Sign in to follow this  
Liibaan

Xiriirka Dowlada Turkiga Iyo Maamulka KHaatumo State of Somalia

Recommended Posts

Liibaan   

Calanka-Khaatumo-Khayr.gif

Somali-Turky.jpg

geel-ciida-buuhoodle.jpg

 

Xiriirka Dowlada Turkiga Iyo Maamulka KHaatumo State of Somalia

 

 

Markii u horaysay ayaa hawlo samafal ah ay hay’ad Turkish ah ka fulisay deegaanada Khaatumo State. Hawshan oo ahayd xoolo gawrac ( UDXA) Xiliga Ciidal-Udxada oo ay ku soo deeqeen dadwaynaha reer turkiya una soo wakiisheen hay’ad Turkish ah oo fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho laguna magacaabo (HASENE) . Deegaanada SSC (Khaatumo) waxaa ka fuliyay wasaaradda arimaha dibada iyo jaaliyadaha oo uu hormuudka ahaa fulinta hawsha wasiirka wasaaradda Xuseen Saleebaan X.Axmad . Deeqdan xoolo qalka ah ayaa waxaa laga fuliyaay deegaano badan oo ka tirsan Gobolada SSC ee Maamulka Khaatumo , deegaanada laga fuliyay waxaa ka mid ah Taleex,Buuhoodle,Awr-boogays,Fiqifuliye,Boocame,Karin-Shareeco,Karin-Gorfood,Dhumay,Widh-Widh,Kalabayr,Shaxda,God’aalo,Carroolay iyo deegaano kale. Deeqdan ayaa waxay kusoo beegantay xili la sheegayo in xiriirka Hay’addaha Turkiga iyo Maamulka Khaatumo sheegayaan in uu aad u wanaagsan yahay , Waxaa kaloo la filayaa in Deeqdani tahay bilowgii waxqabadka hay’addaha Turkiga ee Deegaanada SSC. Waxaa la filayaa in mashaariicda Turkigu ugu talagaleen gobolada dalka in deegaanada Khaatumo ay soo gaadhi doonaan wixii qayb u helaan . Deeqdani waxay imanaysaa Iyadoo bishii ina soo dhaaftay ay ka ambabaxeen magaalada muqdisho arday ka soo jeeda deegaanada khaatumo oo deeq waxbarasho(SCHOLARSHIP) ka helay Dalka Turkiga Deeqdan waxbarasho oo turkigu ugu deeqay Maamulka khaatumo ayaa waxaa ku tagay arday gaadhaysa tobon iyo dhowr arday, Ardaydan oo ah ardaydii ugu saraysay Imtixaankii Dugsiyada Sare ee markii ugu horaysay Maamulka khaatumo uu ka qaado deeganada SSC. Isku soo wada duubo waxaa hawlahani imanayaan kadib safaro iyo wadahadalo ay beryahaaba deegaanada ugu maqnaayeen wafti balaadhan oo ka mid ah Golaha Madaxtooyada Wasiiro ka tirsan Maamulka khaatumo iyo Golaha sare ee Dhaqanka Khaatumo. Weftigan oo inbadan maqnaa ayaa waxa wararka laga helayo sheegayaan in waxbadan ay u soo qabsoomeen safaradoodiina guul ku soo dhamaadeen horaantoodiina deegaanada ku soo noqdeen . Arintan ayaa ku soo beegmaysa xili la filayo inay shirkado badan oo ay ugu soo horeeyaan wadamadda Shiinaha, Turkiga, Iiraan, wadamo carbeed iyo kuwo reer Galbeed ah badankoodana ay masuuliyiinta Khaatumo eek u sugan magaaladda muqdisho ay ku dadaalayaan sidii ay qaybtooda uga heli lahaayeen kulamo aan tiro lahayna ay la qaateen haw badnaado wadanka Turkiga oo isagu meel banana saaraywaxa ay qayb ahaan maamulkaasi u leeyihiin.

