Sign in to follow this  
walaalkis

Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif iyo Qoyskiisa oo maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyadoo labo diyaaradood ay kala qaaday isaga iyo qoyskiisa oo tan iyo markii looga guuleystay doorashadii September ku sugnaa caasimada Muqdisho.

 

Shariif ayaa waxaa ku sii sagootiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho, Xildhibaano, siyaasiyiin iyo dad aan ugu dhowaa, waxaana xubnaha sagootiyay ka mid ahaa xubno wasiiro ka soo noqday Xukuumadihii uu soo dhisay.

 

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore Shariif iyo qoyskiisa ay magangalyo siyaasdaeed ka heleen Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, oo ugu yaboohay deegaan, markii uu si xor ah u wareejiyay xilka madaxtinimada Soomaaliya.

 

Ilo wareedyo ku dhow dhow Madaxweynihii hore ayaa sheegaya in marka uu tago Kampala uu uga sii gudbi doono dalka Mareykanka, gaar ahaan Jaamacada Boston oo uu ku diyaarin doono Master Degree, iyadoo ilaa 7-kun arday oo ka qalin jebisay jaamacadaas uu khudbadn u jeedinayo.

 

 

 

Sheekh Shariif ayaa la sheegay in horay loogu casuumay jaamacadaas, oo horay khudbado uga jeediyeen Madaxweynayaal la soo doortay, markii laga guuleystay si cadaalad ah xilka u wareejiyay, waxaana uu noqonaya Madaxweynihii 7aad ee khudbad ka jeedinaya jaamacadaas.

 

Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa xilka madaxtinimada Soomaaliya qabtay sanadkii 2009-kii, doorasho ka dhacday dalka Jabuuti, waxaana 10-kii bishii September ee sanadkan looga guuleystay doorashadii u horeysay muddo 40-sano oo Muqdisho ka dhacda.

Waxaa layaableh maxaa wadankii looga carari Hadii mar ka aheed madaxweyne , ninkasto waa daneyste

markii lacageysto buu meesha ka haadi , nin wadankiisa jaceyl will stay and live amongs his people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

walaalkiis, aniga aragtidayda Shariif waan ku raacsanahay waayo target ayuu noqonayaa cid ilaalinaysana ma jirto marka ninku carruurtiisa ha korsodo inta wax ka degayaan isagaaba hadhow soo noqon dhowr sano ka bacdi insha Allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What about others ? Ninkaan Meesha wuu ba kuraxestey , most time was flying now moving to America

to finish off his education sheeko. Somali politicians are joke , ninkasto waa daneyste. I can understand

Looking for protection but it seems to me this more than that..

 

His family was flown out with 2 airplanes lol, looks like billionaire life style

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

walaalkiis, ninkaan waa shaqeeyey ee hallaga leexdo. At least he let the new leadership lead and leave politics in the meantime, which is ragannimo. Ma waxaad rabtey inuu sidii Gaas tuulooyinka beesha soo kormeero?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

How am I dumb ? Just because is your adeer does that make me dumb to criticize ?

Look at your current president he seems someone who actually did something for his country and ex

president all he did was fly , if you can't see you must be the dumber ,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;889817 wrote:
walaalkiis, ninkaan waa shaqeeyey ee hallaga leexdo. At least he let the new leadership lead and leave politics in the meantime, which is ragannimo. Ma waxaad rabtey inuu sidii Gaas tuulooyinka beesha soo kormeero?
:D

This president reminds me of all george bush to some point. Flying one point to another does that make him did any work ? War,it took him almost four years to have some progress.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Abwaan;889817 wrote:
walaalkiis, ninkaan waa shaqeeyey ee hallaga leexdo. At least he let the new leadership lead and leave politics in the meantime, which is ragannimo. Ma waxaad rabtey inuu sidii Gaas tuulooyinka beesha soo kormeero?
:D

Caqli MORYAAN MAXAA KA FOOL XUN? That is the question one must ask himself.

 

Gaas who is an MP leads way to show MPs should go home to their regions and evaluate the progress, that is apparently wrong.

 

But Sheikh Shariif leaves country to settle abroad that is RAGANIMO.

Share this post


Link to post
Share on other sites

walaalkis;889826 wrote:
How am I dumb ? Just because is your adeer does that make me dumb to criticize ?

Look at your current president he seems someone who actually did something for his country and ex

president all he did was fly , if you can't see you must be the dumber ,

well you are dumb for not realizing the threat coming from Al shabaab, they already killed alot of his relatives in Mahadaay, plus all the progress you are seeing today is thanks to shariif, the 2 periods Mogadishu has seen peace in these 22 years was under his leadership, and what will forever be his legacy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Waad is kashiifteen. Kulahaa waa RAGANIMO inuu wadanka ka baxay, war waa cajiib, inaalilaahi wa inaailaahi raajicuun, dadka miyii fiyoowyihiin?

 

Laakin nin XILDHIBAAN oo waday badaado qaran oo soo kormeeray DEEGAANADIISA waa very wrong. :D I will save this thread for future reference.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

oba hiloowlow;889834 wrote:
uff kulaha are you a girl sxb ?

I don't think you are in any position to ask anyone if they are a girl, I wonder what your accent is like given the region you are from. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this