka iyo Gedo.

 

Boocame Online

 

editor@boocame.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

XX beryahan Kismaayo iyo tartankeedu waa na wareeriyey iyo shirar la dhahaayo waa lagu taageerayaa hadda waxaan ka baqayaa inaan mar dhow aragno shirar la dhahaayo maamulka ayaa lagu burburinayaa.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan,

 

After president Hassan's poor performance in his first month, a lot of folks are supporting Kismayo to ensure that Somalia does not revert back to civil war years.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiinfaniin;893159 wrote:
Abwaan,

 

After president Hassan's poor performance in his first month, a lot of folks are supporting Kismayo to ensure that Somalia does not revert back to civil war years.

Xiinfaniin, ha u malayn inaad Abwaan ku ciyaari kartid. After Abdiweli lost the race baa sheekooyin kale iska billawdeen dheh. Just that. Abwaan kaama xigo president Xasan Shiikh isaga ayey u taal siduu sabbaaxooyinka siyaasadeed iskaga ilaalin lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^War ninyahow waxba ma fahamtid , cuqdad baas bay kaaga dhegtay. Haddii xiin aad tuhunsantahay inuu Cadbiweli la carooday, dadkale ee Abtigiis , Yunis ay ugu horreeyaan maxaa iyaga ku dhacay?

 

Adeer is giiji, oo baro sida loo wax loo taageero, waxna loo caarido

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ He already told Abtigiis to concern himself with ONLF only. Told Hatuu to worry only about Garrisa and even Xaaji Xunjuf was ordered back to Somaliland. But Abwaan is a nationalist who does not do qabyaalad. Hada danbi baad gali hadaad taa ku tuhuntid! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

NGONGE;893367 wrote:
^^ He already told Abtigiis to concern himself with ONLF only. Told Hatuu to worry only about Garrisa and even Xaaji Xunjuf was ordered back to Somaliland. But Abwaan is a nationalist who does not do qabyaalad. Hada danbi baad gali hadaad taa ku tuhuntid!
:D

Adigu waxaad rabto ayaad iskaga hadashaa kolleyba. Yes Abtigiis waan ku dhahay ONLF ku ekoow cause ma soconayso waxaan ahay Itoobiyaaan, Soomaaliyana waan sii kala goyn. XX isaga waxaan ku iri isku dirka naga dhaaf oo enough dhib goosashadaada ayaa ku filan ee ku ekow. Haatu wax haraati ah nama dhex marin haddii aadan adigu sameyneyn. Adigase meeshan maxaad ka ahayd bal aan ku weydiiyee? Xaggee laguu raacaa? Nationalist or not I do not need your recognition ee wax kale ma haysaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

This jubbaland thing is getting boring and wont work in Reality,You cant just hide behind kenyan tanks and dispalce the locals and declare their land as yours waxaas meeshii ay ka soconayaan ha la geeyo kenya ama meeelahas ayaa warkaas ka soconayaa ayaan filaan,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

^ :)

 

Don't despair awoowe and welcome the rough and tumble clannish politics of the region. Whoever you support -- if you do support any of the contestants that is -- the chances are their militia received the support of either Ethiopia or Kenya. Not to mention they formed alliances (militia) with outside clans to consolidate their hold on the port. Col. Jees reached out to Col. Aiydeed and then finacier Caato for support in a bid to oust Gen. Morgan. Col. Hiiraale went farther and formed an alliance with AbdiQasim and et al in the so called Walaalaha Galgaduud.

 

There is only one faction who find themselves at the receiving end of all these shifting alliances! Care to know why? :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE;893367 wrote:
^^ He already told Abtigiis to concern himself with ONLF only. Told Hatuu to worry only about Garrisa and even Xaaji Xunjuf was ordered back to Somaliland. But Abwaan is a nationalist who does not do qabyaalad. Hada danbi baad gali hadaad taa ku tuhuntid!
:D

@danbi baad gali

 

Only if Abwaan could appreciate the glaring discrepancy ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this