 

 

38.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

images?q=tbn:ANd9GcQYNQPQO9b8h3zzRNtA5cl

 

tur.jpg

 

Wasaarada Waxbarashada ee Maamulka Khaatumo State oo u Hanbalyeesay Ardayda Cusub ee Ka Heshay Deeqo Waxbarasho Dowlada Turkiga

 

Sida aynu lawadasocono waxaa dawlad walba ama dal kasta oo horumaray u keenay horumarkooda dhalinyara ka soo jeeda dowladaasi intaa ka dib waxa maamulka dowlada khaatumo u hambalyeeyeen ardaydii deeqda waxbarasho ka heshay dalka turkiga iydoo dadaal badan ey u galeen reer khaatumo ,Dadaal badan kadib waxaa lagu guuleystay in ay ka mid noqdaan ardaydii soomaaliyeed ee heshay deeqdaasi waxbarasho. Wassaaradda waxbarashada ee dawladda Khaatumo ayaa si wanaagsan u soo dhaweysay ardaydaasi iyagoo sidoo kale carrabka ku leexiyay mahad ballaaran oo ay u hayaan dawladda Turkiga, waxay sidoo kale kula dardaarmeen ardaydaasi inay dadkooga iyo dalkoogaba si wanaagsan wax ugu soo bartaan si ay u horumariyaan deegaankooga iyo dalkooga iyo waliba qaaradda Africa oo idil, sidoo kale waxay u hanbalyeeyeen masuulkii soo helay deeqdan oo deegaan ahaan ka soo jeeda dawladda khaatumo deegaankeega barakaysan xubin buuxdana ka ah G10.

 

arday.jpg

 

2.bmp

Ardayda KHaatumo State ee Waxkabarata Dalka Turkiga

 

 

3.bmp

Ardayda KHaatumo State ee Waxkabarata Dalka Turkiga

 

 

1.bmp

Ardayda KHaatumo State ee Waxkabarata Dalka Turkiga

 

khaatumo-Flag.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaaji Xunjuf;890752 wrote:
Liibaanow Xidhiidka Mise Xiriirka?

Xiriirka and Xidhiidhka, both spellings are considered to be correct.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somalia_Turkey.gif

 

ggg.jpg

 

 

Ardaydii Maamul Goboleedka Khaatumo State ee Heshay Deeq Waxbarasho oo Helay Visayaashii & Dardaarankii uu Jeediyey Dr. Abdukareem Hassan Jaamac

 

 

 

Boocame Online- Ku dhawaad 15 arday oo ka soo jeeda deeganada Khaatumo State ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyey Visayaashii ay ku geli lahaayeen dalka Turkiga Tigadhadoodii, Ardaydan ayaa waxaa kulan dardaaran iyo wacyigelin ah u qabtay Dr. Abdulareem Hassan Jaamac oo ahaa mas’uulkii u soo helay deeqdan, isla markaana uga soo dhameeyey dawladda aynu walahaha nahay ee Turkiga. Hadal kooban oo uu ujeediyey Dr. Abdulkareem ardayda ayuu kula dardaarmay inay ka faa’ideystaan fursadan qaaliga ah oo uu sheegay in inbadan oo dhigooda ah kana soojeeda deeganadeena aysan helin” Maanta waxaad tusaale u tihiin guud ahaan bulshada Khaatumo, waxaadna noqonaysaan ardaydii u horaysay ee magaca Khatumo wax ku hela, waxaa la doonayaa inaad muujisaan dedaal dheerad ah oo aad uga faa’ideysataan Fursadan qaaliga ah”, ayuu yidhi Dr. Jaamac. Mar uu ka hadlayey sida qaabka dalka ay tagayaan iyo sida loola dhaqmi doono ayuu faah faahin ka bixiyey wuxuuna yidhi” Waxaa garoonka dayuuradaha idin taagan dad ka socda dawladda iyo jaamacadaha aad wax ka baran doontaan, waxaad helaysaan Caafimaadkii, Cuntadii iyo jiifkii oo joogto ah”, waxaa la idinka doonayaa inaad ka faa’ideysataan fursadaas oo dad nasiibleh helaan”, deegaanadiina iyo dalkeena Soomaaliya oo dhan ayaa idin sugaya. Dr. Abdulkareem Xassan Jaamac wuxuu sidoo kale uga digay dhalintaas inay ku fekeraan tahriib iyo arimo kale oo aan dani ugu jirin, wuxuuna sheegay in aysan macno weyn lahayn, wuxuu sheegay inay waxbrshadu ka muhiimsan tahay in waxyaalahaas lagu fekero wuxuuna sheegay in qofka marka uu waxbarto dunida cidkasta ay u baahan tahay. Ugu danbeyntii wuxuu kula dardaarmay inay ilaaliyaan cibaadada Allaah S.W.T oo ay ugu horayso salaada, wuxuu aad ugu dheeraaday qofka Allaah ku xigan ee markasta Allaah ka cabsada inuu EEBE albaabadiisa u furo, isla markaana uu helo liibaanta labada Daarrood.Salaada ayu kula dardaarmay inaysan ka tegin, wuxuu sheegay inay dadka ay u tegayaan tusaan dhaqanka wanaagsan ee Soomaalinimada iyo Muslimnimada oo uu sheegay inay yihiin dad walalhood oo muslimiin ah. Sidoo kale dhalinyaradii ayaa dhankooda hadalka qaatay, ayagoo sheegay ugu horeyn inay uga mahadcelinayaan Dr. Abdulkareem dedaalkiisa gaar ahaaneed ee uu xilka goonidaah isaga saaray sidii uu u kobcin lahaa aqoonta ardayda reer Khaatumo oo weligood aan helin deeq waxbraasho. Ahmed Maxamed Maxamuud oo u hadlayey ardayda wuxuu sheegay inaysan ahayn kuwo ilaawaya abaalka iyo juhdiga lagu bixiyey wuxuu balan qaaday inay ka soo bixi doonaan mas’uuliyadooda waxbarasho. Wuxuu sheegay inaysan ilaawi doonin dedaalka uu Dr.Abdulkareem ku bixiyey sidii uu ardaydan gaadhaysa 15ka maanta ugu helay deeq toos ah oo aan la gacantu gaaleyn. Ugu danbeyntii Dr. Abdulkareem Hassan Jaamac sheegay in 4 sano ka dib la iswaydiin doono ardaydii Khaatumo ee Turki meeshay wax dhigeen iyo heerka aqooneed ee ay gaadheen taasoo uu sheegay in jawaabteeda ayaga laga sugayo. Ardaydan oo 9 ka mid ah ay ahaayeen kuwii u sareeyey sanad dugsiyeedka deeganada Khaatumo ayaa 6da kalena ahaayeen arday reer Khaatumo ah oo ku sugnayd Muqdisho kuwaasoo inbadan waxba ka waayey wasaarada waxbarashada iyo dawladdabu inay siiso deeq, maalinimada beri ah ayey qayb ka mid ah ardaydu u duulaysa Istanbul halka raaca kalena ay dhoofi doonaan maalinimada isniinta ah hadii Eebe idmo. Suleiman Haashi Dheere.

 

images?q=tbn:ANd9GcSNJ5mj0ypVeGJx_qBrTKr

 

images?q=tbn:ANd9GcTOLIrU_x85ImlfSFGpNAU

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somalia’s Deep Gratitude to Turkey

 

Somalia had no functioning government since the collapse of the central Government in 1991 that was brought down by clan-based insurgents assisted by neighbouring countries. Once the State fell apart, Somalis withdrew into their respective regions and clans, trying to look after themselves in the absence of a national government. But the emerging lawless situation was bound to lead to an environment of the survival of the fittest, a recipe for human disaster. Somalia has become synonymous with anarchy, humanitarian disasters, famines and lawlessness. The warlords and profiteers benefited and enriched themselves, but the masses suffered, in particular southern Somalia, where close to millions died directly or indirectly from the civil war and other millions have to end up in refugee cams or seek refugee in the west.

 

The response of the international community was on the whole indifference or detrimental . It is no secret that some of the neighbouring countries played a decisive role in the fall of the Somali government as they armed and supported anti government clan-based insurgents operating from their countries. These governments have not only played a key role in the fall of the Somali government of Mohamed Siyad Barre and the ensuing collapse of the Somali State but also made sure that Somalia remained a failed state and its people divided into various clan based Bantustans.

 

The Somali civil war would have ended long ago if some of these neighbouring countries were not sending weapons to their respective proxies, often warlords who each carved his own fiefdom. The result was not only a prolonged political conundrum and paralysis, but endless humanitarian crisis, famine. mass displacements of population as most went across the international borers and ended in refugee camps. Dhadhaab, in the north east Kenya and close to the Somali border, had become the biggest refugee camp in the world hosting half a million Somali Refugee. The rise of Al Shabaab was a consequence of the invasions and interferences by outsiders in Somalia’s affairs for their own benefit but at the cost of Somalia and its people. The monster they created, Al Shabaab, is not only a problem for Somalia but also for their creators and their worldwide security.

 

Somalia belongs to the AU, IGAD and the League of Arab States. The Arabs have simply turned their back on Somalia when it needed them most. They did little or nothing to intervene politically to help their Somali brothers to settle their senseless civil war. Despite their immense wealth, they were also the least generous among the international community in responding the recurring famines and other humanitarian crisis. When it comes to AU and IGAD, both organisations had been used by some member countries to further their own agenda to keep Somalia divided and undermine its revival

 

Where governments fail to help a failed State, it is the international organisations that are supposed to look after its humanitarian needs and assist in its political recovery. There are no shortage of international organisations that set up shops in neighbouring Kenya all officially in the business to help Somalia. The reality is that few of them set foot in Somalia and its capital Mogadishu. If the city had acquired the reputation as the most dangerous place in the world, this may have some truth but it was largely manufactured and exaggerated by these organisations in order to justify their permanent sojourn in Nairobi and enjoy their comfort lives.

 

The international community was finally shamed by the Prime Minster of Turkey Rajjeb Dayyib Erdagon who together with wife and some of his top senior Government officials went to Mogadishu, landed at its feared airport, and who showed the world that the problem was not the danger of Mogadishu that was blocking international aid and intervention but the lack of will on their part. To the amazement of the world, there was the Prime of Turkey in the midst of the camps for hundreds of thousands of those displaced by the famine. The picture of his wife holding a child at this camp has left a lasting enduring impression and impact on the Somali people. As they say in English, a friend in need is a friend indeed.

 

What Turkey had provided is not only the sending of hundreds of its people to the country to provide immediate humanitarian aid and also undertake recovery projects. But its most important gift has been the transformation it brought to the Somali psyche. A new and hopeful era has dawned in Mogadishu. The capital is now experiencing a building boom. The Diaspora are returning in their droves with their money and expertise. Each success is creating its own other successes. For long in a quagmire, many Somalis had hitherto fatalistically given up on their state. Somalis had been known as the most proud, enterprising and energetic people in Africa. It is their pride they lost but not their individual strengths. That much is obvious in the way they dominate the business sector in Kenya and those of other countries in eastern, central and southern Africa. Their pride is now returning.

 

Turkey had magically unlocked the closed door that the rest of the international community could not find its key. And now there is a rush among many countries to cash in on Turkey’s success as free riders. At last more attention is being given to Somalia. The London conference and those in Istanbul are all part of this new effort triggered by Turkey to put Somalia back on its feet. Given the new resurgent mood among Somalis, few doubt that a new and stronger Somalia will take its rightful place among the nations of the world. It is for Turkey that we have thank for all this. Future Somali generations will ever be indebted Turkey.

 

Suleiman Hashi ,

 

Somali Journalists and Analysts

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

179582_433154856704673_699766899_n-1.jpg

Ardayda Khaatumo State ee Waxkabarata Dalka Turkiga

 

 

542895_428296387190520_2042259952_n.jpg

Ardayda Khaatumo State ee Waxkabarata Dalka Turkiga

 

 

550445_437030946317064_206456458_n.jpg

Ardayda Khaatumo State ee Waxkabarata Dalka Turkiga

 

 

546467_388130057873820_1652726894_n-1.jp

Ardayda Khaatumo State ee Waxkabarata Dalka Turkiga

 

 

417037_370412789645547_1427903688_n.jpg

 

 

akem-binasi-1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

walaalkis;890873 wrote:
Good pictures, keep coming. Future looks bright for khaatumo

True, the future is bright and promising for Khaatumo and all Somalia :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Mashallah may Allah swt bless and reward Turkey for their humanitarian work.

 

546467_388130057873820_1652726894_n-1.jp

 

Hambalyo ardayda reer khaatumo yaga ayaa ah mustaqbalka maamulkoda Khaatumo State of Somalia iyo dhulkoodo hooyo Soomaaliya. Alle hala qabto waxbarashada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this